Home » Archive Daily July 16th, 2012

Wadahadal Gobolka Gedo uga socda Sh. Aw-libaax iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Adan iyo hormaro laga sameyay.

Jul 16, 2012
Waxaay ahayd  bartamihi usbucaan markii uu gobolka Gedo gaaray Hogaamiyaha Ahlusunna Waljameeca ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf  Aw-libaax islamarkana si weyn loogu soo dhaweyay. Masawirada sare: Bidix ka bilow, waa Guddoomiyaha Ahlusuna Waljameeca Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf  Aw-libaax  iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden. Socdaalka Hogaamiyaha ayaa waxaa uu ku qotomay in bulshoweynta... 

PRESS RELEASE :- AU Special Representative condemns attempts to derail peace

Jul 16, 2012
Mogadishu – July 16th, 2012; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Boubacar Gaoussou Diarra has condemned today’s murder of a former Trade minister in Mogadishu by al Shabaab extremists. Former Minister, Mohamed Abdinur Garweyne was killed and at least six others injured following a car bomb in front of the Bin Ali Hotel in... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Qado Sharaf u Sameeyay Ciyaartooydii Soomaaliya Uga Qeyb Geli Laheyd Ciyaaraha Olombikada (Sawiro)

Jul 16, 2012
Mudisho 16, July 2012……. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Ciyaartooydii uga qeybgeli laheyd dalka Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee 27 ka furmi doono Magaalada Lonodon ee dalka Britain. Ugu horeyn Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Maxamuud Jirde ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliyeed ay dowr muhiim ah... 

Abdulkadir Mohamed Tahlil “Mudane Farmaajo, war-saxaafadeedkaagu si dhameystiran ugama jawaabin su’aalihii ku quseeyey.”

Jul 16, 2012
Abdulkadir Mohamed Tahlil, Director of the Birmingham Justice and Advocacy Centre. Mudane Farmaajo, Aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay war saxaafadeedka aad ka soo saartey warbixintii Gudiga Qaramada Midoobay ee Kormeerka Somalia iyo Eritrea. Warbixintu waxay kugu xiriirisay labo arrimood oo ku saabsan musuqmaasuqa iyo maamul xumada habsaamisay hawlihii laga sugaayey Dawlidihii kumeel gaar ahaa ee... 

The Office of the Prime Minister of Somalia (OPM) condemns allegations contained in news reports ..

Jul 16, 2012
Mogadishu-16th July 2012, The Office of the Prime Minister of Somalia (OPM) condemns allegations contained in news reports appearing in some of the media on a “leaked Monitoring Group’s report” linking The Office of the Prime Minister to alleged corruption and misconduct. The Office of The Prime Minister maintains that the allegations are absolutely and demonstrably false. This deliberate... 

Xildhibaan Hilowle oo maanta Saxaafadda uga warbixiyay waxyaabahii la isku raacay shirkii kusoo gaba gaboobay magaalada Nairobi (Dhageyso)

Jul 16, 2012
Xildhibaan Hilowle Aadan oo saxaafadda maanta kula hadlay magaalda Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shirkii kusoo gaba gaboobay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxaana uu sheegay in afgarad uu kusoo gaba gaboobay shirkaasi. Xildhibaanka ayaa sheegay in la isla gartay maamul gobaleed in loo sameeyo maamulka gobalada Jubooyinka iyo Gedo, waxaana uu ku baaqay in aan la carqaladeen... 

Wasiirkii Hore ee ganacsiga Xukuumadii Farmaajo oo ku dhintay Qarax ka dhacay Xamar weyne (Sawiro)

Jul 16, 2012
Qarax aad u xoogan oo maanta ka dhacay nawaaxiga Daartii Bacadlaha ee degmada X/weyne ayaa waxaa lagu qaarajiyay wasiirkii hore ee wasaaradda ganacsiga ee xukuumadii Farmaajo kaa oo lagu magacaabo Maxamuud Cabdi Ibraahim (Garweyne). Qaraxaan ayaa ahaa mid xoogan waxaana sidoo kale ku ku dhaawacmay 8 qof oo shacab ah iyadoona saraakiisha dowladda KMG ay sheegeen in qaraxa gaariga loogu xiray mas’uulkaan. Goobta...