Muqdisho, Somalia (AOL) – Wararka ka imaanayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Hawiye oga qayb gelayay Shirka Madax-dhaqameedyada ee ka socda magaalada Muqdisho ay isaga dareereen madashii uu ka socday shirku.

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo u waramaya Saxaafadda.
Madaxa Golaha Dhaqanka ee Beesha Hawiye Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad oo u waramayay Saxaafadda ayaa sheegay in sababta ay oga baxeen shirka ay tahay in odayaashu aanay lahayn wax awood ah oo ay oga hadlaan masiirka guud iyo danta ama maslaxadda Umadda ay metalaan.
“Dastuurka waxaa ka jiro qodobo ka hor imaanayo Shareecada Islaamka iyo qararimada Umadda Soomaaliyeed, mana ka hadli kartaan ayaa la yiri, sidaas awgeed ayaana shirka oga baxnay” ayuu Nabaddoon Xaad yiri isagoo aad u caraysan.
“Waxaan Umadda Soomaaliyeed u caddaynaynaa in aan anagu wax shaqa ah ku lahayn shirkaas, mar haddii la yiri wax talo kuma lihidiin ilaalinta diinta iyo qaranimada” ayuu yiri mar kale Nabaddoon Xaad.
Mid ka mid ah nabaddoonada caanka ee Beesha hawiye ayaa isagana sheegay in uu indhihiisa ku arkay in Dastuurka Qabya-qoraalka ah inta bog ee uu ka kooban yahay in bog kasta ay ka muuqdaan Saxiixa lixda Saxiixe ee Soomaalida ah iyo Saxiixa Agustine Mahiga kuwaasoo amraya inaan waxba laga bedeli karin hal xaraf, taasina ay tahay waxa aan u dulqaadan weynay oo aan shirka isaga baxnay ayuu yiri Madax-dhaqameedkaas.
Si kastaba ha ahaatee, tallaabadaan ay Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye oga dareereen shirkii Madax-dhaqameedyada ayaa waxaa ay kusoo aadaysaa xilli madaxdhaqameedyadu ay horey u sheegeen in lagu hayo faragelin ba’an, isla markaanna la sheegay in Dastuurka Qabyo-qoraalka ay ku jiraan qodobbo liddi ku ah Shareecada Islaamka iyo waliba Qaranimada Umadda Soomaalieed.
Xafiiska warqabadka ee Muqdisho.
———
Daahir F. Afdheere
gulan1969@yahoo.co.uk

Xaadoanw walaalow shareeco maxaad ka taqaanaa guri shaqsi islaam ah ayaad xoog ku haysataaye, maad iska tiraahdid Hawiyaa waxka tabanayaa.
WBTFQ
WAR ODAYAASHAN IYO BAARLAMAAN XIDHAN IYO DAWLAD QABIIL CURYAAMIYEY IYO BEELO XAQ KALA GALAY OO WELI XAQII KALA HAYSTA IYO BEESHA CAALAM KUSHEEG DANO ISWAYDAARSAN LEH WAXAA LOOGA BIXI KARAA DAACAD NIMO MUSLINIMO SAMIR CADAALAD DULQAAD ISMAQAL HADAL YAR IYO HAWL BADAN IYO INTA BUGTA EE ISKUDIRA DADKA OO HANGOOL LASUDHO MARKAA ILAAHAY XUKUN CADAALIYA IYO DAWLAD MUSLINIMO DHABA IYO DAACADNIMO WAX KU XUKUNTA HA INOOKEENO EE SADOOW WAA SIDEE XAALKIINU WELI WAXAAD JOOGTAAN 1994 95 9697 WAXAAN MAQLAY SADE WUXUU KUHABSAAMAY 20012 OO MEESHA XAALMARAYO AAD ARAGTAAN LABA WIIL OO ILMAADEERA AH OO LABO DERAJO KALAQAATAY HALOOFIIRO YEESHO XAALADAHA DALKII KASOCDA OO WAA INSADOODHAN INSHA ALAAH MEEL WAX ISUGU KEENAAN TAN WAYN EE GUUD WAA NIN KHAATUMAYSAN EE NABADAEEY IYO HESHIIS DEGDEGA AH OO LABADA WIIL LAYSUKEENO TALDANA LAMIDEEYO IYADOO LAYSU TANAASULAAYO QAASATAN DADKA WAX LOOTIRINAAYO GUULAYSTA INSHA ALAAH QORE CALI KHAATUMOSTD
aad ayaad u mahadsan tihii odayal hawiye inaad isga baxdaan shir aan dan somali iyo qaranimo ku jirin waayo waxaad tihiin kuwii dhisi lahaa ama burburi lahaa qaranka somaliyeed oo waxaa uga jeeda hadii aad diidaan wax aan somali dan uga jirin waxaad badbaadiseen qaranimada hadaa ogolaadaan mu’amaradaha kadhanka qaranimada soomaliyeed waxaad markaas noqoneysaa kuwo qeyb ka ah baa’binta dalka iyo dadka soomaaliyeed.
waxaan sidoo kale u soo jeedinayaa qeybaha kale ee odayaal dhaqamedka soomaaliyeed (Daarood,Digil iyo Mirafle,iyo Dir )inaad meel qura uga wada soo jeesataan xalinta umada soomaliyeed mustaqbalkeeda,
somaliya malaha Mahiiiga iyo Faroole iyo dabadhilifyada Koofiyadaha waaweyn kuwaas opo kadoortey danta umada soomaliyeed tooda gaarka tan shacabka aad matashaan inaadan ku iibsan wax yar oo barito dhamaanayo.
mahad alle ayaa iskaleh.
wadani.
gabagabii odeyyaaloow yaasan noqon inaad sharaftiina iyo magaciina iyo
Garkaas waxaa ka muuqada Xini BILILQO AHA, caana beelahaas yaa Afkaa dhariyoow ii geeya, waxaan barilahaa waxa dal iyo dad yahey
who destroy Somalia, who took even the sewages from Xamar
who took the statue of Somalia hero M axmed cadulle xassan?
Who is responsible this mayhem which be fallen last twenty years
Those who left the meeting are just bunch of chaos maker, it is like hyena.
They have never built constructively anything in the history of Somalia
I despised these mobster’s
xaad shirka ayaa looga sray waayo ma aha oday dhaqameed waa ??? waxuu ku doodaya xamar ayaa ah casumada somalia xamar yaa dhisay ma isweydiisay xaad xamar waxaa dhisay dawlada mahamed siyaad bare sshacab ahaan waxaa xamar dhisay shacbka somaliyeed waxaa kamid ragii muqdisho shiday ibrahim uunlaaye iyo xuseen jirde midna h???? ma,ahayn ????? 2milyan oo shacab ah ayay ku xasuuqeen xamar waxyna ku laayeen dadkaas siyaad bare ayaad isku ???? tahin .
waa reer ????? buuxisay waxay u haystaan in somalia ???? leeyahy xamarna ay tahay magala barakaysan sida maka oo kale ader xamar waa bahalo galeen shalayna ????? ayaa dhisay maatana iyaga ka qaadaya casumada somalia waa kismaayo insha alaah ama qayli ama carar ???? ilaah ma taqaanid waxaad taqaan waxii iska kaa celiya
War nimankaan meesha waa laga soo saaray waxay ka mid ahaayeen odayaashii gacan ku rimiska ahaa ee ku dhex jiray odayaashii dhaqanka ee soo jireenka ahaa Mr Xaad iyo Diiriye weligood cidna uma noqon Ugaas ama oday dhaqameed weiba Mr Xaad sheekh shariif odayaashii uu ku soo dhex tuuray meesha buu ahaa waana laga daba yimid waana la kala shaandheeyay marka Xaad cidna weligiis oday uma noqon nin iska xoogsada oo Timajare ah buu ahaa waxayna ku soo caan baxeen isaga iyo kuwa badan oo la mid ah sida Diiriye kala qeybinta iyo gumaadka shacabka soomaaliyeed iyo qabyaalad qaawan markaasuu hada ku leeyahay shareeca islaam baan uga soo baxay shirka shareecada islaamka waxay noqotay jabhadii USC ee dadka lagu dagaal gelinjiray reer hebel ha la baneysto dhiigooda iyo maalkooda iyo xaqqoodaba.
mansha alah war wanagsan geesh nimadas aya la raba .ma alah ayaa leh mise mahiga iyo shaqaalahiisa. odayaasha kalana sidaas hayeelneno wayo waa shirqool iyo shax loo dhigaya dhul somaliyeed oy watan dalaalin is baheysatey o kakooban galamadow iyo cadaan. nas alulaha an yakfina sharahum. amin amin. amin.
???? iyo ??? waxaan kula dardaarmayaa in ay laayaan qofkasta oo ????? sheegta iyo waxii farac u galay ee ay gaarikaraan, sababtoo ah Dadka ???? ah ee shacabka ah ee aan siyaasada ku jirin waxii ???? u gaystay waligood ma halmaamayaan, si kasta oo caada qaatayaal ????? sheegta ay buuxaan, oo ????? isku dira si ay quraac subax u helaan.
??????,, waxna nagama gelin nin ruufyaan ah oo madaxweyne, raysalwasare iyo wasiir raadinaaya.
??? goor ay noqotaba.
mahiiga iyo gaalo madowda kale waa sii joogayaan wadanka haddii khilaafka uu sii socdo waana sida ay rabaan. mahiiga hadda shariif isaga ayaa ka awood badan danteena aan garano ragaan khilaafka joogtada ah wada dan somaliyeed kama shaqaynayaan.