Home » Archive Daily June 25th, 2012

Shir jaraa’id: Wasiirka Dastuurka oo iska fogeeyay eedeyntii Gudigga madaxa banaan ee Dastuurka (Sawiro)

Jun 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka ee ku aadanaa in madaxda dalka ay la timid Dastuur Cusub. “Waxaan marka hore idin sheegayaa hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Arrimaha Dastuurka... 

PRESS RELEASE: Deputy Chairperson thanks Equatorial Guinea for donating towards the alleviation of suffering in Somalia.

Jun 25, 2012
Mombasa  June 25th, 2012: The Deputy Chairperson of the African Union Commission, H.E. Dr. Erastus Mwencha has thanked the Government of Equatorial Guinea for honoring its pledge by redeeming the sum of Two Million United States Dollars and providing in-kind donation to the Somali people. Dr. Mwencha was speaking in Mombasa, Kenya during the official handover ceremony of the donation of humanitarian... 

Shir Deg-Deg ah oo ay galabta golaha Wasiirada Soomaaliya isugu yimaadeen oo ay kasoo baxeen qodobo muhiim ah (Sawiro)

Jun 25, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada Soomaaliya, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Dastuurka iyo Amniga. Ugu horreyntii golaha waxaa Ra’iisul Wasaare Dr. Cabid weli Maxamed Cali Gaas uga war... 

Ciidamada dowladda TFG iyo AMISOM oo deegaano hor leh kala wareegay ciidamada xarakada Al-shabaab.

Jun 25, 2012
Ciidamada dowladda TFG iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobalka Sh/hoose ayaa la sheegayaa inay dagaal maanta kula wareegeen deegaano ay horay uga arimin jireen Xarakada Al-shabaab oo gobalkaasi ka mid ah. Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda TFG ayaa qaaday weerar aan la filaneyn abaare 11-kii barqanimo ee maanta waxaana ay qabsadeen deegaano aad u badan oo hoostaga degmada Afgooye, waxaana warar hordhac... 

Gudoomiyaha golaha Talada Ahlu-sunna oo aynu ka wareysanay arimo badan oo ku saabsan gobalka Gal-gaduud (DHAGEYSO)

Jun 25, 2012
Sheekh Cumar C/qaadir oo ah gudoomiyaha golaha Talada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa waxaynu ka wareysanay arimo aad u badan oo ku saabsan xaaladda guud ee gobalka Gal-gaduud iyo arimo ku saabsan dhismaha garoonka Caabudwaaq ee Gal-gaduud. Gudoomiyaha sidoo kale waxaynu wax ka weydiinay arimo ku saabsan shir Ahlu-sunna ay la yeesheen saraakiil Itoobiyaan ah, iyo shirkaasi waxyaabaha looga hadlay. Sidoo...