Home » Archive Daily June 8th, 2012

Ugaaska guud ee beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar ayaa maanta kulan la yeeshay dhamaan qeybaha kala duwan ee beesha ee Muqdisho (Sawiro)

Jun 8, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Siyaasiyiin, Aqoon yahano, Culumo Udiin, Ganacsato, Waxgarad, Dhalinyaro iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada loogana hadlayaY Arimaha dhaqanka beesha sadde ayaa maanta waxaa wada qaatay wax garadka beesha Sade ee Muqdisho iyo Ugaaska guud ee beesha Sade Ugaas Maxmed Uaags Cumar. Nabadoon Cabdilahi Cabdi Jaamac oo ka... 

Baaq kasoo baxey dhaqankii soo jireenka ahaa ee Digil iyo Mirifle

Jun 8, 2012
BISMILLAAHI ARRAXMAANI ARRAXIIMI. KU: SAXIIXEYAASHA GEEDI SOCODKA IYO SHACABKA SOMALIYED. KU: WAKIILKA QARAMADA MIDOWDEY EE SOMALIA DR MAHIIGA. KU: BEESHA CAALAMKA, URUR GOBOLEEDYADA AFRIKA, EU, AU,UN. SHIR BALLAARAN OO ISUGU YIMAADEEN DHAQANKA SOO JIREENKA AHAA EE BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE, SIYAASIYIINTOODA, AQOONYAHANADOODA, DHALLINYARADA, HAWEENKA, CULMAA’UDDIINKA GUDAHA IYO DIBADDABA, LAGANA... 

Xerada Barakacayaasha Jaqaf Waa Bir oo laga bilaabay masaajidkii labaad oo laga dhiso IDP-yada Caabudwaaq (Sawiro)

Jun 8, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Masaajidkaan laga wado dhismihiisa xerada barakacayaasha ee JAQAF WAA BIR ayaa waxaa soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee ay ka koban yihiin bulshada dagan kaamkan ku waasi oo aan horay u haysan Bayd ay ku gutaan Cibaadada EEBE uu ku faral yeelay Muslimiintiisa. Saafi Aadan dhere oo kamid ah Gabdho Degan magalada Lister ee dalka Ingiriirska aya wada dhisaha masjidkaan... 

Magaaladu koronto ma leh garoon diyaaradeedna waan u dhisayaa ma macquulbaa? – By Mohamed Abdi Osman.

Jun 8, 2012
Allaah ayaa mahad leh nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nebi Muxammed. Intaas ka dib Waxaan jeclaa inaan ka hadlo amase ka faalloodo arrimo dhawr ah oo khuseeya arrimaha horumarka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Magaalada Caabudwaaq waa magaalo aad u balaaran isla markaasna hadda lagu tilmaamo karro inay noqon karto magaalo u qalanta in loo magacaabo Xarun gobol, marka la fiiriyo... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ugu soo laabtay (Sawiro)

Jun 8, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubnihii wefdigiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu kaga qeyb galay dalka turkiga oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 50 dal iyo hay’ado Caalami ah kaa oo lagaga hadlayay arrimaha dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si diiran garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ugu...