Home » News »

Eng. Abdi Soofe Warsame oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Dr. C/xakiin Maxamuud Khaliif Shire.

Aniga oo ah Eng.  Abdi Sofe Warsame kana tirsan jaaliyada beesha Sade ee Dalka Mareykanka, waxaan aad uga Tiiraanyeesanahay geerida naxdinata leh ee ku timid Walaalkey C/xakiin Mahamoud Khaliif Shire.  Allaha ha u naxriisto Dr. C/xakiin, waxaana tacsi u dirayaa dhamaan Reer Khaliif Shire, Marwa Baarlin Khaliif Ashkir iyo Caruurtisa oo dhan, waxaana leeyahay “Samir iyo  iimaan Allaha naga wada siiyo.”

———
Abdi Sofe Warsame.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.