Home » News »

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid marxuum Ambassador Jaamac Dirir Guuleed.

Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya waxay tacsi u direysaa ehelada, qaraabada, asxaabta iyo dhamaan umadda Somaaliyeed, ayadoo uga tacsiyeyneyso geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee marxuum Ambassador Jaamac Dirir Guuleed oo 23-kii July  lagu aasay magaalada London oo ah caasimadda dalka Ingiriiska.

Akhri Tacsida oo dhan

———–
Department of Press and Public Relations
info@mofa.gov.so

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid marxuum Ambassador Jaamac Dirir Guuleed. "

  1. Dhasheegduur says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun; Ilaahey Naxariistii jano ha ka waraabsho waa bil kheyresan ee ilaah samir iyo iimaan ha kasiiyo eheladiisa iyo dalkii uu ka tagey. alaayaraxma