Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda dibad bax balaaran oo uu ka qeyb galaayo madaxweynaha dowladda TFG Shariif Sh. Axmed, waxaana dibad baxa uu yahay mid loogu dabaal degaayo sanad ka hor ka bixitaankii Al-shabaab ee Muqdisho.
Dibad baxa ayaa ka socda Stadium Konis ee magaalada Muqdisho waxaana ku sugan Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka Muqdisho ay ka kooban tahay, iyo sidoo kale Wasiiro, gudoomiyaha gobalka Banadir, saraakiisha dowladda iyo gudoomiyaasha degmooyinka.
Fanaaniinta kooxaha Waabari iyo Heegan ayaa halkaa waxay kusoo bandhigaayaan Kaalimo suuganeed oo wadani ah iyo sidoo kale heeso ay ku amaaayaan Shariif Sh. Axmed.
Waxaa goor dhaw la filaayaa in halkaa ay khudbado ka jeediyaan madaxweynaha iyo mas’uuliyiinta kale ee halkaasi ku sugan.
Wixii dibad baxaan kusoo kordha kala soco Shabaka AOL.
————–
Cumar Cali Maxamed, Muqdisho, Soomaaliya.

kkkkkkkkkkkkkkkkk.ma sidaaas ayaa u danbeesay shariif .
Dibaaxa maxaa loga dhigay munaasab?hadii munaasaab looga digay ka
saaridii nabad diidka,ama nolool diidka,waa ninba sidu u yaqaane,waxaa
ficneed,ama habooned in dowlada oo dhaan ay wada joogaan,sida,dhaman
Saxiixayaashi Roadmapka,balse waxaan ka soo baxay,ama ka soo carooday
shirkii saxiixayaashi,waxaan qabanaya dibaax waa laga ficanyahay sida an
u arkoo,wabillahi Towfiiq.
shariifka walee timaha inay ku baxeen ayuu isku buuqay meesha ayuu ka waayey waxa uu rabay marka inuu sida islaamahii banaanbaxo waa u martaa kkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk Damn walee xaq daro hadaa ku taliso way kaa soo bixi kkkkkk
Kkkk waa arin kucusub muqdisho madaxweyne bananbax kaqeeyb galaya lakiin su,aashu waxay tahay nabad makusodhaman dona bananbaxas ilahay nabad kheyr qabta haka dhaliyo somaliweyn,,,,,,
Sharif shalay iyo manta waqtisi wu idladay waxba yusan isdalin insha allah mesha ayu ku baqtin