Home » Islam, News »

Khudbadda Salaatul Jimcaha Sh. Umal, May 25, 2012 ee masjidka Abubakar Sadiiq (Daawo Video)

Khudbaddii Salaatul Jimcaha¬† May 25, 2012 uu ka jeediyay Fadilat Sh. Maxamed Cabdi Umal masjidka Abubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxay ku saabsan tahay “Qaabka Alle u nidaamiyay Bulshada.”

Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Salaatul Jimcaha:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.