Home » Archive Montly August, 2012

Gedo Education Capacity Building Project (Watch the video)

Aug 31, 2012
“Education is power –Education is the future – Education is life“. Given the education project presented for the Gedo region in Southern Somalia, training for trainers’ workshop was carried out for part of the implementation of the project. The formal education for children in Gedo region has been minimal if any due to the various factors arising; for instance, the lack of education... 

Major Emmanuel Chirchir’s accusations against Marehan is a baseless broboganda

Aug 31, 2012
On October 16, 2011, Kenya sent several hundred soldiers into Somalia with a fleet of armoured personnel carrier, backed by fighter jets and helicopters to fight Al-shabab, but met on stiff resistance from Al-shabab. In an attempt to root out Al-shabab from lower Jubba, middle Jubba and Gedo regions, Kenyan warplanes carried out multiple airstrikes on suspected Al-shabab bases, but mainly missed... 

Jan Brewer oo ah Haweeney Barasaab ka ah gobolka Arizona ee dalka Maraykanka oo si lama filaan ah uu carabka uga fakaday in uu Barak Obama ku guuleysan doono madaxweynaha dalka Mareykanka

Aug 30, 2012
Haweeneyda barasaabka ka ah gobolka Arizona ee dalka Mareykanka oo magaceeda la yiraahdo Jan Brewer oo muddo dheer dadaal adag ugu jirtay sidii ay u adkeyn laheyd xuduuda uu gobolkeeda la leeyahay dalka Mexico, ayaa maalintii Arbaca aheyd ee aan soo dhaafnay ayada oo ka hadleysa kulanka guud ee uu xisbiga Jamhuuriga ku leeyahay magaalada Tampa waxuu si lama filaan ah carabka uga dafay in uu madaxweyne... 

Farmaajaa Mudnaanta leh! By Daahir F. Afdheere

Aug 30, 2012
Baal dahabi ah oo aan marnaba duugoobi karin ayay taariikhda ka gashay muddadii yarayd ee uu Ra’isul-wasaaraha Soomaaliya ahaa Dr. Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo”, waxaanna guud ahaan Shacabka soomaaliyeed u baryay waa cusub oo ifafaalo rajo xambaarsan, kaasoo ay shacabku dareemeen neecaaw Dawladnimo oo shacabka intiisa badan ku abuurtay yididillo ah inay Soomaaliya Mar kale dib u... 

Dibadbax looga soo horjeedo xariga Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo (Sawiro)

Aug 30, 2012
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Waxaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo xariga loo geystay Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo ah siyaasi ka soo jeeda Deegaanada Puntland isla markaana xubin ka ah Baarlamaanka cusub, kaasi oo in ka badan 10 maalmood ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho. Dibadbaxayaal isugu jira qeybaha bulshada Gaalkacyo ee gobolka... 

Duuliye Asli Xasan Cabaade “Calansida” oo u soo hambalyeyneysa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliyeed iyo ku xigeenadiisaba

Aug 30, 2012
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan magaalada (Dallas) ee gobolka (Texas), ayaa waxaan hambalyo diirran u soo dirayaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliyeed Prof. Maxamed Cismaan Jawaari iyo ku xigeennadiisaba. Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliyeed mudane Prof. Maxamed Cismaan Jawaari Mar haddii  Waddankeenna Hooyo gudihiisa aynu ku xulannay... 

Prof. Jawaari “Baarlamaanka Cusub Waxay dib u eegis ku samaynaaya Dastuurka KMG, qodobadiisana wax ka bedelayaan”

Aug 29, 2012
Soomaaliya: Guddoomiyaha baarlamaanka cusub, Prof. Maxamed Jawaari, ayaa markii la doortay waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay Dastuurka Kumeel gaarka ah. Waxana uu sheegay in arrimaha ugu waaweyn ee sugaya baarlamaanka ay tahay in ay dastuurka dib u eegis ku sameeyaan, oo qodobadiisa wax ka bedelaan, wax ku kordhiyaan ama  ka dhimaan ilaa afti dadweyne lagu ansixinayo. Prof. Jawaari oo arrintaas... 

Speaker Mohamed Osman Jawari: New Hope for Somalia – By Sakawdin Mohamed

Aug 29, 2012
Through a transparent election of the speaker of the parliament today Prof. Jawari becomes as one of many before him. Professor Mohamed Osman Jawari as the new speaker is indeed a milestone and a historic moment. It is undeniable that the election of Professor Jawari is a considerable improvement on the previous speakers as he is an educated person with in depth knowledge and considerable experience... 

A Case for Farmaajo becoming president of Somalia – By Abdikhayr H. Soofe

Aug 29, 2012
After over two decades of being the number one example of a failed and volatile state, where the term “Somalisation” was coined to label Somalia the icon of self-defeat, death and destruction; there is new hope on the horizon for Somalia—the proud nation of poets. Somalis should be delighted that the ugly and unruly transitional period ended on August 20, 2012. Although the transition period... 

Guddoomiyaha Xisbiga DPS Gen. Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa u hambaleeyay Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cisman Jawaari

Aug 28, 2012
Gudoomiyaha xisbiga DPS Gen. Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku guulaystay gudoomiyenimada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Enj. Maslax ayaa ku tilmaamay Prof. Jawaari in uu yahay nin muddo dheer u soo shaqeeyay dalka iyo dadka soomaaliyeed, kana qayb qaadan dagaaladii sokeeye ee dalka ka socday 20kii sano ee la soo dhaafay,...