Home » Islam, News »

Khudbadii Salaatul Jimcaha ee Sheekh Umal ee May 18, 2012 (Fadliga jumcada Qeebta 3aad ilaa Qeebta 1aad halkaan ka dhageyso)

Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga salaada Jimcaha khudbada oo uu Sheekhu ku waday si taxane ah.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si aad ah uga dheeraaday wanaaga Salaada Jimacaha iyo khatarta ay leedahay in la dayaco wuxuuna si weyn ula dardaarmay Ganacsatada isaga oo ku booriyey in ay dhowraa dhamaan salaadaha oo dhan si gaarna ay u ilaashaan Salaada jimacaha.

Hoos ka dhageyso khudbada Qeebta 3aad iyo khudbooyinka lasoo dhaaafay:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.