Home » Archive Daily May 26th, 2012

Warsaxaafadeed duqa magaalada Muqdisho (Sawiro)

May 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa  maanta shir guddoominyay shirka guddoomiye yaasha 16-ka degmo ee  gobolka Banaadir iyo duqa magaalada Muqdisho ay Sabti kasta ku  yeeshaan xafiiska duqa Muqdisho. Kulanka maanta ayaa doorka lagu saaray labo qodob oo kala ah Amniga,  nadaafadda, waxaana la isla jeex... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti & Dileyte (Sawiro)

May 26, 2012
Djibouti, Djibouti (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba... 

Oday dhaqameedyadii Soomaaliyeed ee Muqdisho ku shirayay oo maanta si lama filaan ah dalka Turkiga loogu qaaday.

May 26, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee waayadaanba ku sugnaa magaalada Muqdisho, taasoo uu qorshuhu ahaa in ay soo xulaan  ergada ansaxin doonta Dastuurka Soomaaliya oday ayaa maanta si lama filaan ah uga dhoofay Muqdisho iyadoo ay qaaday diyaar gaar ah oo looga soo diray dalka Turkiga si ay uga qeyb galaan shir ka dhici doona dalka Turkiga.  Odayaasha maanta la qaaday... 

Haweeney 80 jir ah oo xuska dabaaldegga sanad-guuradeeda awgeed baarashuut kusoo booday oo ay nafteeda halis gashay (Daawo Video)

May 26, 2012
Sometimes tandem skydiving goes breathtakingly wrong. One woman’s skydive from hell.  She wanted to celebrate her 80th birthday with a jump, but it did not go as planned.  watch the jump:  Read More →

Video News Release (VNR) – African Union Troops Cross Shabelle River and Secure Afgooye Town.

May 26, 2012
African Union Troops Cross Shabelle River and Secure Afgooye Town   Mogadishu-May 25th, 2012: AMISOM troops have today crossed the Shabelle River and secured all the major roads leading into and out of Afgooye town. The town is strategically located 30km from the capital, Mogadishu, and governing routes to the port town of Marka, as well as the towns of Baidoa and Jowhar. Leaders of the Al Qaeda-affiliated...