Home » Archive Daily July 13th, 2012

Ciidamada dowladda TFG oo maanta baaritaano ka sameeyay degmada Balcad ee Gobalka Sh/dhexe.

Jul 13, 2012
Ciidamada dowladda TFG gaar ahaan kuwa Gaashaan lagu magacaabo ayaa maanta degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxay ka sameyeen howlgalo balaaran oo dad iyo hub lagu qabtay. Ciidamada ayaa isku gadaamay dhamaan xaafadaha ku yaala degmada Balcad waxaana saraakiisha ciidankaan ay sheegeen inay soo qab qabteen rag lala xiriirinaayo inay ka mid yihiin Xarakada Al-shabaab. Sidoo kale saraakiisha dowladda... 

Shariif Xasan “Ahaanshaha Caasimadda ee Muqdisho ma ahan wax muran geli kara!”

Jul 13, 2012
Guddoomiyaha Baarlamaanka ee DFKM ah oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku sheegay in aanay marnaba ahayn wax muran geli kara ahaanshaha Caasimadda ee magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale Shariif Xasan uu ku sheegay shirkiisaan jaraa’id in la wiiqay awooddii Ururka Alshabaab taasina ay tahay guul usoo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.  “Waa... 

Mahiga iyo Faroole oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe.(SAWIRO)

Jul 13, 2012
WAR-SAXAAFADEED:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 13 July,2012 ku qaabiley xarunta madaxtoyada Garowe ergayga u qaabilsan Qaramada Midoobey Somalia Dr.Augustine Mahiga iy xubno ka tirsan xafiiskiisa oo wehelinayey. Labada masuul ayaa kulan dheer ku yeeshey Garowe maanta oo albaabadu u xirnaayeen,waxana intaasi kadib uu shir la yeeshey Dr.Mahiga Odayaasha... 

Gudoomiyaha gobalka Gedo oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn shalay diyaardaha Kenya ay ka geesteen deegaan ka mid ah gobalka Gedo.

Jul 13, 2012
Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed C/kaliil ayaa faah faahino dheeraad ahi ka bixiyay duqeyn shalay diyaaradaha dagaalka ee wadanka Kenya ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Birta Dheer oo 18 KM u jira degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo ka dib wareysi uu siiyay mid ka mid ah Idaacadaha ka shaqeeya Magaalada Muqdisho. Kaliil ayaa sheegay in halkaa ay ku dhinteen ciidamo kamid ahi Al-shabaab ayna... 

PRESS RELEASE:- African Union Troops recover stolen relief food from Al‐Shabaab Camp.

Jul 13, 2012
Mogadishu‐July 12th, 2012: Over 500 sacks of stolen relief food were among items recovered from a terrorist training camp captured by Somali government forces supported by African Union troops. The food, which was meant for humanitarian relief to the Somali people, had been confiscated by the Al Qaeda‐affiliated terror group, Al‐Shabaab, who used it instead to feed militants at the camp in Lanta‐Buro,... 

The Petition: Free traditional king Buurmadow from prison in Somaliland.

Jul 13, 2012
Police  in Somaliland arrested King Osman Buur-madow after arriving at Hargeisa Airport on March 15, 2012. King Osman who is a prominent Somali traditional leader had disagreements with president Silanyo and some of his cabinet ministers. He has publicly criticised the actions and practices of  some ministers of Kulmiye government accusing them of being extremists. The king also revealed gaffs in...