Asalaamu Caleykum,
Waxaan halkaan idinku soo Gudbineynaa Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah صور من حياة الصحابة waxaana casharka oo ah mid joogta ah bixin doona haddii uu Rabbi raali ka noqdo Sheekh Xuseen Guuleed Adam (Sheekh Xuseen Siiro) oo ah Iimaamka Masjid Al taqwa oo ku yaal magaalada Columbus, Oh ee dalka Mareykanka.
Casharada kitaabka ee uu ilaa iyo Hadda Sheikha aqriyay Hoos ka dhageyso:
Casharka 1-aad (Anas Bin Malik (RC)
Casharka 2-aad (Saciid Bin Caamir Al-jumaxi (RC)
Casharka 3-aad (Dufayl Bin Camar Al-Dawsi (RC)
Casharka 4-aad (Cabdullahi Bin Xudafa (RC)
Casharka 5-aad (Cumayr Bin Wahbin (RC)
Casharka 6-aad (Albaraa Bin Maalik (RC)
Casharka 7-aad (Thamaama Bin Athaal (RC)
Casharka 8-aad (Abu Ayub Al-Ansaari (RC)
Casharka 9-aad (Camar Bin Jamuux (RC)
Casharka 10-aad (Cabdullaahi Bin Jaxash (RC)
Casharka 11-aad (Abu Cubayda Bin Jarrax (RC)
Casharka 12-aad (Abdullahi Bin Mascuud (RC)
Casharka 13-aad (Salmaan Al-Faarisi (RC)
Casharka 14-aad (Cikrima Bin Abi Jahal (RC)
Casharka 15-aad (Zaydul_Khayr (RC)
Casharka 16-aad (Cadiyi Bin Xaatim (RC)
Casharka 17-aad (Abu_Darr_Al_Qifaari (RC)
Casharka 18-aad (Abdullahi_Ibn_Umm_Maktum (RC)
Casharka 19-aad (Majza’atu Ibn Thawr_Ibn_Thawr (RC)
Casharka 20-aad (Usayd_Ibn_Xudayr (RC)
Casharka 21-aad (Abdullahi Ibn Abbas (RC) |Qaybta 1aad|Qaybta 2aad|
Casharka 22-aad (Nucman_Ibn_Muqarrin_Al_Muzani (RC)
Casharka 23-aad (Suhayb_Al_Ruumi (RC)
Casharka 24-aad (Abu_Dardaa (RC)
Casharka 25-aad (Zayd_Bin_Xaarithah (RC)
Casharka 26-aad (Usamatu_Ibn_Zayd (RC)
Casharka 27-aad (Saciid_Ibn_Zayd (RC)
Casharka 28-aad (Cumayr Ibn Sacad (RC) |Qaybta 1aad|Qaybta 2aad|
Casharka 29-aad (Abdaraxman_Ibn_Cawf (RC)
Casharka 30-aad (Jacfar Bin Abi Dalib (RC) |Qaybta 1aad|Qaybta 2aad|
Casharka 31-aad (Abu_Sufyan_Ibnul _Xaarith (RC)
Casharka 32-aad (Sacad_Ibn_Abi_Waqaas (RC)
Casharka 33-aad (Xudayfah_Ibn_Yamaan (RC)
Casharka 34-aad (Cuqbatu_Ibn_Caamir (RC)
Casharka 35-aad (Bilaal_Ibn_Rabaax (RC
Casharka 36-aad (Xabiib_Ibn_Zayd (RC)
Casharka 37-aad (Abu_Dalxah_Al_Ansaari (RC)
Casharka 38-aad (Waxshiyyi_Ibn_Xarbi (RC)
Casharka 39-aad (Xakiim_Ibn_Xazaam (RC)
Casharka 40-aad (Cabbaad_Bin_Bishir (RC)
Casharka 41-aad (Zayd_Bin_Thaabit (RC)
Casharka 42-aad (Rabiicatu_Ibn_Kacab (RC)
Casharka 43-aad (Dul_Bijaadayn (RC)
Casharka 44-aad (Abul_Caas_Ibn_Rabiica (RC)
Casharka 45-aad (Caasim_Ibn_Thaabit (RC)
Casharka 46-aad (Cutbatu_Ibn_Qazwaan (RC)
Casharka 47-aad (Nucaym_Ibn_Mascuud (RC)
Casharka 48-aad (Khabbaab_Ibn_Aratt (RC)
Casharka 49-aad (Rabiica_Ibn_Ziyaad (RC)
Casharka 50-aad (Cabdullahi_Ibn_Salaam (RC)
Casharka 51-aad (Khalid_Ibn_Saciid (RC)
Casharka 52-aad (Suraaqatu_Ibn_Malik (RC)
Casharka 53-aad (Fayruuz_Aldaylami (RC)
Casharka 54-aad (Thaabit_Ibn_Qays (RC)
Casharka 55-aad (Dalxa_Ibn_Cubaydillah (RC)
Casharka 56-aad (Abu_Hurayra (RC)
Casharka 57-aad (Salamatu_Ibn_Qays (RC)
Casharka 58-aad (Mucaad_Ibn_Jabal (RC)
Casharka 59-aad (Aalu_Yaasir (RC)
Casharka 60-aad (Suhayl_Ibn_Camar (RC)
Casharka 61-aad (Jaabir_Ibn_Cabdillahi (RC)
Casharka 62-aad (Saalim_Mowlaa_Abi_Xudayfa (RC)
Casharka 63-aad (Othman Ibn Afan (RC) |Qaybta 1aad|Qabta 2aad|
Casharka 64-aad (Camar_Ibn_Caas (RC)
Waa casharkii ugu danbeeyay! Ilaahay ha ka ajar siiyo hana ka abaal mariyo Sh. Xusseen Guuled. Isla caawa oo Khamiis ah oo ay taariikhdu tahay January 31, 2013 Sheekhu waxuu bilaabi doonaa Kitaabka Suwar Min Xaayati Taabiciin. Casharada Kibaabkaan oo taxane ah waxaad kala socon doontaan Shabakaddan Allgedo Online haddii uu Allaha awoodda sare leh noo ogolaado.



A/c
allaha barakeeyo sheekha cilmigiisana mid qaalis ah allaha ooga dhigo,
waan kufaraxsanahay bilaabida uu sheequ bilaabay kitaabkaan,lakin waxan jeclaan lahaa in kitaabka tartiibka uu uqoranyahay uu ubilaabo waayo nusqooyinka aynu haysanaa haddii kuwiisa aysan kaduwanayn waxay kabilawdaan saxaabiga SICIID BINU CAAMIR ALJUMAXI(RC),hadeerna cashirka kowaad waxaad inooga dhigteen ANAS BINU MAALIK(RC) sida sawaabka ahna alle ayaa kucilmi leh.
Assalamu Calaykum,walaal kitaabka la akhriyo waa nusqada cusub ee ka bilaabata Annas Bin Malik kuna dhamaata Camr Bin Caas RC.Waana rag kaliya markaa middaas soo raadso Allaha ku barakeeyo.
alaaha sheekha ajar ka siiyo casharka, meel aan kala xiriiro yaa yaqaan.
Assalamu Calaykum Dhamaan walaalaha kutaxan darsiga sheekhu wuxuu kacodsanayaa inaad usoo gudbisaan wixii nasiixo ama saxitaan ah, adinkoo kusoo aadinaya email-kiisa oo ah: xuseen214@hotmail.com
a/c abti waankusalaamayaa salaan sare wxaana kuleeyahay alaha kuu barakeeyo kitaabka kaana siiyo ajar waana camal aad ufiican maxaa yeelay dacwada oo lafaafiya waa camalad oogu wanaagsan alle waxuu quraanka kuu lee yaha{ومن ا حسن قولأ ممن دعا الي الله وعمل صا لحا> tankale kitaabka waa j\kitaab aad uqiima badan maxaa yeelay waa siiradii salafu saalix alaha kaa ajar siiyo
Asalaamu calaykum
akhii filaah noo soo gali cashar kasta ilaahay miisankaaga ha kuugu daro jano aa alle aha ku abrakeeyo subxana wa tacalaa
Maanshaa Allah,Wadaadka/Sheekha Xaa ku Khayr ah, Wax fiican baad isku hawshay,Walaal,Ajar iyo wanaag badan Rabbi ha kuugu jiseeyo.
Halkaas ka sii wad.
Ammana Alle
waxaan halkaan kasalaamayaa Sheikha waxaana leeyahay ilaahay ajar hakaa siiyo dadaalka aad muujisey waxaan kaloo leeyahay umada musliminta ah waxaa nagu soo dhow bishii barakaysnayd ee hala faa’iidaysto.
jzkl sheekh allah ku siyaadiyo aqoonta insha llaah sheekh codsi bisha soonka noo wad taariikhda axsaabta iyo khulafada rasuulka scw
asalaamu calaykum sheikha iyo intii ku caawisay soo gudbinta kitaabkan waan idiin mahad celinaynaa bacda ALLAH. ALLAH haxifdiyo culumada rabaaniyiintaa meelayjoogaanba insha ALLAH.
Asc abti allah ajar iyo xasanad kasiyo adiga iyo waridintada waxan sidokale umada slamka melkaska o ayjogan inaykutaxman kitabka maxa yelay waxa kaliye qofka anfacayo aaqiro iyo aduunbo wa barashada iyo kudhaqanka diinta islamka {mowlow adaa mahadlehe sh cibaadada iyo camalka wanagsan ajir kasi
Sheekh huseenoow meeqa casbir ayaa noobadhay hadii alle dhaho
Asc ajar badan alaha kaasiiyo anagana kuwi inta dhagesto si dhab ah ugu dhaqmo alaha naga dhigo aamiin
Jaxakallaaah Sh. Hussein Guuleed aad baa qaabka loo qabtay uu u fiican yahay wax bandanna waa laga faa’iidaysanayaaa
S/C ,Walaal Qaybta 18 aad ee CABDULLAHI IBNU UMMU _MAKTUUM ma dhayms tirno, waxaa Duuban oo kaliya 17 DAQIIQO; FADLAN SHEEKHA IYO RAGGA MASUULKA KA AH WAXAAN IDIINKA CODSANAYNAA INAAD NOO DHMAYSTIRTAAN Dhammmaantiin iyo Sheekha iyo webka Ragga masuul ka ah , Ilaahay ha idiinka jizeeyo,