Home » Archive Daily June 18th, 2012

War Saxaafadeed: Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga.

Jun 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka,... 

Tartanka Dhaqaalo aruurinta ee u dhaxeeyay Caabudwaaq iyo Qurbaha oo Kordhay.

Jun 18, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Tan iyo markii gudiga dhaqaala aruurinta garoonka diyaaradaha ay bilaabeen howsha dhismaha garoonka Caabudwaaq ayaa waxaa sii kordhayay taageerada dadka u heelan horumarka iyo dhismaha garoonka kuwaasi oo bilaabay ka qayb qaadashada dhismaha iyo saacidaada gudaha wada howsha dhismaha garoonka Caabudwaaq International Airport. Wariye C/kariin Axmed Bulxan oo dhex... 

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo maanta booqday Odayaasha dhaqanka (Sawiro)

Jun 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta booqday goobta uu shirka ugu soconayo Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho. “Waxaan aad ugu faraxsanaha inaan mar kale idin hor imaado, inagoo ka tashaneyno aayaha dalka, Maadaama aan mudo kala maqneyn, waxaana maanta idin kugu imaaday inaan idin”. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli,... 

Golaha Wasiirada oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga kaa oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Jun 18, 2012
Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka, iyo halka ay marayaan maamul u... 

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo maanta booqday Odayaasha dhaqanka (War-saxaafadeed)

Jun 18, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta booqday goobta uu shirka ugu soconayo Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho. “Waxaan aad ugu faraxsanaha inaan mar kale idin hor imaado, inagoo ka tashaneyno aayaha dalka, Maadaama aan mudo kala maqneyn, waxaana maanta idin kugu imaaday inaan idin”. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli, ayaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed... 

Qaar ka mid ah wax-garadka beesha reer Siyaad Xuseen oo beeniyay doorasho la sheegay in ay ka dhacday Muqdisho.

Jun 18, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Annagoo ah odayaasha, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo wax garadka beesha reer Siyaad Xuseen ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ama u jooga hawlaha shirweynaha dhameynta kala guurka waxaan halkaan ku cadeynaynaa inaysan jirin doorasho Xildhibaan oo ay beeshu ku heshiisay oo ka dhacday magaalada Muqdisho.  Halkaan ka akhri qoraalka la tixraacayo. Waxaan cambaareynaynaa... 

Muslim Brotherhood claims victory in Egypt election

Jun 18, 2012
May 20, 2012: The Muslim Brotherhood’s presidential candidate Mohammed Morsi  holds a rally in Cairo, Egypt. (AP) CAIRO –  The Muslim Brotherhood declared  early Monday that its candidate, Mohammed Morsi, won Egypt’s presidential  election, which would be the first victory of an Islamist as head of state in  the stunning wave of protests demanding democracy that swept the Middle...