Rabbi raali haka noqdee, Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa noo soo gudbinayo sida haboon ee Ehelka looga bad-baadin karo Naarta, waxuuna arrintaan uga hadlaya muxaadaro uu cinwaankeedu yahay ”Ehelkaaga Naar ka ilaali.”
Video-ga hoose ka dhageyso muxaadarada oo ah mid aad u faa’iido badan oo uu soo jeedinaayo Sh. Maxamed Cumar Dirir.
Video-ga hoose ka daawo kana dhageyso Khudbadda Jumcaha ee Makkah June 1, 2012 oo uu soo jeedinayo Sh. Sudeys.
Video-ga hoose ka dhageyso khudbada jumcaha madiinah June فضل المدينة والمسجد النبوي 1 oo jeedinaayo Sh Saalax Albudeyr.

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.