Sida ku cad waraysigaan hoos ku qoran Xukuumadii Mudane: Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxey qiratay in lacag gaaraysa 10 Milyan oo doolar oo laga soo qaaday Dalka Isutaga Imaaratka Carabta in $ 5 milyan oo ka mid ah la geeyey Bangiga Dhexe halka $ 5 milyan oo kale ay aan la marsiin Bangiga Dhexe.
Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed told AP in an interview in Mogadishu in April that his government received one payment of $5 million dollars from a Middle Eastern country this year that he “believed” to be the United Arab Emirates.
Ra’iisul wasaarhii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo waraysi uu siiyey Aprill 2011 wakaladda wararka ee Associated Press ayuu ku sheegay in dowladdiisu ay ka heshay dowladda Isutaga Imaaratka Carabta lacag gaaryasa ilaa 5 Millyan oo dolar.
But Finance Minister Hussein Halane told AP in April 2011 that he accompanied the prime minister twice to Abu Dhabi, the capital of the United Arab Emirates, this year and had seen Mohamed personally receive $5 million in cash each time. After more than 50 phone calls and e-mails from AP over six weeks, the government produced documentation showing that only one payment of $5 million was deposited into the country’s Central Bank. The other payment remains unaccounted for.
Sidoo kale Wasiirkii Maaliyada ee Xukuumadii Farmaajo Abdirazak Fartaag aya isna u sheegay Wakaaladda Wararka ee AP inuu la socday Ra’iisul Wasaare Farmaajo markii lacagta ay ku wareejinaysay Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabtu laba jeer markiiba 5 Milyan oo Dollar lacag gaaraysa waxayna sheegtay Wakaaladda wararka ee AP in ka badan 50 jeer oo la wacay isla markaana Email loo diray saraakiil ka tirsan Dowladda mudo lix usbuuc ah waxey u xaqiijiyeenin aan lacagtaas la marsiin Bangiga Dhexe iyagoona saraakiishu dowladda u soo diray wakaaladda wararka ee AP Documentiyo cadyn ah in 5 Million oo dolar kaliya la geeyey Bangiga Dhexe lacagta inteeda kalana ay si xisaab la’aan ah ay ugu hartay gacanta Ra’iisul W. Farmaajo.
Please click this link to see the whole story.
http://www.hiiraan.com/news2/2011/may/ap_exclusive_more_than_70_million_missing_in_somalia_politicians_accept_briefcases_of_cash.aspx
———–
Cabdulle Xaydar
Hiran20202@gmail.com

asc waxaan filayaa shaqsigaan in uu rabo in uu ceebeeyo r/salwasaarihiihor maxamed c/laahi farmaajo bikoows waxaad kagaranay saa waqtiga uu ku soo aadiyay dacwadiisa qaldan hadii uu wax ogaa muxuu maqr hore ugudbin waayay oo uu udacwayn waayay kkkkkk
Sidoo kale Wasiirkii Maaliyada ee Xukuumadii Farmaajo Abdirazak Fartaag aya isna u sheegay Wakaaladda Wararka ee AP inuu la socday Ra’iisul Wasaare Farmaajo markii lacagta ay ku wareejinaysay Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabtu laba jeer markiiba 5 Milyan oo Dollar lacag gaaraysa waxayna sheegtay?
Su’aal: xukuumadi Farmaajo Xalane miyaa ahaa wasiirka maaliyada mise Fartaag?
s/c dhamaan bahweeynta akhristayaasha,aniga suaasha aan qabo waa sababta aynu u difaacaynaa farmaajo coz waa nagu qabiil hala baaro kiiska hadii uu danbi galina ma gelin haduu galayna yuu nagu soo noqon coz waxaa ku cadaatay musuqmasuq.marka nin walba oo soomaaliya jecel nabadeeda waa in aan cidna loogu aaaba yeelin qabyaalad waa in uu hogaanka wadanka qabanaya ka fiyoowyahay musuqmaasuq qabyaalad wax badsasho iwm.hadii aynu anaga tusin yaa tusyaya.
Arrintaanu waxay ila tahay si fudud ayaa loo cadeyn karaa maxaa yeelay Dawlada imaaraadka ayaa ku filan iney sheegto lacagta cadadkeeda iyo waxa ay bixisay intii Mr Farmaajo uu xilka hayey oo la garanayo inay ahayd muddo 6 bilood ah oo aan ahayn muddo aad u dheer, waxaana arrinkaan kaaga filan in uu yahay mid been abuur ah ninkaan wasiirka sheeganaya wuxuu sheegayaa in 5 milyan keliya lagu shubay xisaabta dawlada, Cabdiweli Gaasna wuxuu u sheegay guddigii baarista in xisaabta dawlada lagu shubay (6.5)lix maylan iyo bar marka xitaa waxa halkaa kaaga muuqanaya in ay arrintu tahay ha la wasakheeyo oo sharafkiisa ha la dhaawaco Mr Farmaajo maadaama uu yahay nin sumcad iyo sharaf leh , wax uun inuu xaday ama lunsaday ha lagu sheego oo tuug inuu yahay dadweynaha ha loo tuso oo shakhsiyada ha laga dillo (character assasination) waxaa intaaba ka sii daran lacagta la xaday ee guddiga iyo bankiga aduunka ay sheegeen waa 132 milyan marka sheekadeedii ma waxay ku soo aruurtay Farmaajo baa 3.5 milyan xaday iyo mayee wuxuu xaday 5 milyan meeday lacagtii inteedii kale waxaan maqli jiray (hal diidaysaa geed ay ku xoqoto ma weydo) marka Ina Farmaajo farqaha ha lagu wada dheganaado dadweynaha Soomaaliyeedna ha rumeystaan dibna ha u soo doortaan 2 Shariif iyo Ina Gaas Weligeedba Soomalidu xaqqa iyo xaqq darada waxay u hiilin jireen xaqq darada oo taa cadeyn uma baahna maxaa yeelay Soomaaliya meesha ay taalo baa kuu cadeyn karta.
farmaajo waxaa qadka soo galiyey ninkii uu kursiga uga kacay laakiin farmaajo wuu sheegayin uusan utagin xamar lufluf dhaqaale ku filana wuu haystay marka ula jeeda
ula jeeda uu kalezeyahay cabdiwali ayaa waxay tahay maadaama uu farùmaajo haysto codka shacabka in doorashada laga wasakheeyo farmaajo wuu heli karaa inuu tago miiska doorashada wuuna ka joogi karaa ee haidin deeqdo in uu yahay nin soomaaliya dhibaatada in uu kasaaro jecel farmaajo waa ninka kaliya ee ka fog in uu qabiilkiisa si gaarah ugu ol oleeyo waadna ogtihiin tuugta isa soo sharaxaysa bal arka ka hadla ayaga farmaajo babgiga aduunka ma dacweyn
Asmckm dhamman aqristayasha wibsiteka allgedo.horta halayaabina hanti ladhacay mesha wax kaweyn bayaala. Lacagahan Farmajaba wa sheegay oo deg deg ayay ku baxday waxana lagu dhaqajiyay Al shabaab oo madaxtooyada ku so dhawaday.lakin waxa yala passport diplomacy ah oo la siiyay Ali mohamud rage.afhayeenka Al shabaab iyo gudomihiin burcad badeedka. Sidas awged layab maleh.dadka madaxda mesha ka ah iyadoo ay kadaba dhaceyso aya la siyay passport International ah maxad ulayaabi marka inuu bixiyo passpora an sharci ahayn.marka waxan leeyahay waxba hawalacina wan u bahanahay in laqabto cid kasta oo umadda dhibta.
Well, This website is hilarious the editor of this page is wrong!! seems they are self hate rate those who wrote this article published on the net, and is a clear image that Farmajo is innocent person, they wanted to spoil his name, so the editor owes apology to the Ex Pm Mr.Famajo, btw, must think before you post anything like thishey.
Somali Celebs
ascw waxaan aad iyo aad uga xumahay in dadka wax qoraayo ay u muuqato inay wax ceebeeyaan kaliya ee aysan waxba lasocon taas waxaad ka garan kartaan inaysanba aqoon ninkii waqtigii farmaajo wasiirka maaliyadda ahaa oo ay qar cidla iska jafayaan mar waa fartaag mar waa jaamac horta ma ogyihiin inay qoraalada been abuurka ah in maxkamad la idinku geyn karo waayo ma jiro nin abdirizak fartaag la dhaho oo wasiir maaliyadeed noqday dawladiihii tobankii sano ee ugu dambeeyey na soo maray xagee ka keenteen wasiirkaasa aad waraysateen waxa aad wax ku qorteen waa medio cid walba akhrisanayso ee la socda aqoonta dadka qoro webkaana intay la egtahay halkaas ayaa laga garan karaa barasho wanaagsan
asc dhaman akhiirayrta lacag ta hadii ay jiirto muusan qadan asaga ee waxuu ku hawl galiiyay cidanka dalka somali lacagtanah ma loo siin somaliya ineey bank is kaga taloo ee waxa loo siiyay ineey ku fan gareeysoo ciidanka guuri ayay ka soo toosan muushar la an may kugu shaeeyn la hayeen qadan waxa ay qabanayan ma jiirtoo
meeshan nah qabiil ma yal ee ya dadka iyo dalka soo ceelinkarah ayay manta mareeysah asc