waxaan aad ugu faraxsanahay in meles uu saas u xanuunsanyahay wixii uu galayna laga jari doono marka uu dhinto ilahay qof kasta oo daalim ah saas u qaban doono mallin maalmaha ka mid in kasta oo ibni aadamku ay san ku waantoobin oo kan asaga ka danbeeya uu meeshii iyo meel ka sii daran ka wadi doono dhibkii uu dadka ku hayay
Few days ago, IHS Jane, a well-established company for global security analysis, released an analysis under the title Somalia’s Jubbaland Conundrum. The following key points are presented...
waxaan aad ugu faraxsanahay in meles uu saas u xanuunsanyahay wixii uu galayna laga jari doono marka uu dhinto ilahay qof kasta oo daalim ah saas u qaban doono mallin maalmaha ka mid in kasta oo ibni aadamku ay san ku waantoobin oo kan asaga ka danbeeya uu meeshii iyo meel ka sii daran ka wadi doono dhibkii uu dadka ku hayay
ahmedow waxaadan ugu farxin Meles xanuunkiisa qof walba oo aduunkan jooga sidaas oo kale iyo wuu maraya ee bal horta adigu waantow, qof walbowna hakutusaale qaato, macno malaha in la’iijawaabo
Males waa yahuud yahuud dhalay in geeridiisa lagu farxo waa wax banaan cidda keliya ka nixina waa un yahuud. Kolley cid Islaam ahoo ka murrugooneysa majirto munaafuqse waa yeelki