Home » Archive Daily May 21st, 2012
Aniga iidaaya – By Axmed Sheekh Cabdiraxman (Axmed Towfiiq)
Akhristayaasha sharafta leh waa taxanaheenii runsheeg ee aan ku falanqayn jirnay arimaha bulshadda gar ahaan erayada cajaaibka leh ee soomalida maanta, intaa kadib Iidaaya sheekada dulucdiyo ujeedada aan xiribo dilaacshee.Xididka dhibka somalida majirto cid aan ka dharagsanayn xalada murugada leh ee soomaaliya. Waxaa hubaal ah in cid waliba cida kale eeda saarto marka saaxada fadhi ku dirirka...
Xaaladda macluusha ee Muqdisho ka jirtay oo laga soo kabanayo
WASAARADDA QORSHEYNTA DFKM
“XAALADDA MACLUUSHA EE MUQDISHO KA JIRTAY OO LAGA SOO KABANAYO”
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa...
Shirkii Madaxda Soomaalida oo si rasmi ah uga furmay Addis Ababa (Sawiro)
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) - Waxaa maanta Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa si rasmi ah uga furmay shirkii Madaxda Soomaaliyeed ee Saxiixayaashii Roadmap-ka. Shirkan oo galabta ka furmay Xarunta Midowga Afrika Qolka VIP-da ayaa waxaa furitaankiisa marti gelisay Midowga Afrika.
Xafladdii furitaanka shirka ayaa waxaa si rasmi ah u furay Madaxweynaha Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed, waxaana...
Halkaan ka dhageyso muxaadarooyin diini ah oo ay jeedinayaan Sh. Maxamed Cumar Dirir iyo Sh. Maxamud Shible.
———————
Guji Link-igaan si aad u akhriso ama u dhageysato muxaadarooyin kale.
Read More →
Qado sharaf maanta loo sameeyay wafdiga dowladda hoose ee ISTANBUL ka socda oo Muqdisho ka dhacday (Sawiro)
Munaasabad qado shafar aheyd oo loo sameeyay quburo ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo dhawaanahan ku sugnaa magaalada Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta ka dhacday isla magaalada Muqdisho.
Qado sharaftan ayaa waxa duqa Muqdisho uu u sameeyay quburo ka timid magaalada Istanbul...
Millions look skyward as rare eclipse crosses Asia
People watch an annular solar eclipse in Yokohama near Tokyo Monday, May 21, 2012. Millions of Asians watched as a rare “ring of fire” eclipse crossed their skies early Monday. The annular eclipse, in which the moon passes in front of the sun leaving only a golden ring around its edges, was visible to wide areas across the continent. (AP Photo/Koji Sasahara)
An annular solar eclipse is...
