Home » Archive Daily June 4th, 2012

Aqoon Yahan Qorax oo Kursiga Xildhibaanimo Loo Igmaday.

Jun 4, 2012
Kadib kulamo aay yeesheen Beesha Reer Xirsi Ugaas  Ayaa waxaay Soo Saareen go aamo ku Aadan Shaqsigii u Matali lahaa Kursiga Xildhibaanimadda Dowladda Soo Socota. Kulankaan oo ahaa mid lagu kala qabtay dalalka Soomaliya,Kenya iyo maraykanka ayaa waxaa la usku Afgartay in kursiga Xildhibaanimo ee beeshaas Lasiiyo Aqoon Yahan Cabdulaahi Maxamed Xirsi (Qorax) Aqoon yahan qorax wuxuu masuul ka yahay... 

Dardaaran, Xasuusin, Dhiiragalin iyo Guubabo ku socoto dhalinyarada kasoo jeeda gobalka Gedo gaar ahaan kuwooda wax bartay.

Jun 4, 2012
Alle ayaa mahad oodhan iskaleh, rasuulkana korkiisa ha ahaato nabadgelyo iyo naxariisn, Intaas kadib magaceeygu waa Cabdifitaax Axmed Goobe (C/fitaax bardheere), waxaan aahay arday wax kabarta wadanka pakistaan  waxana bartay cilmiga barashada deegaanka (Environmental sciences) hadana waa ay ii dhamatay jamacdii taasna illaah ayan oogu mahadcelinaya subxanuhu watcala. Walalyaal qoraalkan in aan qoro... 

Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage (Daawo Video)

Jun 4, 2012
Halkaan ka dhageyso Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage.  Muxaadarada oo ku baxeysa luuqadda Ingiriiska ayaa waxuu Sheekha si gaar ah ula hadlayaa dhamaan da’yarta Soomaaliyeed ee ku kala firarsan dacalada Aduunka ee aan fahmi karin luuqadda ay ku dhasheen ee Soomaaliga. Fadlan daawo Video-ga hoose si aad uga bogato fariinta qaaliga... 

Xasan Daahir Aweys oo la sheegay inuu dowladda KMG ah isu soo dhiibay.

Jun 4, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Sh. Xasan Daahir Aweys oo mar ahaan jiray Hogaamiyihii hore ee Xisbul Islaam, markii danbana ku biirayUrurka Alshbabaab ayaa la sheegayaa in uu hadda isu soo dhiibay dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Waxaa jira warar sheegaya in waayadaanba uu wada hadal hoose u socday madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sh. Ahmed iyo Sh. Xasan Daahir Aweys, taaasoo ay isla... 

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Turkiga, baray-na safiirka cusub ee dalka Turkiga (Sawiro)

Jun 4, 2012
Istanbul, Turkey (AOL) – Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan ballaaran la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga, gaar ahaana Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacaddaha dalkan, waxa uuna xalay Jaaliyadda baray safiirka cusub ee dhowaantan dowladdu u magacowday dalkan Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa sidoo kale ku wehlinayay... 

Faalo: Dastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya ee lagu wado in Bisha Juun ee sanadkaan dhexdeeda la ansixiyo.

Jun 4, 2012
Soo jeedin Guud ahaan Dastuurka: Waxay ila tahay in maanka lagu hayo Qoraalka Dastuurkana lagu cadeeyo (in meelkasta oo Dastuurka dhexdiisa lagu sheegay Kalmadda “Sharci” aysan kaliya ku koobneyn shuruucda Dastuurkan ee sharciga 1aad ee ilaalinta mudan uu yahay midka Islaamka dadkuna ogaadaan). Qodobka 2aad: Lambarka 4aad. Haweenku waa in ay ka mid noqdaan dhammaan hay’adaha guud ee qaranka,... 

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Cali Axmed Xaaji Xaashi.

Jun 4, 2012
Anigoo ah Durraan C/llaahi M shirwac oo ku hadlaya dhamaan afka Reer (Shirwac good) waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Cali Axmed Xaaji Xaashi oo June 3, 2012 ku geeriyoodey galbeedka magaalada London ee dalka Ingariiska. Waxaan Tacsi gaara u dirayaa Adeer Axmed xaaji xaashi, eedo Jamaad iyo dhamaan reer Xaaji Xaashi iyo weliba Reer Jaamac Geri iyo...