Home » Archive Daily June 30th, 2012

Mid ka mid ah laamaha shirkadda Xawilaada Mustaqbal oo maanta la dhacay.

Jun 30, 2012
Maanta waxaa la dhacay mid ka mid ah laamaha shirkadda xawilaada Mustaqbal gaar ahaan laanta degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho, waxaana dhacaasi geestay rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda TFG. Ragaan ayaa gudaha u galay xawilaada waxaana ay ka qaateen lacag ka badan 2kun oo doolar, iyagoona markii ay dhaca geesteen ka dib halkaasi ka baxsaday. Taliska Booliiska degmada Waabari ayaa u sheegay... 

Madaxweyne Shariif oo Balcad Kormeeray iyo soo noqodkiisa oo weerar culus lagu qaaday.

Jun 30, 2012
Madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe halkaa oo dhawaan ay la wareegeen ciidanka dowladda TFG iyo kuwa AMISOM. Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii ka amba baxay magaalada Muqdisho waxaana markii uu tagay degmada Balcad uu kulamo la yeeshay saraakiisha dowladda iyo kuwa AMISOM ee halkaasi jooga. Kulamada ka dib ayaa madaxweynaha waxa uu meel... 

Muqdisho oo maanta laga dareemaayo qaban qaabada xuska 1-da Luuliyo.

Jun 30, 2012
Guud ahaan magaalada Muqdisho waxaa maanta laga dareemayaa diyaar garoowga loogu jiro munaasabadda 1-da Luuliyo oo ah maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed. Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu arkayaa iyaga oo aad loo qurxiyay laguna xardhay calanka Soomaaliyeed iyo waxyaabo kale oo bilicda magaalada qurxinaaya. Dhanka kale xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa maanta...