Home » Archive Daily June 29th, 2012

Madaxda Somaliland iyo dowladda TFG oo mar kale ku kulmay Dubai.

Jun 29, 2012
Madaxda dowladda TFG iyo maamulka Somaliland ayaa mar kale maanta waxay ku shireen Dubai, waxaana ay ka wada haldeen arimo aad u badan. Waxyaabaha ay ka hadleen waxaa ka mid ah ugu horeentii in la dhowro Heshiiskii London ay ku kala gaareen ergadii Labada dhinac mataleysay looguna dhaqmo sida uu yahay. Waxay sidoo  kale isla garteen in ganacsiga Labada dhan uu noqdo mid iskaashi ku saleesan, waxaana... 

Xildhibaan Hilowle oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Shirka uga soconaayo Nairobi Raas Kambooni, Ahlu-sunna, Azaaniya, iyo Harti Group (DHAGEYSO WAREYSIGA)

Jun 29, 2012
Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka TFG kana qeyb galaaya shir magaalada Nairobi maalintiisa Labaad uga soconaaya Raas Kambooni, Ahlu-sunna, Azaaniya, iyo Harti Group goob joogna ay ka yihiin dowladda TFG, Itoobiya ayaa inoo faah faahiyay waxyaabaha laga wada hadlaayo. Xildhibaanka ayaa inoo sheegay in Shirkaan ay qaban qaabisay IGAD loogana hadlaayo sidii Jubooynka... 

Madaxweyne Faroole ” Siilaanyo iyo Shariif dan shaqsiyadeed ayeey ka hadleen”

Jun 29, 2012
Madaxweynaha maamulka Puntlad C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxuud (Faroole) ayaa ka hadlay shirkii ka dhacay Isku Taga Imaaraadka Carabta kaa oo ay wada yeesheen mas’uuliyiinta Somaliland iyo Dowladda TFG waxaana uu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid u gaar ah Madaxweyne Shariif iyo Axmed Siilaanyo ayna arimo shaqsiyadeed uga wada hadleen. ” Siilaanyo iyo Shariif dan shaqsiyadeed ayeey ka hadleen,... 

Dagaal xalay ka dhacay degmada Hilwaa ee Magaalada Muqdisho.

Jun 29, 2012
Dagaal ayaa xalay wuxuu ka dhacay degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda TFG  iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Ciidamo kamid ah Xarakada Al-shabaab ayaa weerar waxay ku qaadeen saldhiga degmadaasi iyo guriga uu deganyahay gudoomiyaha degmada Hilwaa, waxaana halkaa ka dhashay qasaare. Wararka ayaa sheegaaya 1 qof uu dagaalkaa si ku dhintay waxaana ku dhaawacmay sida... 

Dibad bax lagu taageeraayo wada hadalada Somaliland iyo dowladda TFG oo Muqdisho ka dhacay.

Jun 29, 2012
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Dibad Bax lagu taageeraayay wada hadalada u bilawday Somaliland iyo dowladda TFG kaa oo ka kala dhacay London iyo Isku Taga Imaaraadka Carabta. Banaanbaxa waxaa uu ka dhacay maanta Stadium Koonis waxaana ka qeyb galay mas’uuliyiin sida Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga Maxamuud Macalin Nuur, Taliyaha...