Home » News »

Besha reer Dalal Ugaas Diini oo isku raacay in xildhibaan uu u noqdo aqoonyan Cabdirisaaq Khaliif Cilimi.



Cabdiqani Maxamed Bayoow, Muqdisho/Somalia.

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

3 Jawaabood " Besha reer Dalal Ugaas Diini oo isku raacay in xildhibaan uu u noqdo aqoonyan Cabdirisaaq Khaliif Cilimi. "

  1. aarlibax says:

    mashaa alaah waa arin fican in shakhsi xul ah uu xildhiban noqdo
    laakiin meesha aad dhahden beesh xildhibaanadeeda ma,ahan 11 ee waa 14
    maadaama lakordhiyay oo laga dhigay 275 xildhiban
    waa saamigii ay heleen xiligii embagati kenya

  2. runta says:

    reer dalal dowlad kasta ayaa ku jira wax aay qabtaana ma’arag…xataa Caabudwaaq dagaan ahaan ka soo jeedaan wax muuqda kama sameeyn..karaan….dhanka xildhibaanada maadaama sheekadu aay 4.5 waxaa fiican in aay jifo walba mar un lasiiyo xildhibaan, maahan cadaalad in baarlaamaan kasta oo cusub in hal lugu colcoliyo xildhibaan-siinta.. jifo markey mar hesho, baarlamaanka ku xiga mid kale ha lasiiyo, ilaahay….

  3. Sheeqfarxan says:

    As wr wb. Salaam kadib Dhibaatooyinka ka jira soomaalia oo wali aan laga warn toobin ayay kamid tahay in mar walba sadka beelo loo qondeeyo oon la is oran yaa guud aha an Dan u ah beesha marka waxy ila tahay inla tijaabio jifooyinka Sade. Een mar na ka mid noqon baarlamaanadii lagu qasaaray beesha dhexdedana godob ka galin. Ws wr wb