Home » Archive Daily June 21st, 2012

Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in ay beelaha Xasan Gaashireedle Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi u aqoonsadeen in uu yahay Ugaaska beesha Sade ee gobolka Gedo (Dhageyso wareysi)

Jun 21, 2012
War uu dhawaan qaar ka mid ah Hay’adaha Warbaahinta Soomaalida u gudbiyay nin la yiraahdo Ibraahin Yuusuf Faarax (Ibraahin Dheere) ayuu ku sheegay in shir ku dhex maray magaalada Muqdisho qaar ka tirsan beesha Sade ay iskula soo qaadeen qodobo dhowr ah oo uusan magacaabin, ayada oo uu gaba-gabadii shirkaasna sheegay in beelaha Xasan Gaashireedle ay Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi u aqoonsadeen... 

Shirkii Somaliland iyo dowladda KMG oo qodobo laga soo saaray.

Jun 21, 2012
  Maamulka Somaliland iyo dowladda TFG ayaa dalka Britten waxay ku lahaayeen wada hadalo iyadoona shalay iyo maanta ay dalkaasi ku shiraayeen ergo ka kala socotay Somaliland iyo dowladda TFG. Kulanka ayaa kusoo idlaaday jawi degan, waxaana labada dhinac ay isku raaceen qodobada hoos ku qoran, iyadoona saaxafadda ay la hadleen mas’uuliyiin Labada dhinac ka kala tirsan. 1- In dowladda iyo... 

Qaybtii labaad ee dhaqaalaha ka yimid Qurba-joogta ee soo gaaray Guddiga qaabilsan hawlaha garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq.

Jun 21, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Gudiga qaabilsan dhaqaalaha loogu tala galay horumarinta garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ayaa maanta ka warbixiyay dhaqaalahii labaad ee kasoo gaaray dadka Soomaaliyeed ee ku sugan qurbaha, gaar ahaan beesha Sade. Gudiga ayaa oga mahad celiyay dhamaan dadkii soo gaarsiiyay dhaqaalaha lagu wado dhismaha garoonka Diyaaradaha ee Degmada Caabudwaaq kaasi oo wajigiisii... 

Press Release : Acting Prime Minister Displays to media two South Africans rescued from terrorist groups.

Jun 21, 2012
Mogadishu, Thursday, June 21,2012 – The acting Prime Minister of Somalia and Minister of defenCe, Hussein Arab Isse displayed Buruno and David, two South African couples who were held captives by terrorist groups for more than a year. Arab Issa said the two were rescued in an operation carried out by the military and security agencies in an early morning raid which resulted in their release. Minister... 

An Open Letter to H. E. Ambassador Augustine P. Mahiga – by Dr. Hassan Bulle

Jun 21, 2012
An Open Letter to:  H. E. Ambassador Augustine P. Mahiga, U.N. Special Representative and Head of the U.N. Political Office for Somalia.   Gratitude and Encouragement By Dr. Hassan Bulle MSC, political analysis horn of Africa affairs xassanbuule3@hotmail.com ———————————- Mr. Ambassador, first of all, I have to commend your tireless... 

Hogaanka Xisbiga Tayo (Tayo Party) oo kulamo muhiim ah Nairobi kula leh Shacabka Somaliyeed (Warbixin).

Jun 21, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Wararka naga soo garaya magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya aya waxaay tibaxayaan in Magaaladaasi ay ka socdaan kulamo muhiimah oo ay yeelanayaan hogaanka Xisbiga Tayo Party  iyo qaybaha kala duwan ee Shacabka Somalida ah ee ku nool Wadanka Kenya.Kulamadan oo ah kuwa ay saxaafadu dibad joog ka ahayd aya waxaay dhex marayeen ganacsatada Somalida ee ku nool... 

Shirki Magaalada Nairobi uga socda lixda Saxiixeyaasha Road-Map oo manta la soo gabagabeynaayo.

Jun 21, 2012
Nairobi, Kenya (AOL) – Shirka xubnaha saxiixayaasha habraaca marxalada kala guurka ee Road-mapka shalay uga furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu wadaa in maanta lasoo gaba gabeeyo. Lixda saxiixayaasha habraaca marxalada kala guurka ee Road-mapka shirkoodii ka furmay shalay Magaalada Nairobi ayaa wuxuu ahaa mid albaabada u xirnaa waxana ka qayb galay  madaxweynaha Somalia... 

Afhayeenka Al-shabaab oo Shaaciyay in Soomaaliya ay Laba dowlad ka jirto.

Jun 21, 2012
Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa cadeeyay in dalka Soomaaliya ay ka hjirto Laba dowlad waxaana mid ka mid ah dowladahaasi uu sheegay inay iyaga wadaan oo ay islaami tahay halka mida kale uu sheegay inay tahay dowladda TFG oo uu sheegay dalka in qas iyo dhib ay ku hayso. “Dalka laba dowlad oo mid Islaami ay tahay ayaa ka jirta, anaga dowladeena waa mid shareecada Islaamka... 

Dagaal saaka ka dhacay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo.

Jun 21, 2012
Waxaa saaka degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya oo garab sanaaya kuwa Ahlu-sunna Waljameeca iyo Al-shabaab oo dhinac ah. Dagaalka ayaa qarxay kadib markii ciidamada Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen degmadaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka mid ah kuwa dowaldda TFG iyo Ahlu-sunna, iyadoona dagaal culus uu halkaa ka dhacay. Maamulka degmada... 

Rag dhalinyaro ah oo xalay lagu dilay degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho.

Jun 21, 2012
Koxoo Hubeysan oo aan heebtooda la garan ayaa xalay waxay dileen dhalinyaro la sheegay inay shacab ahaayeen ayna ku sugnaayeen guri ku yaala degmada Helilwaa ee magaalada Muqdisho iyadoona waqti saq dhexe ah ay ahayd. Dadkaan dilka sameeyay ayaa la sheegay inay galeen saqdii dhexe ee xalay guri ay jiifeen dhalinyaradaan kaa oo ku yaala xaafadda S/xoolaha ee degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, waxaana...