Home » Archive Daily May 23rd, 2012
Obama birth certificate OK by Arizona official
Barack Obama, President of the United States of America.
By JACQUES BILLEAUD | Associated Press
PHOENIX (AP) — Arizona’s secretary of state said Wednesday that Hawaii’s official verification of President Barack Obama’s birth records meets necessary requirements, meaning the president’s name will appear on Arizona’s ballot in the fall.
The inquiry launched recently...
Guddoomiyaha Qurba joogta beesha Maxamed Amaareer “Wagardhac” oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee dhawaan ku timid Rabbi ha’u naxariistee Nabadoon Sheekh Axmed Maxamed Xaadle.
Cali Jaamac Maxamed oo ah Guddoomiyaha qurbajoogta beesha Maxamed Amaareer (Wagardhac), kuna nool magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee dhawaan ku timid Rabbi ha’u naxariistee Nabadoon Sheekh Ahmed Mohamed Xaadle. Qoraal TACSI ah oo uu maanta Guddoomiye Cali Jaamac Maxamed usoo gudbiyay Shabakadda AOL ayaa waxuu u qornaa sida soo socota:
“Anigoo...
Maamulka Allgedo Online oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Nabadoon Sheekh Axmed Maxamed Xaadle (Booqo buuga Tacsida)
Maanta oo ay taariikhdu tahay May 22, 2012 waxaa magaalada Mombasa ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Nabadoon Sheekh Axmed Maxamed (Xaadle.)
Allaha u naxariistee Sheekh Xaadle waxuu ka mid ahaa culamada iyo Nabadoonada ugu da’ada weyn uguna caansan gobolka Gedo. Nabadoon Sheekh Xaadle waxuu ahaa caalim ku xeel dheer diinta Islaamka iyo Nabadoon qaali ah oo aan marnaba...
Mayor of Mogadishu has officially launched the start of trauma healing and social roconciliation process.
Ref. BRA/Pr/01/24/2012 DATE: 21MAY 2012
21 May, 2012 Mogadishu Somalia – Today the mayor of Mogadishu has officially launched the start of trauma healing and social reconciliation process, which will, at this stage, see the start of training of trauma healing trainers. The Trauma healing trainer of trainers (ToT) program will, in the first phase, train 32 trainers who...
Maamulka gobolka Banaadir oo soo bandhigay 24-Kartoon oo KHAMRI ah iyo raggii watay (Sawirro)
Kadib howl gal ay sameeyeen ciidamada nabd gelyada degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen rag watay KHAMRI Orginal ah oo ku jiray Kartoomo kama koobnaa 24 Box ayaa waxaa saxaafadda usoo bandhigay Afhayeenka maamulka gobolka iyo guddoomiyaha degmadaasi.
Maxamed Yuusuf Cismaan Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo saxaafadda kula hadlayay irida hore ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Kaliif oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab kaasoo ay wax ka bartaan 590 arday kuwaasoo si lacag la’aan ah wax ku barta.
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ugu horeyn Wasiirka Waxbarashadda...
PRESS RELEASE (For immediate release): AMISOM troops on outskirts of Al-Shabaab stronghold.
Mogadishu-May 23rd 2012: The African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces have made significant progress in the last 24 hours towards Afgoye town. Afgoye has been for a long time a stronghold of the Al-Qaeda backed Al-Shabaab insurgents and is a strategic junction for routes to the north, west and south of Somalia.
“Operation Free Shabelle” started yesterday with the objective of...
