Home » Archive Daily June 24th, 2012

Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow oo maanta si rasmi ah ugu xarooday xarunta salaadiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho.

Jun 24, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ugaaska guud ee beelaha reer Xasan (Xasan Gaashireedle), Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow oo waayadanba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayay ugu danbeyntii maanta u suurtaga gashay in uu si rasmi ah ugu xaroodo xarunta salaadiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho. Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Ugaas Yarow, Ugaaska guud ee beelaha reer Xasan (Xasan Gaashireedle.) Sababta keentay... 

VIDEO:- Maxamed Mursi oo lagu dhawaaqay inuu yahay Madaxweynaha Masar.

Jun 24, 2012
Goordhaw ayaa gudiga sare ee doorashada Masar ayaa ku Dhawaaqay in doorashada Madaxwaynaha Dalka Masar uu ku Guuleestay Maxamed Mursi oo Ka mid ah ururka Ikhwaanul Musliim isla markaana ah gudoomiyaha Xisibiga Xuriyadda iyo Cadaaladda ee ka Dhisan wadanka Masar . Markii lagu dhawaaqay In Mursi uu yahay Madaxweynaha Masar waxaa isku soo baxay kumanaan dadweyne ah oo aad ugu faraxsan doorashada qaabka... 

Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan ” Maalmo ka dib ayaan soo afjareynaa dagaalka Gedo” (WAREYSI)

Jun 24, 2012
Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan gobalka Gedo ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaaya oo uu siiyay Warbaahinta Allgedo waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan howlgalada ay ciidamada dowladda KMG ka wadaan deegaano kamid ah gobalka Gedo. Xildhibaanka ayaa sheegay in dhawaan ay soo afjarayaan dagaalada Gedo iyo gobalada kale ee Jubooyinka, waxaana uu sheegay in wax walba ay hagaagi... 

Ciidamada dowladda TFG oo is hortaag ku sameeyay Dibad Bax lagu taageeraayay Madaxweyne Shariif.

Jun 24, 2012
  Ciidamada dowladda TFG gaar ahaan kuwa Nabad sugida ayaa maanta is hortaag ku sameeyay Banaanbax lagu taageeraayay madaxweyne Shariif wareegto dhawaan uu soo saaray, ka dib markii banaanbaxayaasha ay isugu soo baxeen degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxa oo bilawday ayaa waxaa halkaa gaaray ciidamo iyo saraakiil nabad sugid ah misane kala diray dadkaasi, waxaana dadka loo sheegay...