Home » Archive Daily June 3rd, 2012
Ugaaska Beesha Talxe: “Cida Mataleysa Gobolka Gedo ma ahan Dhaqankii soo Jireenka ahaa” (Daawo Video)
Ugaas Cabdi Buulle Ugaas Xassan Dabac oo ah Ugaaska beesha Talxe Amaareer oo wareysi gaar ah siiyay shabakadda Gedolive ayaa si kulul u cambaareeyay dadka sheeganaya in ay matalaan gobolka Gedo, ee iyagu isku tilmaamay in ay yihiin dhaqankii soo jireenka ahaa ee Beesha Sade.
Ugaaska ayaa sheegay in ragga haatan isku magacaabaya in ay yihiin dhaqanka Beesha sade ay yihiin dad is magacaabay islamarkaasina...
Qoraalo Allgedo kusoo baxay oo la dhaliilay iyo raali galin aan ka bixineyno dhaliisha naloo soo jeediyay (Akhri qaar ka mid ah dhaliisha naloo soo jeediyay.)
Sida aan ka warqabnaba, shabakadda Allgedo Online oo bulshada Soomaaliyeed si dhex-dhexaadnimo leh ugu shaqeyneysay muddo dheer, loogana bartay in ay ka dhowrsanaato dhajinta qoraalada xasaasiyadda dhalin kara ayaa waxaa waayadaan kusoo baxay qoraalo laba qeybood u kala jabiyay akhristeyaasha ku xiran shabakadda magaca weyn ee AOL. Dareenkaas iska soo horjeeda (mixed feelings) ee ay akhriste-yaashayada...
Dhibaatada sigaar cabidu leedahay iyo 31 May oo loo asteeyey joojinta sigaar cabidda (Daawo Video).
London, England (AOL) – Sigaar cabida ayaa leh dhibaatooyin aad u baahsan oo naafeeya caafimaadka qofka bini’aadamka ah taasoo waxyeeladiisa ay inta badan ka wada dharagsan yihiin beesha caalamka oo dhan.
Haddaba, waxyeelada sigaarka sida uu u naafeeyo xubnaha bini aadmaka waxaa idiin soo bandhigaysa wariye Amran oo ka hawlgasha HCTV (Barnaamijka Arimaha Bulshada) kadib markey wareysi kala...