Home » Archive Daily May 22nd, 2012
Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow oo Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay (Daawo Video)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho si diiran loogu soo dhaweeyay Ugaaska guud ee beelaha reer Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow iyo wafdi ka kooban 6 xubnood oo iyana ka tirsan isamada beelaha reer Xasan.
Ugaaska iyo wafdigiisa oo subaxnimadii saaka kasoo duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa diyaaraddii siday waxay soo caga dhigatay garoonka caalamiga...
Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyadda beesha reer Siyaad Ugaas ee UK oo ka dhacay magaalada Birmingham, kaasoo ay kasoo baxeen go’aamo wax ku ool ah (Sawiro)
Birmingham, UK (AOL) – Kulan si heer sare loo soo qaban-qaabiyay oo ay isagu yimaadeen jaaliyadda wadanka ingiriiska ee Beesha reer Siyaad Ugaas ayaa abbaarihii 4 galabnimo maalintii Axadda ahayd oo ku beegneyd 20.5.2012 ka dhacay magaalada Birmingham.
Kulankaan oo lagu gorfeynayay ama looga munaaqashoonayay sidii wax looga qaban lahaa burburka ku habsadey deegaanada ay beeshaanu ka soo jeedo....
Shirkii Addis Ababa oo socda iyo Ahlusunna Waljamaac oo edeysay Dowlada KMG ah iyo soo gabagabeynta shirka oo bari u dhacday.
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) – Waxaaa wali Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itobiya ka socda Shirki ay la hayeen Saxiixeyaashi qorshaha qariirada nabada ee Roadmap. Shirkaan oo soo bilowday shalay galinki danbe aya waxaa loga hadlayay sidi lo soo afjari laha khilaaf hareyay Saxiixeyaasha qariirada nabada ee Roadmap.
Shirka ayaa waxaa uu manta galay jawi aad u adag ayado dhinacyada ...
Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada AUN marxuum Nabadoon Sheekh Axmed Maxmed Xaadle.
Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay, kana tiiraaneysan geerida naxdinta leh ee ku timid Rabbi ha u naxariistee marxuum Nabadoon Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Xaadle, Nabadoonka guud ee Beesha Sade ahaana Wakiilka Ugaas Beesha Sade oo 22/05/2012 ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya, ayaa waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Bulshada Soomalida iyo Cuqaashooda, gaar ahaana...
Nabadoon Sheekh Maxamed Axmed (Xaadle) oo maanta ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
War deg deg ah: Waxaa barqadii maanta tariikhduna tahay May 22, 2012 magaalada Mombasa ee dalka Kenya ku geeriyooday Allah ha unaxariistee Nabadoon Sheekh Maxamed Axmed (Xaadle) oo ka mid ahaa oday dhaqameedyada sida weyn looga yaqaanay dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo. Nabadoon Sheekh Maxamed Axmed (Xaadle) wuxuu caan ku ahaa arimaha nabada, u gargaarida masaakiinta iyo agoonta...
Kulan looga hadlayay Amniga Muqdihso oo maanta ka dhacay xarunta gobolka Banaadir (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga gobolka Banaadir oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaaradda Arrimaha, Gudaha iyo Amniga qaranka, isla markaana ay ka soo qeyb galeen wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Qaranka, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, guddoomiye yaashe degmooyinka iyo saraakiisha ammaanka ayaa maanta ka dhacay xarunta...
Shirkii Madaxda Soomaalida oo weli ka socda Addis Ababa
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) – Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka yar ee jira, sidii loo soo xuli lahaa Ergeda Ansixinta Dastuurka...
Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho.
Xubnahan Wafdigan oo ka kooban Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Beesha SADE ee Gobolka Gedo oo uu hogaaminayey Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo ka mid ah salaadiinta Beesha SADE oo saaka ka soo ambabaxay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa 1dii duhrnimo ee manta waxaa ay ka dageen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
(Masawirkaan dhanka bidix ka bilow) - Nabadoon Muxumed, Ugaas Maxamed...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta la kulmay Ururada Bulshada Rayidka (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka maanta uu Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga uu la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Dastuurka, Roadmap-ka iyo Amniga.
Wuxuuna...
PRESS RELEASE (For immediate release): AMISOM operation to help largest concentration of displaced people in the world
Mogadishu, May 22, 2012; Early this morning, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) launched a carefully planned operation to bring security and stability to the people of the Afgoye corridor, west of Mogadishu.
The Burundi and Ugandan forces of AMISOM have been careful to avoid built ‐up areas, and together with the SNA, are making good progress against...
