Home » Archive Daily August 3rd, 2012

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan heesta ugu caansan ee ay Xoolo dhaqatada Gobolka Gedo u qaadaan Geella marka uu ka cabayo ceelka (Dhageyso heesta iyo Wareysi).

Aug 3, 2012
Dhawaqa Heesta aad maqleysaan waxay astaan u tahay marka Xoolahu ay ka cabayaan Ceelasha Biyaha,gaar ahaan ceelal Gacmeedyada biyaha looga soo darsado Wadaanta oo ku badan dhulka soomaalida, waxayna dhinaca kale muujinaysaa Xoolo tiro badan oo isugu jira Geel iyo Lo oo ka cabaya Goob ceelal oo xoolahu ay ka cabaan sixin loo sameeyey oo lagu xardhay geedo iyo Baco, iyadoo xooluhuna ay ka muuqato baahida... 

Zamzam Maxamed Faarax oo maanta ka qeyb qaadatay tartan Orodka ee Olompikada Aduunka.

Aug 3, 2012
Zamzam Maxamed Faarax oo Soomaaliya uga qeyb galeysay orodka Olompikada aduunka ayaa maanta ka qeyb gashay tartanka orodka ee 400 Mtr, iyadoona gashay kaalinta Todobaad. Zamzam ayaa muujisay dareen xoogan iyo dadaal iyadoona kaalinta ay gashay ay ahayd mid aad iyo aad ay ugu faraxsanaayeen dhamaan Shacabka Soomaaliyeed. Halkaan hoose ka aqri sida kaalmaha loo kala galay. 1  Francena Mccorory oo gashay... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo xalay Casho sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale (SAWIRO)

Aug 3, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Casho Sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale iyadoona Munaasabad lagu  xirayay Ansixintii Dastuurka dalka lagu qabtay hoyga Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Badbaado Qaran, Xildhibaano, Ururada Haweenka, Ururka Dhalinyarada... 

Xukuumadda TFG oo u mahadcelisay khaban qaabayaashii Shirka Odayaasha Dhaqanka. (SAWIRO)

Aug 3, 2012
Muqdisho, 03, 2012——- Xukuumadda Soomaaliya ayaa aad ugu mahadcelisay khaban qaabayaasha Shirkii Ansixinta Dastuurka oo ay ugu horeeyaan C/fitaax Maxamed C/nuur iyo Kamaal Xasan Guutaale. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa mahad balaaran u soo jeediyay Dhalinyaradii ka qeybqaadatay khaban qaabadii Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee igu yimid Magaalada...