Home » Archive Daily June 28th, 2012

Golaha wasiirada xukuumada TFG oo maanta kulan wada yeeshay (SAWIRO)

Jun 28, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiirada Dowladda  Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo  shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada  Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas  Khaliif, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu  horeysay xoojinta Amniga dalka, Arrimaha Roadmap-ka iyo  Ergooyinka,... 

Madaxweynaha TFG iyo midka maamulka Somaliland oo Dubai kulan ku wada yeeshay (SAWIRO)

Jun 28, 2012
Madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta kulan ku wada yeeshay Dubai, waxaana ay ka wada hadleen arimo badan. Shirkaan oo saacado qaatay ayaa ugu horeen waxaa la isla gartay in la meel mariyo qodobadii dhawaan ay ku wada heshiiyeen xubnihii kala matalaaya Dowladda TFG iyo Somaliland, kuwaa oo ku shiray dalka Ingiriiska. Sidoo... 

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo maanta u qeybisay Odoyaasha Dastuurka dalka.

Jun 28, 2012
Muqdisho, Khamiis, June, 18, 2012—– Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta horgeysay Dastuurka dalka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shirka uga soconayo Magaalada Muqdisho. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Odoyaasha u qeybiyay Dastuurka dalka Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Islamarkaana laga sugayo iney Odoyaashu soo xulaan... 

Gudiga Farsamada ee soo xulista Ergada Dastuurka ansixinaaya oo deg deg loogu wacay in Muqdisho ay ku yimaadaan.(WAR-SAXAAFADEED)

Jun 28, 2012
Dhamaan Gudigga Farsamada ee Soo Xulista Ergada waxaa lagu wargelinayaa in 27-ka xubnood uu Gudigga uu ka kooban yahay iney magaalada Muqdisho ku soo xaroodaan 02,July,2012 islamarkaana loo diyaarshay dhamaan edeegyadii ay u baahnaayeen. Waxaa Gudigga lagu wargelinayaa iney   yimaadaan xarunta uu shirka ugu socdo Odoyaasha Dhanka ee Magaalada Muqdisho., waxeyna la soo xiriirayaan  Xiriiriyaha Guud... 

Madaxweynaha Gal-mudug oo xanuun wadnaha uu kusoo booday.

Jun 28, 2012
Madaxweynaha maamulka Gal-mudug ayaa la sheegay in si lama filaan ah uu ugu soo booday xanuun dhanka wadnaha ah isaga oo ku sugan wadanka Imaaraadka Carabta. Caalim ayaa ka qeyb galaayay shir maanta lagu soo gaba gabeeyay halkaasi oo looga hadlaayay kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida, laakiin si lama filaan ah loo qabtay. Waxaa la geeyay Isbitraal ku yaala Dubai si loo daaweeyo hase ahaatee waxaa la... 

Ciidamo Itoobiya oo qarax Miino maanta lagula eegta Magaalada B/weyne.

Jun 28, 2012
Qarax xoogan ayaa maanta ciidamada Itoobiya waxaa lagula bar tilmaameedsay Bariga Magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Miino la sheegay inay ahayd nooca Rimuutka laga hago ayaa waxaa lagu aasay mel bariga magaaladaasi ah, waxaana lala eegtay xilli ay halkaasi maraayeen ciidamadaan Itoobiya. 3 ka mid ah ciidamada Itoobiya ayaa halkaa ku naf waayay  waxaana dhaawacmay tiro intaa ka badan waxaana... 

Warsaxaafadeed:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada Kampala.(SAWIRO)

Jun 28, 2012
Muqdisho, Juen, 28, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kampala. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Kampala ku soo dhaweeyay Wasaarada Arrimaha Gudaha, Safaaradda Soomaaliya iyo ShacabkaSoomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha uu... 

Madaxda dowladda TFG iyo maamulka Somaliland oo maanta kulan ku yeelan doona Isku taga Imaaraadka Carabta.

Jun 28, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta la filaayaa markii ugu horeysay in ay si fool ka fool ah isku hor fariistaan arimo badanna ay ka wada hadlaan. Labada Mas’uul aya ku wada sugan wadanka Isku Taga Imaaraadka Carabta, waxaana ay ka wada hadli doonaan arimo quseeya Soomaaliya iyo Somailand...