Home » Archive Daily June 20th, 2012

Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga oo maanta soo gaaray dalka Turkiga iyo soo dhoweyn diiran oo loo sameeyey (Sawiro)

Jun 20, 2012
Ankara, Turkey (AOL) – Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa galabta soo gaaray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga isaga oo saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey xubno uu hor kacayay Sii-hayihii Safaaradda Soomaaliya Amb. Nuur Sheekh Cali Xaamud, saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Turkiga,... 

Falanqeynta Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ku saabsan Kulan Somalia iyo maamulka Somaliland ku dhex maraya Magaalada London ee dalka Ingiriiska (Daawo Video)

Jun 20, 2012
London, England (AOL) – Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo ka baxa Telefishinka caanka ah ee HCTV habenimada talaadada ah saacadu markey tahay 9:00 pm (GWT) ayaa todobaadkan lagu falanqeeyey kulanka Somalia iyo Somaliland wadahalkooda uga furmay magaalada London June 20, 2012. Barnaamijkan waxaa marti u ahaa aqoonyahno Soomaalia iyo maamulka Somaliland kasoo jeeda, kuwaasoo diirada... 

Kulan looga hadlayay maamul u samaynta Caabudwaaq oo maanta ka dhacay Degmada Caabudwaaq.

Jun 20, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Wakiilka Ugaaska Beesha Sade-bari Ugaas C/qaadir Cabdi Barre iyo Culimaa’udiin ka tirsan qurba joogta oo mudooyinkaan ku sugnaa degmada ayaa lagu qabtay gudaha hoolka Mashruuca ee magaalada Caabudaaq, waxaana soo xaadiray madasha kulanka maanta golaha dhaqanka deegaanka, aqoonyahano, Maamulkii Ahlusua masuuliyiin ka socotay,... 

AMISOM Press Release: AU Special Representative concerned with living conditions in IDP camps

Jun 20, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – On the occasion of the World Refugee Day today, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra has expressed his deepest concern at the pathetic conditions in which Internally Displaced Persons (IDPS) are living. Ambassador Diarra noted with regret that Internally Displaced Persons (IDPs)... 

Wejiga 1-aad ee shirkii saxiixayaasha Road Mapka oo lagu soo gaba gabeeyay Nairobi.

Jun 20, 2012
  Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya waxaa lagu soo gaba gabeeyay wejigii 1-aad ee shirkii saxiixayaasha Road Map-ka ay ku lahaayeen magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya, iyadoona lagu wado in maalinta beri ah wejiga Labaad ee shirkaan in lagu soo gaba gabeeyo magaaladaasi. Kulankaan oo maanta bilawday ayaa waxyaabaha looga hadlay waxaa ka mid ah arinta dastuurka cusub ee Soomaaliya... 

Warsaxaafadeed: Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Wefdi ka socda dowladda Faransiiska (Sawiro)

Jun 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Mrs, Elisbeth Barbier oo ah Agaasimaha Waaxda Afrika u qaabilsan dowaldda Faransiiska,islamarkaana uu ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen, C/qaadir Cali Diini, Iyagoona ka wada hadlay Amniga hormarinta Siyaasadda Soomaaliya iyo... 

Ciidamada maamulka dowladda TFG ee Hiiraan oo gacanta ku dhigay walxaha qarxa.

Jun 20, 2012
Ciidamada maamulka TFG ee gobalka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay walxaha qarxa oo lagu sameenaayay guri ku yaala magaalada B/weyne ka dib howlgalo ay magaaladaasi ka sameeyeen. Ciidamada ayaa gudaha u galay guri walxahaan qarxa lagu farsameenaayay oo ku yaala magaalada B/weyne iyaga oo gacanta kusoo dhigay ninka gurigaas leh in kastoo uu halkaasi ka baxsaday nin walxahaasi farsameenaayay. Axmed Cismaan... 

Dowladda KMG iyo Somaliland oo wada hadal ku leh magaalada London.

Jun 20, 2012
Magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaa maanta ka furmay shir ay wada leeyihiinSomalilandiyo dowladda TFG waxaana shirkaasi looga hadlayaa arimo aad u badan. Shirka waxaa ka qeyb galaaya Laba gudi oo dhinacyadaan kala matalaaya waxaana goob joog ka ah Midowga Yurub, Britten iyoDenmark, isagoona kulankaan uu soconaaya sida la sheegay Laba maalin, iyadoona albaabada uu uxirnaan doono. Wasiirka... 

Shirkii Saxiixayaasha Road Map-ka oo Magaalada Nairobi ka furmay.

Jun 20, 2012
  Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa goor dhaw ka furmay shir ay wada qaadanayaan saxiixayaasha Qariiradda nabadda ee Road Map, waxaana kulankaan uu yahay mid daqiiqado socda. Kulanka ayaa ah mid albaabada u xiran waxaana ku wada sugan dhamaan xubnaha kala duwan ee saxiixay Road Mapka sida Seddax Mas’uul ee ugu sareysa dowladda TFG, Maamulada Puntland, Ahlu-sunna iyo Gal-mudug...