Home » Archive Daily August 5th, 2012

Shir jaraa’id: Ka digid dhinac maridda nidaamka soo xulidda xubnaha baarlamaanka.

Aug 5, 2012
Ku: Hoggaanka dhaqanka ee Sade-Marreexaan Ku: Guddiga farsamada ee soo xulidda xubnaha baarlamaanka Ku: Guddiga khilaafaadka ee beelaha Soomaaliyeed Ku: Wasaaradda Arrimaha Gudaha/Amniga Og: Xafiisyada Ra’iisal-Wasaaraha/Wasiirka Maaliyadda Og: UNPOS/IGAD Og: Beesha Sade fadhiyadooda meel kasta oo ay joogaan.   Ujeeddo:  Ka digid dhinac maridda nidaamka soo xulidda xubnaha baarlamaanka. Waxaan... 

Xildhibaan Maxamuud Sayid iyo Xildhibaan Cali Xasan Deer Oo Xaalada Gobolka Gedo Si Wada Jir ah Uga Hadlay (Daawo Video ama Dhagayso wareysiga)

Aug 5, 2012
Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan iyo Xildhibaan Cali Xasan Deer oo dhawaan safaro kusoo kala bixiyay magaalooin ay ka mid yihiin Nairobi iyo Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxa ay warysi dhinacyo badan taabanaya kaga hadleen xaalada amni, maamul, siyaasad ee gobolka Gedo iyo gobolada Jubbooyinka. Masawirka bidix waa Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden, kan midigna waa Xildhibaan Cali Xasan Deer. Labada... 

Sheekh Maxamed Aw-libaax oo ka waramay Ahlu-sunna oo isku khilaafsan shirka Road Map-ka (DHAGEYSO)

Aug 5, 2012
Sheekh Maxamed Aw-libaax oo kamid ah mas’uuliyiinta ugu sareysa Ahlu-sunna Waljameeca ayaa ka hadalay khilaaf soo kala dhex galay Ahlu-sunna kaa oo ku saabsan shirka dhawaan ka furmay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya kaa oo ay wada leeyihiin madaxda saxiixday Road Map-ka Khilaafkaan ayaa si gaar waxa uu ugu dhaxeeyaa C/qaadi Macalin Nuur iyo Aw-libaax, waxaana la isku qabsaday qofkii... 

Maxaa ka jira in Madaxweyne Shariif uu maanta kasoo carooday shirkii saxiixayaasha Road Map-ka ee ka dhacaayay Nairobi.

Aug 5, 2012
Waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in madaxweynaha dowladda TFG Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ka carooday shirkii ay wada lahaayeen saxiixayaasha Road Map-ka, kaa oo ka dhacaayay magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya. Madaxweynaha waxaa la tilmaamay in markii uu yimid halkii uu ka dhacaayay shirka Saxiixayaasha Road Mapka uu ka waayay Gudoomiye Faroole iyo Ra’iisul wasaare Gaas, waxaana... 

Madaxweyne Shariif oo dib ugu soo laabta magaalada Muqdisho (SAWIRO)

Aug 5, 2012
  Kummanaan dadweyne ah ayaa isugu soo baxay waddada Maka Al-Mukarama, kuwaas oo watay Sawirka madaxweynaha, boorar waaweyn iyo dhar lagu sawiray muuqaalka iyo magaca madaxweynaha. Sidoo kale boqolaal dadweyne ah oo intoo kale sita ayuu madaxweynuhu ku gacan qaaday garoonka diyaaradaha ee Adde Cadde. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Garoonka diyaaradaha ayuu madaxweynuhu uga warbixiyay kulankii... 

Ciidamada dowladda TFG oo howlgalo lagu baadi goobaayo ragii ka dambeeyay dilkii maareeyahii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade oo maanta degmada Xamar weyne ka sameeyay.

Aug 5, 2012
Ciidamada dowladda TFG ayaa maanta howlgalo ay dad badan kusoo qab qabteen kuna baadi goobaayeen dadkii ka dambeeyay dilkii maareeyahii garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade magaalada Muqdisho waxay ka sameeyeen degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Ciidamada waxay gacanta kusoo dhigeen in ka badan 20 qof oo shacab ah waxaana dadkaa lagu xir xiray saldhiga ciidanka booliiska ee degmada X/weyne, waxaana... 

Saxiixayaasha Road Map-ka oo maanta mar kale kulan ku leh magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Aug 5, 2012
Saxiixayaasha Road Map-ka ayaa maalintii Labaad waxay kulan ku yeelanaayaan magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya, waxaana kulankaan uu yahay mid arimo badan looga hadlaayo. Kulankaan ayaa daba socda kulan maalintii shalay ahayd halkaasi ay ku yeesheen saxiixayaashaan, waxaana looga hadli doonaa arimo ay ka mid tahay waqtiga kala guurka ah iyo waxa u haray saxiixayaashaan oo ah inay qabtaan. Dhanka... 

Rag ay ku qaraxday Miino ay ku aasaayeen degmada Hilwaa ee Magaalada Muqdisho.

Aug 5, 2012
Rag la sheegay inay Miino ku aasaayeen degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku qaraxday isla miinadii ay aasaayeen, waxaana halkaa ku dhintay 2 qof oo Miinada aaseysay. Gudoomiyaha dowladda TFG ee degmada Hilwaa Cumar Jacfaan oo warbaahinta Shir jaraa’id u qabtay ayaa sheegay in ragaan halka ay miinada ku aasaayen ay ahayd wado muhiim u ah dowladda KMG. “Laba oo ka mid ah manaxayaashii... 

Odayaasha dhaqanka ee gaaraya 135 xubnood oo maanta looga fadhiyo inay soo gudbiyaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub.

Aug 5, 2012
  Muqisho, Somalia (AOL)- Odayaasha tiradooda gaareysa 135 xubnood ayaa maanta looga fadhiyaa inay kenaan Xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya waxaana waqti kama dambees ah ay heestaan ilaa gelinka dambe ee maanta. Gudiga farsamada ee arintaan loo xilsaaray ayaa sheegay in odayaashaan laga sugaayo inay soo gudbiyaan magacyada Oday waliba beeshiisa usoo dhiibatay ee noqoneysa xildhibaanka... 

Golden Mo-ment! Farah wins 10,000m to complete stunning night for Britain

Aug 5, 2012
It capped the most extraordinary 45 minutes British athletics will surely ever witness. These London Games have seen some superlative moments but surely nothing will cap what occurred in the Olympic Stadium as Mo Farah struck home for gold with 450 metres to go. All evening the Olympic Stadium had yelled itself hoarse but now, at the last, the volume increased again, the crowd on their feet, urging...