Home » Archive Daily June 22nd, 2012
Maxaad kala socotaa Burcad Dhaqameedka Soomaaliya kusii badanaya? By Cali Geesey Faarax.
Ilaa iyo markii ay soo ifbaxday qorshaha ay bulshada caalamka rabto in ay Soomaaliya uga saarto deganaasho la’aanta, bur-burka iyo dowladda KMG ah oo ay u guurto nidaam ku dhisan Dimoqraadiyad iyo Dowlad wadaag (Federalism and Democracy), dalkana looga saaro nidaamka KMG ah ee muddada dheer soo jiray, loona helo dowlad rasmi ah, ayaa waxaa hal mar soo ifbaxay kooxo isku hadaf ah oo duulaan ku ah...
Bulshada Caabudwaaq iyo Gudiga Airporka oo maanta wada jir ugu mahad ceshay ururka Somali American Women’s Foundation.
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Ururka Somali American Women’s Foundation ayaa waxaa lagu amaanay waxqabadka dhiiran iyo dadaal ay u bixiyeen dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq kadib markii a soo gaartay lacagtii ugu badnayd oo ay soo diraan ururkaasi Somali American Women’s Foundation ay ku soo dhacday gacanta gudiga dhaqaalaha garoonka (Caabudwaaq International Airport)....
PRESS RELEASE: African Union Troops secure the strategic coastal town of Elma’an.
Mogadishu‐June 22nd, 2012: The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has secured Elma’an Port and Esaley Airstrip in Middle Shabelle region from Al‐Shabaab terrorists adding to the list of strategic locations the Al‐Qaeda linked group continues to lose as AMISOM supports the Somali National Army (SNA) to pacify the country.
Esaley Airstrip and Elma’an Port, both over 37kms northeast...
Colosing Remarks at Principals Meeting
Good morning,
H.E. President Sheikh Shariff,
H.E. the Speaker, Shariff Hassan,
President Abdirahman Farole of Puntland State
President Alin of Galmudug State
Mohamed Mohamud Yusuf of Ahlu Sunna Wal Jama’a
H.E. Augustine Mahiga of UNPOS
Ambassadors, Distinguished participants, ladies and gentlemen:
We are at a historic moment, a moment that marks one of the most significant milestones in our Roadmap...
Baaqa Wadajir ah ee Wadatashigii Saxiixayaasha Khariidada Dhameystirka Xilliga KMG Nairobi, 22 June 2012 (AKHRISO)
Saxiixayaasha khariidada dhameystirka kumeelgaarka Soomaaliya, waxay kulan ku yeesheenNairobi, Kenya laga bilaabo 20 ilaa iyo 22 June, 2012 si ay wadaxaajood dheeraad ah uga sameeyaan higelinta khariidada dhameystirka kumeelgaarka Soomaaliya. So gaar ah waxay diiradda u saareen sidii hoey loogu dhigi laa hifelinta waxyaabihii ay ku heshiiyeen shirkii Addis Ababa, Thiopia, ee 21dii ilaa 23dii May kaasoo...
Dowladda TFG iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Ceel Macaan ee gobalka Sh/dhexe.
Ciidamada dowladda TFG iyo kuwa AMISOM ayaa maanta weerar waxa ay ku qaadeen dhul badan oo ka mid ah gobalka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen ciidamada Al-shabaab, waxaana dowladda TFG ay sheegtay inay la wareegtay deegaanka Ceel-macaan ee gobalka Sh/dhexe.
Dagaalka ayaa bilawday saaka waxaana uu ahaa mid ay ka qeyb qaadanaayeen Taangiyo badan iyadoona saraakiisha dowladda TFG ay sheegeen inay tageen...
Dagaal uu ku dhintay sarkaal sare oo ka mid ah dowladda TFG oo manta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada TFG iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkaasi ku dhintay taliyaha ciidamada Booliiska dowladda TFG u qaabilsanaa deegaankaasi.
Sarkaalkaan ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Afrax Cali Afrax, waxaana uu geeriyooday kadib markii ciidamada Al-shabaab ay mar qura deegaankaasi kusoo qaadeen duulaan...