Home » Archive Daily June 15th, 2012

Howsha Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq oo meel fiican mareysa iyo Guddiga garoonka oo u mahad celiyay intii ka qeyb qaadatay dhismaha Garoonka (Daawo Video)

Jun 15, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Waxaan halkaan ku soo bandhigayaa muuqaalka garonka diyaaradaha Degada Caabudwaaq iyo Magacyada gudiga Dhaqaalaha Caabudwaaq Intarnational Airport iyo Magacyada Qurbajoogta lacagta bixiyay ee soo gaartay gudiga, iyo lacagta laga aruurshay shacabka ku dhaqan Degada Caabudwaaq. Warbixintaan oo aan horay Shabakadda AOL kusoo gudbinay ayaa waxaan dib ugu soo celinay... 

Marxuum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay.

Jun 15, 2012
( AOL- Muqdisho) Allaha u raxmadee maanta Magaalada Muqdisho waxaa Aas Qaran loogu sameeyay Gudoomiyahii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen, waxaana aaskiisa ka qeyb galay dhamaan madaxda dowladda KMG Soomaaliya.   Sheekh Mukhtaar waxaa Meydkiisa salaada Janaasada lagula tukaday Garoonka diyaarada ee Aadan Cade magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ku sugnaa madaxweynaha... 

Afhayeenka Ciidamada Al-shabaab oo sheegay in gobalka Gedo ay ku dileen ciidamo AMISOM.

Jun 15, 2012
Afhayeenka Ciidamada Al-shabaab Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay warbaahinta Afka Al-shabaab ku hadasha ayaa sheegay in dagaalo ay ku qaadeen deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobalka Gedo ay ku dileen ciidamo ka mid ah kuwa AMISOM. Afhayeenka ayaa sheegay in saacadihii kala duwanaa ee aynu soo dhaafnay ay qaadeen weeraro xoogan oo ay ku doonayeen inay ku naafeeyaan wax uu ugu yeeray cadowga ayna... 

Press Release: Deputy AU Special Representative expresses his condolences for the death of Sheikh Mukhtar Mohammed Hussein, former Speaker of Somalia Parliament.

Jun 15, 2012
Mogadishu ‐ June 15th, 2012; The AU Deputy Special Representative for Somalia, Honorable Wafula Waminyiyi has expressed his profound sadness over the death of Mr. Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein, who once served as Speaker of the Somalia Parliament. Read the full story ————— Public Information Unit African Union Mission for Somalia (AMISOM) P.O. Box 20182 – 00200,... 

Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Casuumaad u fidisay Ururada Haweenka lana kulantay Odoyaasha Dhaqanka (Sawiro)

Jun 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Marwada Ra’iisul Wasaaraha Hodon Saciid Ciise ayaa qado sharaf u sameysay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona ay ka soo qeyb gashay Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Marwo Hodon Saciid ayaa casuumaad heer saro u fidisay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona haweenka ku boorisay iney Siyaasadda Soomaaliya qeyb...