Home » Archive Daily July 27th, 2012
Moyale, Ethiopia under Fire
Moyale, Ethiopia (AOL) – Reports from Moyale, Ethiopia say that hundreds of heavily armed Oromo State Police and Militia began attacking the city of Moyale and the surrounding villages on Friday. Many of Garre and Gabra villagers were killed in the raid. The militia used Mortars and rocket propelled weaponry to displace thousands of villagers. The reports indicate that the town of Moyale, Ethiopia...
Tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada maraxuumad Xaawo Jaamac Cigaal Bisle
Inaa lilaahi wa inaa illaahi Raajacuun: Waxaa maalintii Axada oo ay taariikhdu ahayd July 22, 2012 ku geeriyootey magaalada London ee cariga Ingariiska Allaha u naxariistee marxuumad Xaawo Jaamac Cigaal Bisle oo ifka kaga tagtey 11 caruur ah oo isugu jira waxay dhashay iyo waxay sii dhaleen.
Waxaan Ilaahey uga baryeynaa marxuumadda inuu janadii fardowso uu ka waraabiyo, caruurteedii, awlaadoodii...
Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden iyo Xildhibaan Cali Xasan Deer oo ka hadlay qorshahooda la xariira qaabka ugu haboon ee loo dhisi karo maamul goboleedka Jubblanad.
Kaddib markii June 30, 2012 shir looga hadlayay maamul goboleed ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo lagu soo gebo-gabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa arrintaas hadda ka hor fekerkiisa uga dhiibtay Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden oo shirkii Nairobi ka dhacay iyo kuwo kale oo dibadaha lagu qabtay laguna soo dhoo-dhoobay maamul ku sheegyo ku tilmaamay in ay yihiin kuwo aanay...
Tacsi: Yuusuf Diiriye Aw-Xaashi Axmed Soofe oo shil gaari ku geeriyooday
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Waxaa halkan tacsi looga dirayaa ehelladii, qoyskii, asxaabtii iyo ummaddii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Yuusuf Diiriye Aw-Xaashi Axmed Soofe oo maanta ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Maatuu oo ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Marxuumka ayaa waday gaari uu lahaa oo ku gaddoomay deegaankaas, iyadoo nin kale oo ajinebi...
Shirkii ansixinta oo u baaqday Qarax awgiis iyo Ergadii oo dib ugu laabatay Hoteeladdi ay deganaayeen
War hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu qarax miino oo aad u ballaaran uu ka dhacay xaruntii hore ee Scuola di polizia ee Degmada Xamar Jajab, taasoo ah goobta uu ka dhacayay Shirka ansixinta Dastuurka.
Waxaa guud ahaanba dib usoo laabtay Ergagada loo igmaday ansixinta Dastuurka sababo la xiriira ammaankooda awgeed, taasoo sababtay in uu baaqdo shirkii ansixunta oo lagu waday...
MAXAA XAL AH: Mar haddii Odayaal Dhaqmeedyadii la khayaanay
Odayaal Dhaqmeedyadii waa la khayaanay oo waxaa la yiri adinku wax ma ansixinkartaan ee soo gudbiya magacyada dadka ka mid noqonaya GUDDIGA ANSIXINTA, kuwaas oo lahaanaya awoodda ANSIXINTA Dastuurka Qabyo qoraalka.
Guddigii ansixinta ayagana markooda waa la qayaanay oo waxaa la yiri adinku wax ma ansixinkartaan ee soo gudbiya dhaliilaha aad qabtaan, waxaa awoodda ansixinta iska leh BAARLAMAANKA lasoo...
