Home » Archive Daily June 13th, 2012

Ibraahin Yuusuf Faarax (Ibraahin Dheere) “Waxaan ka xumahay in qoraal shabakad aan ku kalsoonaa aan u diray ay badasho, waxaan ka dalbayaa ninka iska leh shabakadaas inuu qaladka uu galay raali galin ka bixiyo” (Dhageyso)

Jun 13, 2012
Mid ka mid ah odayaasha beesha Sade oo ku sugan Muqdisho oo la yiraahdo Ibraahin Yuusuf Faarax (Ibraahin Dheere) ayaa sheegay in dhawaan qoraal uu u diray mid ka mid ah shabakadaha Soomaaliyeed uu ka badalay qaabkii uu u qornaa, taasina uu nasiib daro ku tilmaamay. Asaga oo ka jawaabaya su’aal uu weydiiyay wariyihii wareysiga ka qaaday, Ibraahin dheere waxuu yiri “waxaa nasiib wanaag... 

How a former council official from west London has helped tame the world’s most dangerous city

Jun 13, 2012
Abdirahman Osman has braved Islamist threats to help rebuild Mogadishu. His   old job, as an anti-social behaviour manager for Ealing Council, has helped,   he tells Nick Meo. Abdirahman Omar Osman By Nick Meo 7:42PM BST 09 Jun 2012 As his armoured car bumps through the rutted streets of Mogadishu on the way   home from another day at the office, Abdirahman Osman often stares through  ... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha Kenya (Sawiro)

Jun 13, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Cabdiweli Maxamed Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa maanta kulamo la kala qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Mudane Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odenga. Kulanka Madaxweynaha Kibaki ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Cabdiweli iyo Madaxweyne Kibaki. Ra’iisul Wasaaraha ayaa... 

Barnaamijka Dareenka shacabka iyo siyaasiga oo looga hadlayo Masuuliyiinta Mustaqbalka Somaaliyeed (Daawo Video)

Jun 13, 2012
Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo ka baxa telefishinka caalamiga ee Hctv habeen kasta oo talaada ah 09-00pm (Gmt) ayaa lagu falanqeeyey masuuliyiinta loo xuli doono golaha baarlamaanka soomaaliya iyo weliba masuuliyiinta qaranka soomaaliyeed kadib dawladan ku meelgaarka ah maxaa laga filan karaa? Barnaamijka asoo muuqaal ah oo dhamaystiran adoo daawan doona hadana aan wax yar aan ka xusno... 

Dowladda KMG ah oo Tacsi Qaran u dhigeysa marxuum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen.

Jun 13, 2012
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun (Geeridu waa xaq):  Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh  Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed. Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise oo uu shir...