Home » Archive Daily June 12th, 2012

Horumarkarka laga gaaray Airportka Caabudwaaq iyo Himilada Gudiga Garoonka (Warbixin iyo Sawiro)

Jun 12, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Waxaan halkaan ku soo bandhigayaa muuqaalka garonka diyaaradaha Degada Caabudwaaq iyo Magacyada gudiga Dhaqaalaha Caabudwaaq Intarnational Airport iyo Magacyada Diyaasbaraha lacagta bixiyay ee soo gaartay guiga, iyo lacagta laga aruurshay Dadka degada Caabudwaaq. Gudigan wada howsha dhisaha garoonka ayaa bilaabay howsha garoonka 14.kii abriil ee sanadkan kadib markii... 

Mudane Xasan Garruun Diiriye Oo Shaaciyey Intuu U Taagan Yahay Xilka Xildhibaannimada Beeshiisa Reer Ugaas Sharmaake

Jun 12, 2012
Bonn, Germany (AOL) – Mudane Xasan Gaaruun Diiriye oo ka soo jeeda Beesha Reer Ugaas Sharmaake isla markaasna ka mid ah Qurbo-jooga degan wadanka Jarmalka ayaa maanta daboolka ka qaadaz inuu u taagan yahay xilka xildhibaanimadda Beeshiisa ee dawlada kmg ah ee soomaaliya,waxaana uu Mudane Xasan Gaaruun Diiriye xusay inuu xilkaasi diyaar u yahay inuu isu sharaxo. Mudane Xasan Gaaruun Diiriye,... 

Marwada Ra’iisul Wasaare Gaas oo kulan xog wareysi ah la qaadatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed.

Jun 12, 2012
Mogadisho, Somalia (AOL) – Marwada Ra’iisul Wasaaraha Hodon Saciid Ciise ayaa xalay kulan xog wareysi ah la qaadatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona kulanka la isku xog wareysanayay sidii haweenka ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dadaalada xalka loogu raadinayo Arrimaha Soomaaliya. “Ugu horeyn waxaan aad ugu faraxsanahay in aan caawa wada kulano, Inagoona ka wada tashaneyno... 

Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxamud Yusuf ayaa maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ee xarunta Wadanka Kenya.

Jun 12, 2012
Hogamiye diimeedka Sh.Maxamed  Aw-Libaax  aya  indhawaalaba waxa uu socdaal howleed ku marayay Magaaloyinka Nairobi,  Adis Ababa, iyo Istanbul  oo uu uga qayb galay  Shirki Saxiixeyaasha Roadmapka iyo Shirki Somalida ee Istanbul iyo Shirka loga hadlayay so xulista  ergada ansixindoonta dastuurka Somalia iyo dhamaystirka nuqulki ugu danbeyay ee Dasturka Somalia kaas oo ka dhacay Magaalada Nairobi.Bahda... 

Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobolada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dawlada Mareykanka ee lacagta lagu dulsaaray sariil ka tirsan Al-shabaab.

Jun 12, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljameeca ee gobolada Koofur Galbeed ayaa soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeeray dawlada Mareykanka ee lacagta lagu dul saaray saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab. Sheekh Cayduruus Sayid Axmed Sayid Warsame oo ah Guddoomiyaha Koofur Galbeed Soomaaliya ee Ahlusuna ayaa sheegay in talaabadaan ay tahay tii lagu soo afjari lahaa Al-shabaab oo...