Home » Archive Daily July 20th, 2012

Mulkiilihii Taleex Meediya oo shiil baabuur ku geeriyooday iyo fanaanadda caanka ah ee Saado Cali oo dhaawac ah.

Jul 20, 2012
Garowe, Somalia (AOL) – War goor dhow naga soo gaaray caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in shiil baabuur oo ka dhacay meel u Garoowe u jirta 50 km uu ku dhintay Maxamed Cali Cilmi Ciid oo ahaa mulkiilihii iyo tifaftirahii Taleex Media. Wariyahaan geeriyooday iyo Fanaanada Saado Cali oo ka ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa kusii jeeday magaalada Garoowe oo sida la... 

Baarlamaanka DDSI oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka iyo maalinta 24-ka January oo loo aqoonsaday in sanad walba laga dabaal dago dhulka Soomaalida Itoobiya.

Jul 20, 2012
Jigjiga, Itoobiya (AOL) -  Kalfadhigii 5aad ee Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa maanta lagu ansaxiyay miisaaniyadda sanadka isla markaana sanad kasta, January 24 loo aqoonsado in ay tahay maalin si weyn looga dabaal dagi doono deegaanka Soomaalida Itoobiya. Maalinta January 24 ayaa la sheegay in ay Soomaalida Itoobiya ka tahay maalin weyn oo xasuus iyo qadarinba mudan, sababtoo... 

Beelaha Digil iyo Mirifle oo si buuxda u taageeray go’aanka kooxda ilaalada Qaramada Midoobey “Monitoring Group”

Jul 20, 2012
Shir deg deg ah oo ay yeesheen Aqoon yahannada, Siyaasiyiinta, Dhaqankii soo jireenka ahaa, Culama’uddiinka, Haweenka iyo Dhallinyarada Beelaha Digil iyo Mirifle oo ku sugan Gudaha Somalia iyo dibada waxey si qeexan uga doodeen Warbixintii uu soo saarey Guddiga Dabagalka Qaramada Midoobey ee ku saabsanaa Xogaha dhabta ah ee ka jira Somalia iyo Dembiyada lagu soo eedeeyey Madaxda TFGda, dood dheer... 

Press Release: African Union Wishes Somalia Ramadan Kareem

Jul 20, 2012
Mogadishu 20 July, 2012 – The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission on Somalia, Ambassador Boubacar Diarra, has today sent his best wishes to the people of Somalia as they mark the start of the Islamic Holy month of Ramadan. “This year, Ramadan comes at a momentous period in Somalia’s history as the country debates a provisional constitution that will end... 

Afhayeenka Gudiga Farsamada Dr. Cabdiweli Garbacune oo shegay in Ergadi ansixinta Dastuurka ay diyaar tahay ayna ku mashquulsan yihin sameynta Kararka Aqonsiga (Dhagayso)

Jul 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Afhayeenka  Gudiga Farsamada Saxiixeyaasha Roadmapka  Dr. Cabdilweli Garbacune ayaa manta ka warbixiyay halka ay marayso howshi gudigaasi loo egmaday. Dr. Garbacune ayaa waxaa uu shegay in  howshi loo xil saaray Gudiga Farsamada ay meel ficaan u marayso isla markaana  ergadii ansixinta dastuurka lasoo gudbiyay 99%, haddana ay ku howlan yihiin sida ay ergadaasi... 

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo ka digay in mar kale la doorto madaxdii hore ee DFKM ah

Jul 20, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka ku meel gaarka ah ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray baaq iyo digniin wada jira, kuwaasoo ah in laga digtoonaado in mar kale dib loo doorto madaxdii hore ee DFKM ah ee horey ugu kacay musuq-maasuqa ama lunsashada hantiga qaranka. Saleebaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ah Mudanaasha Baarlamaanka ee ugu fir-fircoon, islamarkaana ka mid ah...