Home » Archive Daily June 19th, 2012

Join an Annual Ohio Somali Graduation cermony of class 2012 (Read the Flyer)

Jun 19, 2012
Abdikhayr Soofe, Columbus/Ohio. soofe@hotmail.com      Read More →

Fadlan caawi labadaan canug ee dhiban in uu Rabbi ku caawiyo (Daawo Video)

Jun 19, 2012
Laba wiil oo ku nool xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho islamarkaana la ildaran xanuunka baralayska oo wax daawo ah loo helin ayaa waalidiintooda sheegeen inay u baahan yihiin gurmad deg deg ah. Haddaba, sida aad ka daawan doonto Video-ga hoose, waalidiinta dhashay Labada canug waxay si guud uga codsanayaan dhamaan dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah in dhibka haysta ay la qeybsadaan oo wax... 

War-saxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo maanta u dhoofay dalka Kenya.

Jun 19, 2012
  Muqdisho, Talaado, June 19, 2012—— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta ka dhoofay garoonaka diyaaradaha ee Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, Isagoona ku wajahan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo maalinta bari ah shir looga hadlayo Arrimaha Roadmap-ka ka furmi doono. waxaana Ra’iisul Wasaaraha socdaalkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan... 

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo maanta laga dareemaayo gobalada Gedo iyo Bay.

Jun 19, 2012
Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan dowladda TFG ciidankeeda, Ahlu-sunna iyo ciidamada Itoobiya ayaa waxaa laga kala dareemayaa gobald Gedo iyo Bay. Ciidamo badan oo Itoobiyaan iyo dowladda TFG isugu jira ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka degmada Diinsoor iyo deegaanka Ufuroow ee gobalka Bay, halka ciidamada Al-shabaab ay diyaar garoow galaayaan. Saraakiisha dowladda TFG ee gobalka Bay ayaa warbaahinta... 

Ciidamo ka wada tirsan dowladda TFG oo isku rasaaseeyay Muqdisho.

Jun 19, 2012
Ciidamo ka wada Tirsan dowladda TFG ayaa maanta isku rasaaseeyay degmada Hodon Magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga warshadda caanaha ee duleedka degmada Hodon. Rasaasta ayaa sababtay dhimashada 2 qof oo shacab ah iyo dhaawaca 3 kale, waxaana rasaasta ay timid ka dib markii labada ciidan uu soo kala dhex galay muran dhul ah oo halkaasi ku yaalay. Ciidamo ka mid ah kuwaan dagaalamay ayaa la shaaciyay... 

Saxiixayaasha Road Map-ka oo kulan ku leh magaalada Nairobi maalinta beri ah.

Jun 19, 2012
Maalinta beri waxaa la filaayaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka furmo shir ay wada yeelanaayaan saxiixayaasha Road map-ka waxaana looga hadlayaa arimo badan oo ku saabsan xaladda dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay. Shirkaan waxaa ka qeyb gali doona, Madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sh. Axmed, Gudoomiyaha baarlamaanka ee xilkiisa lagu muran sanyahay, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Ra’iisul...