Home » Archive Daily July 4th, 2012
Istanbul II: A Blueprint for Somali National Consensus
The International actors in Somalia Should Support Turkey
By Abdi Dirshe
Wednsday, July 4, 2012
a.dirshe@hotmail.com
————————–
Turkey has just hosted an international conference on Somalia, bringing hundreds of Somalis representing the civil society groups from Somalia, including the religious and traditional elders, intellectuals, and activists...
Madaxweyne Sheekh Shariif oo booqday Warshad lacag u sameynayso DFKMG ah oo ku taala magaalada Khartuun ee waddanka Suudaan oo uu booqasho ku tagey.
Khartum, Sudan (AOL) – Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif Axmed oo booqasho ku tagey waddanka Suudaan magaaladiisa Caasimadda ah ee Khartuun, ayaa waxaa uu booqday warshad ku taalla magaalada Khartuun, taasoo lacago Shilin Soomaali ah u sameyneyso Dawladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya.
Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa kormeerkii uu ku tagey warshaddaan lacagta sameysa kula kulmay hawlwadeenada...
Ciyaarihii Somali Cup Helsinki 2012 oo la soo gabagabeeyay (sawiro)
Maalinnimadii Isniinta oo taariiqduna ay tahay July 2, 2012 ayaa lasoo gabagabeeyey tartankii kubada cagta ee Somali Cup helsinki 2012 ee magaalada Helsinki caasimadda wadanka Finland.
Ciyaarahan oo ay ka soo qayb galeen 12 kooxood oo ka kala socday gobolada dalka Finland ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururka dhaqanka iyo sportiga ee dalka finland (Socus ry).
Ciyaarta Finaalka aheyd ayaa waxaa isu...
Is barbardhig Saddexdii Dawladood ee Ku Meel Gaarka ahaa ee Laba iyo Tobankii Sano ee lasoo dhaafay (Daawo Video)
Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga (DSS) ee kabaxa Telefishinka caalamiga ah ee Hctv ayaa todobaadkan falanqayn iyo Is barbardhig ku sameeyey 3-dii dawladood ee kumeel gaarka ahaa ee soomaaliya soo marey 12-kii sano ee u danbeysey, waxii ay ku kala duwanaayeen iyo waxay ku fashilmeenba.
Dawladii ugu horeeysey ee ku meelgaarka ahayd ee lagu soo dhisey magaalada Carta ee dalka Jabuuti oo uu...
Madaxweynaha TFG iyo xubno uu hogaaminaayay oo kormeer ku tagay Shirkad ku taala Wadanka Sudan oo lacag loogu sameynaayo Soomaaliya.(SAWIRO).
Madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta kormeer ku tagay shirkad lagu sameenaayo lacag cusub oo Soomaaliya ay yeelaneyso.
Ugu horeentii madaxweynaha waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiinta shirkadaasi, waxaana ay uga warbixiyeen qaabka shaqo ee shirkadaasi.
Madaxweynaha ayaa madaxda shirkadda ka su’aalay halka ay u mareyso lacagta cusub ee Soomaaliya...
Madaxweyne Shariif oo kulan la qaatay dhigiisa Dalka Sudan.
Madaxweynaha dowladda TFG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dalka Sudan kula kulmay dhigiisa dalkaasi Cumar Xasan Al-sbashiir oo ay ka wada hadleen arimo badan oo labada dalka quseeya.
Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadalay sidii ay isku kaashan lahaayeen Sudan iyo Soomaaliya, waxaana sidoo kale ay ka wada shireen sidii Labada dowladood ay dhan walba iskaashi caalami ah u wada sameen lahaayeen.
Wax yaabaha...
Ahlu-sunnada gobalada Koonfureed oo sheegtay inay bari ka tahay shirkii ka dhacay Nairobi.
Maamulka Ahlu-sunna ee gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay bari ka yihiin shirkii kusoo gaba gaboiobay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyagoona tilmaamay in shirkaasio uu qiyaano ahaa.
Sheekh Ceydaruus Sayid Axmed Sayid Warsame oo ah gudoomiyaha gobalada Koonfureed ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta mar uu saxaafadda la hadlay waxa uu sheegay in isaga uu shirkaasi uu ka qeyb...
Shirkii ICG ee Rome lagu qabtay oo War murtiyeed laga soo saaray.
Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya qaramada midoobay Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka.
Wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Giulio Terzi, afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Sharif Hassan Sheikh Adan, Raisul wasaaraha Soomaaliya Abdiweli...
Xiriirka Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Thamar ee dalka Yemen oo u hambalyeeyay Qunsulka cusub ee Soomaaliya.
Anagoo ah xariirka ardayda Soomaaliyeed ee Thamar University ee dalka Yemen waxaanu hawada u marinaynaa bogaadin iyo hanbalyo xilka loo soo magacaabay Qunsulka Soomaaliya u fadhin doona dalka Yeman taa oo dhabtii ah xil aad u culus oo ah isku xirka dalalka walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Yeman.
Ardayda Soomaaliyeed oo ka mid ah shacab waynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkani had iyo jeer hawlahooda...
Somalia: Phony Constitution crafted through UN rigged process
On June 22, 2012 the Somali Roadmap (the process for ending the Transition) Signatories (SRS)-(the gang of six) signed documents prepared by the Office of the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS). The documents, available in this link
Documents signed in Nairobi Kenya on June 22, 2012, are (1) Somali Transitional Government Decree (Decree), (2) protocol establishing Somali National Constituent...
