Home » Archive Daily June 6th, 2012

Ehelkaaga Naar ka ilaali: Dhageyso muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cumar Dirir noogu sheegayo sida ugu haboon ee Ehelka naarta looga bad-baadin karo.

Jun 6, 2012
Rabbi raali haka noqdee, Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa noo soo gudbinayo sida haboon ee Ehelka looga bad-baadin karo Naarta, waxuuna arrintaan uga hadlaya muxaadaro uu cinwaankeedu yahay “Ehelkaaga Naar ka ilaali.” Video-ga hoose ka dhageyso muxaadarada oo ah mid aad u faa’iido badan oo uu soo jeedinaayo Sh. Maxamed Cumar Dirir. Video-ga hoose ka daawo kana dhageyso Khudbadda... 

Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada ay ka tagtay marxuumad Madro Cabdi Cumar.

Jun 6, 2012
Alla ha u naxariistee waxaa shalay ku geeriyooday Maagalad Muqdisho Wariye Madro Cabdi Cumar oo ka mid ahyed Waryayaasha Unversaltv ee Muqdisho.  Haddaba, annaga oo ka xun geerida lama filaanka ah ee ku timid marxuumad, ayaan halkan tacsi uga diraynaa, caruurtii iyo dhammaan ehelladii iyo qaraabadiisii ay ka tegtay ALLE ha u naxariistee marxuumadda geeriyootay. Waxaanu ALLAHA awoodda leh uga baryaynaa...