Home » Archive Daily June 10th, 2012
Guddoomiyaha Galjuba oo baaq taageero ah kasoo saaray shirar ka dhacay Garbahaarey iyo Muqdisho oo looga hadlayay hogaanka dhaqanka beesha Sade.
Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo kan Isutagga Jaaliyada Galjuba (Galjuba Diaspora Association) waxaan taageero kal iyo laab ah u diraynaa shirkii guud ee Beesha Sade ee ka dhacay Magaala madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey ee uu shirgudoonka ka ahaa Xildhibaan Maxamuud Sayid Aaden kuna saabsanaa Masiirka dhaqanka Beesha Sade ee soo jireenka ah oo waayadaan danbe shaqsiyaad fara ku tirisa iyo DKMG...
Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah | Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) | Casharka 64-aad (Dhageyso).
Asalaamu Caleykum,
Waxaan halkaan idinku soo Gudbineynaa Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah صور من حياة الصحابة waxaana casharka oo ah mid joogta ah bixin doona haddii uu Rabbi raali ka noqdo Sheekh Xuseen Guuleed Adam (Sheekh Xuseen Siiro) oo ah Iimaamka Masjid Al taqwa oo ku yaal magaalada Columbus,...
Xoogagga Alshabaab oo dib u qabsaday Degmada Ceelbuur kaddib markii ay ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Itoobiya ka baxeen ayada oo uusan dagaal dhicin.
Ceelbuur, Somalia (AOL) – Subaxnimadii saaka ayay si lama filaan ah Degmada Ceelbuur uga baxeen ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya, ayada oo in yar kaddibna ay magaalada gudaha usoo galeen xoogagga Alshabaab.
Ka bixitaanka ciidamada huwanta ah ay uga baxeen Ceelbuur ayaa timid kaddib markii uu culeys kasoo fuulay dhanka ciidamada Alshabaab oo dhowkii maalmood ee lasoo...
Kenyan MP dies in helicopter crash
Tragedy: Officials inspect the site of a helicopter crash on the outskirts of Nairobi, Kenya. George Saitoti, who once served as Kenya’s vice president, was one of seven people killed. Picture: AP
Kenya’s George Saitoti in 2002. Saitoti was killed in a police helicopter crash along with a junior minister and four others, the current vice president confirmed Sunday. Saitoti, a candidate...
Timothy Bradley stuns Manny Pacquiao by split decision (Arag cadaalad xumada Isboortiga!)
By Kevin Baxter
June 9, 2012, 10:03 p.m.
Timothy Bradley, left, and Manny Pacquiao measure each other during the first round of their WBO welterweight title fight on Saturday night at the MGM Grand Garden Arena in Las Vegas. (Julie Jacobson / Associated Press / June 9, 2012)
In a stunning decision, unbeaten Timothy Bradley (29-0) won a split-decision victory over eight-time world champion Manny Pacquiao...