Dagaal ay ka qeyb qaadanyaan diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa ka soconaaya gobalka Gedo, waxaana dagaalka yahay xoogan.
Ciidamada dowladda TFG iyo kuwa Kenya ayaa lagu soo waramayaa inay u ruqaansadeen maanta dhanka degmada Baardheere oo Al-shababa ay ku sugan yihiin laakiin waxay halkaasi kala kulmeen iska caabin xoogan.
Warka aynu helnay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ay ku dhawyihiin degmada Baardhere, waxaana la ogeen qasaraha halkaa ka dhashay.
Wixii kusoo kordha dib ayaan idin kala socodsiineynaa.
Cumar Cali Maxamed, Muqdisho, Soomaaliya


Illaahoow gobolkaan gedo oo 21-kii sano ee ugu dambaysey maalin kasta xabadu shacabka ka dul dhacayso-dhibaatada ka dulqaad,kuwa afka duuban iyo kuwa diyaaradaha ku duqaynaya iyo ciidamada shisheeyana waxba isuma dhaamaan eh,illaahow umadaan gedo degta iyo soomaaliba dhibkaan ka dulqaad,,waxbaa ruqaansadey,dad baa la gawracay,iyo diyaaradaa wax duqeeyey dan uma ahane,,dadka alloow is fahansii quluubtooda,,
Kenya Iyo ethiopia waxa soo horkacay oo gobolka gedo soo galay waa dad deegaanka u dhashay ayagoo ku andacoonaya alshabaab ayaan dalka ka xoraynaynaa.
soomaali waxa 21 halkaa dhigay waxaysan isu sheegin runta xalka iyo xaqana waa ka fog tahay. waxaa la yaab leh gumaysigii xorayad ayuu noqday xoriyadiina gumaysi goorma ayaa kenya iyo ethiopia inay wiil soomaaliyeed naga xoreeyaan la gaaray.
alshabaab ha jeclaan la dagaalana hadaad dooratay laakiinn tigree injirkana leh iyo sankadhuudhi kenyaan ah ayaan hooyadaa iyo walashay gurigeedii gaynahayaa ina xoraynay dawladiina dhisaya qof kasta oo garaad leh inay gaf iyo godob iyo gumaysi tahay waa ogyahay. marka been ayaan isku sheegaynaa xalna ma rabno ee aan dhawrno wixii dhacaya dhafoor sidaa u haysano.
dadka soomaaliyeed kuwa afuurka duuban ayaa ufiican gaar ahaan umada ku nool gobolka gado ninka u sacba tumaayo mooryaantii annaqaanay waa mid ayaga aan dhaamin ama wanaag iyo xumaan aan kala aqoonin waxaadna kala ogaan doontaan markaay dadka taleefanada ka qaataan ama dhinac walaba magaalada isbaaro kadhigtaan meel lagu baxo ama laga soo galo lawaayo koleey kuwa mooryaanta jeceloow diin maba rabtaane waxaad dooneysaana waa inaad dadka dhacdaan
waxaan aad uag xumahay dagaalada dhimashada, dhaawaca iyo barakaca horseedda ee sida joogtada ah uga socday gobalka Gedo. illahay waxan ka baryayaa inuu ugu badalo nabad iyo barwaaqo.
aamiin ILAAHOOW .KADULQAAD. LAAKIIN OGAADA .REER GEDO
.OOW.MARQUDHA MAYS .TIDHAAH DEEN .WAXANI.WAA
DHITADII. MAXAMED SIYAAD- IYO .MASLAX . IDIIN .DHIGEEN–
MIIGAGAN .MAALIN -WALBA -MAATADA- GANTAALAHA -LADHACAYAA
MAW -EGYIHIIN – KUWII- AFWEYNE -HARGEYSA -IYO BURCO-
DHULKA -KULA SIMAY-EE LIXDANKA KUN EE-MAATADA .AH KUDILAY
Allaahow reer Gedo Al-shabaab kaqabo iyo Cadow oo dhan
A/C.
Salaanta islaamka kaddib.
Ragga is qarinayaa ee khawaarijta afka duuban u hadlayoow gedo dhibaato ayasan khawaarijta ka gaysan kama dhicin,iyagaana sabab u ah in lagu garaaco gantaallo iyo sawaariikh,shacabka reer gedona geeri geeri uma dhaanto,reer gedo waa dadkii aad go’doomiseen cunaqatayntana saarteen,waa dadkaad ceelasha ka gubayseen,waa dadkaad gawracayseen sidii dubaaxa ariga,waa dadkaad gabbaadka uga dhigteen guryahooda mooryaanta iyo raxawaynta diiday in gobolladooda lagu dhex dagaallamo,waxaad illoowdeen in rabbigiin idiin keeni karo awood idinka xoog badan,maantana waxaa hubaal ah in waqtigiinii dhammaaday,haddaad caytantaan iyo haddaad baryootantaan midna carada eebbe ee korkiinna saaran kama qaadayso,waxaana idin asiibtay cuqubadii aad ummadda somaliyeed ka gasheen idinkoo gabbaad ka dhiganayo,kana beensheegayo diinta alle.,dadka reer gedo waa yaqaan nacabkooda iyo sokeeyahooda,saaxiibkooda iyo cadowgooda,,marka waxaaan idin waydiinayaa waqtigii dhammaaye maad naftiinna badbaadsataan?dhulkan sow anigu ma lihi,ninkii dhoof ku yimidbaa, geeridu dhimaysaa,waqtigii dhammaayo wuu dhaqaaqi doonaa.
Reer gedo marna ma gawrac iyo go’doominbaa marna ma gacal sheegadbaa,gafuurdabanoow godgaagu waa naar.
ilaahay ha u garagaaro kuwa laga gardaranyahay.
yaaaaaaab iyo ama kaag Gedo oo bilramadan nabad ugu dhalata wayartahay, ilaahay amarki layaab maleh war sedow maxaa inoo diiday nabadda iyo qanunka sharciga islam ka way sanadkasta ama bilkasta dhiig ilahay xarimay udaadinaaa? war ilahay kabaq oo calooshood u shaqeysta yaalka iska daaya ad daba socotaan
Nin baa san kisa subxaanya martay mar kaas buu af labadi cabaaday oos yiri waa waray markasa layiri war nin yahow balu kuma garine wuxu waa subxaanye naga amus markas buuyiri war subxaanya kabaqi maye waxan kabaqaya in san kayga bari halaqya mareen noqda! halkas waxa kaga muuqato sida rer gedo shelay u sodhaweyen alshaydaan hadana ay halaqii ku noqdeen: sheley kuwii kenay maay mantana kuyirah dan aderayal tiro iyo tag nagama badnididinee inaga taga idin koo nabada iyo shacab koo nabada inta qoryaha wadata waxa kabadan in ta shacab ka ah haday haben kiii saldhig yada kugubaan ooy kumudhaharadan ooy dhagax tuuran oo dukamada laga xirto wlh waa jihaad xaq ah in aad difac da dhulkaga balaya an la aqoon kugu soodushey Alshaydan may shey kadhahayan wan jihadayna ma oga in uu shacab ka gedo kuwajibo jihaad ka dhan ah alsheydan sa dhul aysan lahayn iyo shacab xoolihisay cunayane
ascw. walaal waxaan oran lahaa dadka gedo dego waxa dhibaato ah maheysto laakin dad ilaahey diintiisa jecel ayaa jooga. qof walba oo iimaan leh sanadkaan waa in la weeraraa aduunka meeshuu kajoogaba, markaan waxaan idin oran lahaa dadka waa inta aad ka fiicantihiin ayaa imtaxaankuna iidinku badan yahay. xiligaan waa xili imtaxaan xili nabad maahan ee ha laiska celiyo doofaarada is soo bahaystey.hala sabro walaalayaal.ascw
Asc.anigoo dhalinyarata ducaada somaliyeel kamid ah. waxan ad iga xumahay dhibatada iyo dagaaladan an dhamashada lehen garahan gobalka gedo. Waxan masuliyada dhabarka usaarayo cid kasto kuso hogamisey gobalkan wadamada dariska ah. Wana xaaran sharciga allah ma banano mafsadada ayaa kabadan .marka cidkasto hakuxisaabtanto laxisaabtan iyo maxkamad islamka aya lasotagidon insha allah.
Asc waxan salamay bahda allgedo sln kadib waxan ka xumahaye dhibatada ka dhanka ah dadka masakinta oo an waxba galabsanin waxan layabanahaye ninka kenya garab ka dhiganayo alle nin nolow maxa aragta kuu laban waxan u lajeda ninka somaliga ah walalis muslimka ah cadowga u garbsanayo malin an manta aheyn ayad ka shalayn dontan intas waxan kaga baxay raga kenya la socdo hada iyo al.shabab shababkow si wnagsan ula dhaqmo oo siyasadina wax ka badlo all thanks
Marka hore waxan slmaya webkan allgedo kadib kenyo wan filaya inaysan wadanka iska iman ee waa lakenay waxana kenay dad gobalka udhashay alahana kanaga badbadiyo shartoda INTAA KADIB WAXAN HALKAN FARIN OGA DIRAYA DHALAN YARADA GOBALKA waxan leyahay QORIGA DHIGA QALINKANA QAATA MAHADSANIDIN