Home » Islam, News »

Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage (Daawo Video)

Halkaan ka dhageyso Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage.  Muxaadarada oo ku baxeysa luuqadda Ingiriiska ayaa waxuu Sheekha si gaar ah ula hadlayaa dhamaan da’yarta Soomaaliyeed ee ku kala firarsan dacalada Aduunka ee aan fahmi karin luuqadda ay ku dhasheen ee Soomaaliga.

Fadlan daawo Video-ga hoose si aad uga bogato fariinta qaaliga ah ee uu Sheekha usoo gudbiayo Da’yarta Soomaaliyeed:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage (Daawo Video) "

  1. xaqiiqdii waa dacwad aaad u wanaagsan ooo uuu fiican da yarta kuwa ku hadlah engiriisigah iyo soomaligaba waaa fartiin xabaarsan shay u mihim ah dayartah soomaliyeed ad iyo ad ayuu u mahadsan yahay sh saciid ilaahay haka abaal siiyo