Home » Archive Daily June 5th, 2012

The Importance of Accounting (from Governmental perspective) – By Abdiwali Mohamed Qarboobe.

Jun 5, 2012
This short article is response to the report by the World Bank that the Somali government has not accounted for majority of the revenues and donations it received in 2009 and 2010. This is not new information as most Somalis are aware of these type of asset misappropriations.  According to the report, between 2009 and 2010, the Somali government collected and received a total of $164M; out of these... 

Imtixaankii oo usoo gaba-gaboobay iskuulada hoos yimaada Mu’asasada Al-qalam ee gobalka Gedo (Sawiro.)

Jun 5, 2012
Garbahaarey, Somalia (AOL) – Imtixaanka  sanad dugsiyeedka 2011–2012 ayaa usoo gaba gaboobay iskuulada hoosyimaado Mu’sasada waxbarashda iyo horumarinta ee Al-qalam, iskuuladaas oo kala ah: Dugsiga sare  ee Amiir-nuur – G/haarey,  Dugsi Hoose/dhexe ee Gogol – G/haarey, iyo Dugsi Hoose/dhexe ee Salaama oo ku yaala Tuulo Barwaaqo. Munaasabada loogu tala galay xiritaanka... 

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada uu ka tagay Marxuun Cali Axmed Xaaji Xaashi.

Jun 5, 2012
Dhammaan ehelada iyo asxaabta aan magacyadooda hoos ku sheegi doono, waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh oga dirayaan ehaladii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Cali Axmed Xaaji Xaashi oo maalintii Axadda ahayd oo ku beegnayd 3.05.20012 ku geeriyooday magaalada London ee wadankaan ingiriiska, waxay ehelada iyo asxaabta tacsida diraya si gaar ah ugu tacsinaynayaan Aabbe Axmed Xaaji Xaashi (Amxaar) iyo... 

Sagaal sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkii sheegayay inuu Sh. Xasan Daahir Aweys dowladda Isu dhiibay (Dhageyso)

Jun 5, 2012
Kaddib markii ay maalintii shalay aheyd qaar ka tirsan warbaahinta Soomaalida si isku mid ah u sheegeen in Sh. Xasan Daahir Aweys iyo saraakiil ka tirsan Ururka Al-shabaab ay dowladda KMG ah isu soo dhiibeen ayaa waxaa isla markiiba warkaas beeniyay sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Alshabaab oo magaciisa la yiraahdo Sh. Maxamed Ibraahin Bilaal. Sh. Bilaal (Eeg masawirka sare) oo wax laga weydiiyay... 

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo dhawaan Tuulada Yurkud oo ka tirsan gobolka Gedo degmo ku magacaabay (Akhri Dekereetada Madaxweynaha)

Jun 5, 2012
Bishii hore ee April ee sanadkaan 2012 ayaa waxaa Tuulada Yurkud oo ka tirsan gobolka Gedo degmo ku magacaabay madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya.  Caadiyan waxuu sharciga Federalism-ka ah qabaa, in haddii gobol ama (State) la rabo in Degmo cusub lagu daro ay taladaasi ka imaan karto oo kaliya, isla markaana ay go’aankeeda leedahay maamulka gobolka ee la rabo in degmada cusub lagu daro. Dabcan,...