Home » Archive Daily July 1st, 2012
Maxmed Ugaas Xirsi Ugaas Maxamed “guddiga khilaafaadka beelaha Soomaaliyed waxaan usoo gudbineynaa in ay wax ka qabtaan khilaafka u dhexeeya beesha Sade Mareexaan”
————–
Maxamed Ugaas Xirsi Ugaas Maxamed, Muqdisho/Somalia.
Read More →
Shir la doonayay in gobolada Jubbooyinka maamul loogu sameeyo oo kusoo gebo-gaboobay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Nairobi, Kenya (AOL) – Shir si kadis ah loogu yeeray dhowr kooxood oo aan isku ujeedo iyo isku hadaf toona aheyn oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa saqdii dhexe ee habeynimadii Sabtida lasoo gebo-gebeeyay ayada oo ay halkaasna xubnihii kasoo qeyab galay ku saxiixeen wax loogu yeeray heshiis horudhac ah oo loogu gogol xaarayo maamul goboleed la magac baxay...
Maalinta Xornimada ee 1-da Luulyo oo si balaaran maanta looga xusay magaalada Odense ee Dalka Denmark (Daawo Sawiro)
Odense, Denmark (AOL) - Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Odense ee dalka Denmark ayaa waxay u dabaaldageen Maalinta Xornimada ee Jamhuuriyada Soomaaliya, taas oo ka soo wareegtay sanadguuradii 52-aad, halkaas oo ay isugu soo baxeen dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Odense ee dalka Denmark,Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaalada odense ayaa halkaas waxa ay ku muujiyeen dhoolatus...
Faah faahin ku saabsan qarax lala eegtay Kanisad ku taala dalka Kenya (Dhageyso wareysi)
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helaayaa weerar qaraxyo iyo rasaas isugu jirta oo lagu qaaday Kaniisad ku taala magaalada Gaarisa ee xarunta gobalka Waqooyi bari Kenya.
Qasaaraha dhimashada waxa la sheegayaa in ay sii mareyso 20 iyadoona 50 kale ay ku dhaawacmeen, waxaana dhanka kale ciidamada Booliiska ay wadaan baaritaano aad u baahsan.
Maxamed Aadan Caraale oo ku sugan degmada Gaarisa ayaa inooga...
Munaasabad loogu dabaal degaayay 1-da Luulyo oo manta Muqdisho si qurux badan uga dhacday (Maqal iyo Masawiro)
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday munaasabad si heer sare ah loo soo diyaariyay laguna xusaayay 1-da Luulyo, waxaana ka qeyb galay madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sheekh Axmed.
Dadweynaha ayaa isugu tagay Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis, waxaana halkaa kumanaan dadweyne ah kula hadlay madaxweynaha TFG, gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.
Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyay...
Qunsulka guud ee Cadan oo laga gudoomay warqadihii aqoonsiga (Sawiro)
Sanca, Yemen (AOL) - Wasiirka arimaha dibada ee dallka yemen dr abuubakar cadlalla al-qarbi ayaa ka gudoomaya qunsulka guud ee dawladda soomaaliya u soo magacawday magaalada cadan waqaddihiisa aqoonsiga H.E Axmed Cabdi Xassan (Axmed Suudaan ) ka dib kulan uu kula qaatay wasiirak wasaaradda arimaha dibadda ee dalka yemen, Ugu horayntii Qunsulka guud ayaa gaarsiiyey wasiirka salaan uu uga waday...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo munaasabadda Sanad guurada 52 aad ee maalintii xornimada awgeed dhambaal hambalyo ah u diray dhamaan umadda Soomaaliyeed.
Waxaan umadda Soomaaliyeed u dirayaa hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha weyn u leh ee 1-da luuliyo, waxaana sharaf ii ah inaan qofkasta oo Soomaali ah, meel kasta oo uu ku nool yahay, la qaybsado caawa farxadda munaasabadda 1-da Luuliyo.
1-da luuliyo oo ah maalintii ay gobolada koofureed qaateen xorriyadda, waxay ka mid tahay maalmaha qiimaha weyn ugu fadhiya umadda soomaaliyeed.
Waxaan u rajaynayaa...
Wada Hadallada Somaliland iyo Soomaaliya – By Dr. Qasim Xirsi Faarax.
Todobaadkaan codka siyaasadeed ee ugu dheer gudaha Soomaaliya ayaa ahaa ka hadalka wadal ay yeesheen madax ka kala socota Gobolka Waqooyi galbeed ee Soomaaliya iyo Daladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Hadadba waxan qormadaan siyaasadeed ku dhiraandhirinaynaa waxa uu ka qabo qaanuunka adduunku wada hadalka noocaan oo kale ah.
W. Qaray: Dr. Qasim Xirsi Faarax (Duullaanjecel), Canada, Toronto
www.qasimheris.com...
Stipulations of Secession – By Dr. Qasim Hirsi Farah.
W.Q: Qaasim Xirsi Faarax
www.qasimheris.com email: qaasim@mail.com
None of the self-styled autonomy regions of Somalia possesses either quality or quantity to obtain the degree of an independent statehood. Any state willing to separate from another state must fulfill the following requirements, among others:
1. Must have certain amount of gold or equivalent value as an asset to their survival
2....
