Home » News »

Odayaasha dhaqanka beesha Wagardhaceed ee gudaha iyo dibada oo kalsoonidii kala noqday nabadoon Xasan Cilmi kaddib eedeyn loo jeediyay

Qaar ka mid ah odayaasha, siyaasiyiinta, aqoon-yahanada iyo wax garadka qeybaha kala duwan ee beesha Wagardhaceed ayaa shir ay isugu yimaadeen waxay kalsoonidii kala noqdeen nabadoon Xasan Cilmi kaddib eedeyn loo soo jeediyay.

Hoos ka akhri qoraalka ay beesha Wagardhaceed kalsoonida ugala noqotay nabadoon Xasan Cilmi:

Cabdiqani Maxamed Bayoow, Muqdisho/Somalia.

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

10 Jawaabood " Odayaasha dhaqanka beesha Wagardhaceed ee gudaha iyo dibada oo kalsoonidii kala noqday nabadoon Xasan Cilmi kaddib eedeyn loo jeediyay "

  1. Dhabcan akhyaarta cabashadooda waxay mudantahay in la aqbalo oo ay ugaaska beesha Sade iyo dhammaan salaadiintu ka fariistaan. Laakiin soo meesha kuma jirto in Nabadoonka loo caqli celiyo oo la tusaaleeyo oo aan oo haddii uu soo rajuuco lala shaqeeyo haddii kalese go,aan laga qaato?

  2. bulbbul says:

    ascw,walaal waa wax fiican in la isdhaliilo ama qofkii ku kaca waxa u dhimaya bulshada uu ma talo laga qaado talaabo ku habboon falalkaas uu sameeyey laakiin yaa go,aankaas gaari kara ma koox yar oo wax tabatay ayaa xilka ka qaadi karta nabadoon qoys doortay saw kama habboona in marka hore eedayntiisa la keeno qabiilkii uu matalayey ka dibna haddii ku cadaato talaabo laga qaado ,ama ganaax ha noqoto ama xil ka qaadid ha noqotee waxaan soo jeedin lahaa in la iska daayo go,aanada deg dega ah la iska gaaro dadka tala idinla lehna wax loo hambeeyo waad mahadsan tihiin

  3. xaabsade says:

    mmm! awsome,good job jaalalayaal! kick him out ???? nd don’t allow such dabadhilif daneyste nd isku dire kala dire wana waraabe ??? good job Wagardhac hadaad fahanteen danta guud ee Sade at large,

  4. WAXAA WAX LALA YAABO AH IN NIMAN XILDHIBAANIMO U CAREYSAN AY ISKA YIRAAHDAAN HADAL AAN MACNO LAHAYN. NABADOON XASAN YARE CILMI KAMA QAADI KARTAAN NABADOONIMADA . , HORTA BEYLE WAA SU’AALE YAA SULDAANIMADA U DOORTAY, TEEDA KALE , ALIFLE CALI JAAMAC YAA U DOORTAY UNUU SHEEGTO GUDOOMIYAHA QURBO JOOGTA EE NORTH AMERICA. WAR YAAYA WAXAAD WADAAN JOOJIYA.

  5. Mr. Degdeg says:

    ACw. Walalaalayaal waxaa haboon in arimaha qabiilka laga daayo shabaakadaha-wararka loogu talagalay. Haddii qabiilka wax si kanoqdaan, waxaa haboon in si-hoosa loo xaliyo ee aan darbiyada lagu soo dhajin. Ilaahay ka baqo oo wax badan halaga fiirsado.
    Madasaniddin

  6. elmi jama says:

    LA -AQBALO-MAAHEE–NINWALOOW–QORIGAAGA–DIYAARSO–SOMALIYA–WAXAA–KA-BILAABANAYA–DAGAALKII–UGU-QARAARAAYE-
    MAANTA–MUQDISHO–WAA–LAGU–KALA–BAXA–HAYAA–YAA-MAALIJIRAY—GUUL–FARMAAJO-

  7. xasan sheekh says:

    HAL XUBIN BEEY TIGIDHO USOO GOOSTEEN
    asc aad baan uga xumahay in ugaas xasan yare la eedeeyo waana arin uusan mudnayn maxaa yeelay wagardhacwaxay noqotay beesha kaliya ee soomaaliyeed ee 12 musharax ay isku soo taagaan hal xubin hadaba waxaan dhihilaahaa hadii aadsadex xubnood aaD XAQ ULEEDIHIIN DOONTA XAQIINA HADII KALE XASAN YARE YAAN LA XAGXAGAN XASAN YARE 12 NIN OO USIMAN KII KU HABOON BUU SIINAYAA WAANA IN LAYSKU TANA SULO XUBINTAAS HAL NINBAA QAADAN LAHAA WAANA CEEB IN NIN RABAY INUU XILDHIBAAN NOQDO MARKUU WAAYO UU BILAABO DACAAYAD ILAAHEEY IIMAANKA HANAGU SIMO DHAMAAN TEEN WAXAAN U BAAHANAY XILDHIBAANO WANAAGSAN XASAN YARANA WAXAAN LEEYAHAY WAXBA HA U QAADAN WARKAAS AY QOREEN WIILASHII AAD ADEERKA U AHAYD EE HALKA XUBIN TIKIDHADA USOO GOOSTAY

  8. mohamed says:

    Ascw.waxaad mooda in lagu deg edgay go ankaas,wayo qoox kama qadi karta
    xilka Nabadoonka,waxaa Idmaday,nabadoonka daad aad iyo aad u badaan
    sidaas darteed go amada noocaas ah waxaan tala ku soo jeedineynaa in laga
    fiirsado.W.Towfiiq.

  9. omar says:

    Asc. Aniga waxan ku talinayaa raga mesha iskugu yimid inay ixtiraamaan dhaqanka iyo soo jireenka beshu ay ledahay , ayna isku tanaasulaan, tankalana ay ogaadaan isqab qabsi inuu yahay midka ay somali hada doonayso inay ka buskooto,, wabillahi towfiiq.

  10. Wagardhac says:

    Xasanow qaso walaale waxaad rabto, dadka ku daba ordayana meelgee, wax isugu keen jira ma laha.