Home » News »

Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta meel aad joogtaanba (halkaan ugu dir ciddii aad rabto Salaan iyo Hambalyo)

Asalaamu Caleykum dhamaan umadda Soomaaliyeed meel aad joogtaanba, salaan kaddib, CIID MUBAARAK WALAALAHA MUSLIMIINTA AHOW MEEL AAD JOOGTAANBA. Rabbi hanaga wada dhigo kuwii uu u naxariisto, Soonka iyo salaaddana ka aqbalo.

Munaasabadda Ciidul Fitriga awgeed, maamulka Allgedo waxuu halkaan salaan iyo hambalyo ugu dirayaa guud ahaan Muslimiinta meel ay joogaanba, gaar ahaana  umadda Soomaaliyeed ee uu dhibka badan haysto.

Walaaleyaal, Rabbi Soomaalida meel ay joogtaba dhibka haysta haka saaro, dowlad caadil ahna ha’u dhaliyo. Amin.

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

16 Jawaabood " Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta meel aad joogtaanba (halkaan ugu dir ciddii aad rabto Salaan iyo Hambalyo) "

  1. anigoo ah maxamuud cali jamaac waxaan halkaan ka salamayaa
    dhamaan umada somaliyeed meelksta oo ay joogaan, waxaana leeyahay
    ciid wanaagsan ku ciida ilaahayna hadinka qaado dhibka ina haysta
    dhinac walba ahaadee amiiiiiin.

    mida kale waxaan halkaan ka samayaa caruurteyda oo kale ah
    Sundus maxamud cali,salma M C, Naciimo M C, Xamze M C, Cabdiraxmaan M C, Cabdulahi M C, Cumar M C iyo xaaskeyga qaligaa
    Xaliimo shiikh maxamed dhamaantood waxay joogaan magalada NB kenya waxaan leeyahay ciid wanaagsan ku ciida. waxaan kale oo aan salamayaa shaqalaha allgedo.com waxaana leeyahay ciid wanaagsan wana mahadsantihiin

  2. KA:IMAAMKA GUUD EE MUSLIMIINTA(PROF:Cabdi raxan xaaji yusuf KU:SHACABKEYGA MUSLIMKA AH Waxan halkan salan&bogadin uga dirayaa shacabka muslimka ah waxana leyahay ilah hanaga aqbalo camaladi wanaag’sanaa een soo gudanay

  3. hambal ayaan leeyahay dhamaan umada islaamka meelwaliba ee aay kajoogaan dunida ciid mubaarak hambal ayaan leeyahay waxaan sigaar ah ugu hambalyeynayaa gacalisadeeda ee aan aadka ujeclahay AAMINA MAXAMED AXMED ee kusugan magaalada cabudwaaq rabi waxaan kaagabnaryaa inaad nolo iyo barwaaqo ku gaarto sanadkaan sandkiisa kale sidoo kale asxaabteyda dhan waan idiinsalaamayaa waa cali dheere oo idiin leh hambalyo hambalyo ciiiiiiiiid wanaagsan kullu caam wa antum bikheyr isnah allah holwwadeenada allgede.com waan ugu mahad celinaa fursadaan aay siyeen umadda somaliyeed !!

  4. Abdikariim says:

    Waxaan halkan ka salaamayaa dhaman xaasaskeyga oo kala ah Aamina Max,ud Waheliye iyo labadayda caruur ah Qamar C/kariim iyo C/raxmaan C/kariim oo jooga Qadra C/kariim oo joogta Nairobi iyo Max,ed C/kariiim iyo hooyaiis oo jooga USA,iyo C/llaahi C/llaahi C/kariim iyo C/qani C/kariim oo jooga Muqdisho iyo hooyadood Faaduma Max,ud Faarax. Iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed oo dhan iyo muslimiinta aduunka dhanba waxaan lee yahay ciid wanaagsan.

  5. abdirisaaq says:

    waan idinsalaamay dhamaan tii bahda WEBSITE ka allgedo intaas kadib halkaan waxaan kasalaamayaa dhamaan umada muslimeenta meel kastoyjoogaan waxaan leeh ciid wanaagsan intaas kadib waxaan salaamayaa hooyadey magaalo cabdi yusuf iyo aabahey xassan adan oo joogta mandera kenya iyo ayeyo cabdiya ,abaryaryaalkey xareeda cabdi ,xabiiba cabdi ,carfiin c,dahaba c,iyo dhamaan caruurtooda iyo abdiyaalkey iyo adeer yaalkey iyo dhamaan caruurtoota oo aan halkaan kukoobikarin waadna salaaman tihiin dhamaan tii ciidaan ciideeda allaha nabad nagugaar siiya iyo dowlad wanaagsan iyo dalnabad ahi aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  6. Hussein Abdi says:

    Aigoo ah hussein abdi olad waxaan halkan ka salaamayaa dhammaan Umadaha islaamka meel ksata oo ay joogaan,waxaanan u insharayaa khadar bilicsan iyo nolol farxad leh.

  7. anigoo ah mohammed dahir waxaan halkaan kasalaamaya umada muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan waxaan leeyahay ciidul mubaarak kulu caam wa antum bil khayr
    mida kale waxaan salaamaya umuda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaana leeyahay illaah nabad kheyr qabta allaha nasiiya dawlad khayrqabtana illaah hanasiiyo
    waxaa kale oo aan halkaan kasalaamaya dhamaan intii igaranaysa
    kulu caam wa antum bilkheyr

  8. kula caam wa antum biqeyr . waxaan halkaan salaan qiima iyo qaaya badan
    ugu diraa asxaabteyda dunida dacaladeeda meel kaste ay ka joogaan
    maadaama aan halkaan ku soo koobi karin inaan macag yadooda
    soo kooba balse waxaan leeyahay CIID WANAGSAN .ciidaan ciida kale nabad iyo burwaaqo iyo hormar ku gaara aaaaaaaaaaaaaaaaaamin

  9. Ciid wanagsan dhaman musliminta daafaha aduunka joogta maanta sifiican yaa loga ciiday xeryaha dhadab kenya, waxan halkan ka salamayaa hoyo macan iyo walalahay o kalaha yusuf sh xusen, sahro sh xusen, shamso sh xusen, xalawi shek xusen, iyo dhaman reer cabdi xaawis dalka iyo dibada joga all asalamu caleykum sanadkan kiisakale nabad iyo hormar alaha gaar siiyo somalida amiin ok

  10. muslim says:

    Salaamu laahi Calaykum waraxmatulaahi wabrakaatuh kullu caam wa antum bikhayr waxaan halkaan hambalyo iyo salaan ku aadan munaasibada iida uga dirayaa muslimiinta aduunka dhamaan gaar ahaan somalida siiba willaayooyinka mujaahidiinta dadka nool waxaana leeyahay sanadka sanadkiisa iyo nabad iyo barwaaqo iyo guul insha allah

  11. abu sacad says:

    waxaan halkan hanbaliyo uga direyaa dhamaan umada islaamka gaar ahaan umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool wilaayaadka islaamiga ee dalkeena soomaaliyeed waxaanu leenahay كل عام وانتم بالف خير waxaan illaahey uga barineyaa inuu illaahey ka guuleysiyo dagaalka ay kula jiraan gaalada isbaheysatey ee sida gardarada uga soo duushey dalkeena waxaan kaloo halkaan hanbaliyo khaas ah uga direyaa geesiyaasha islaamka kuwaasoo casharo lama iloobaan udhigey adoonta colooshooda ushaqeystiyaasaha afrikaanta waxaan uhanbaliyeyneyaa madaxda mujaahidiinta meelwelba ay joogaan waxaana illaahey uga barineynaa inuu ka jazeeyo jihaadkooda ee ay kula jiraan gaalada iyo mushrikiinta iyo munaafaqiinta inshaa alaahu ciida soo socota waxaanu kuwada ciideynaa dalkeena oo laga xoreyey nijaasta gaalada iyo mushrikiinta wabilaahi towfiiq وسلام عليكم ورحمة الله

  12. A/C

    Dhamaan muslimiinta caalamka waxan leyahay EID MUBARAK.
    waxan halkaan siqaas ah hambalayada ciida ooga dirayaa qoyskeena reer Sheikh Salah Aden Axmed iyo asxaabteyda oo kala ah:-
    1.hoyadeyda aan aadka ujeclahay RUQIYO SHEIKH AXMED DAHIR
    2.walashey iga weyn RAXMO SHEIKH SALAH IYO WIILKEEDA MUSCAB.
    3.walashey iga weyn NACIIMO SHEIKH SALAH IYO CARUURTEEDA.
    4.walalkey iga weyn MAXAMED SHEIKH SALAH IYO CARUURTIISA.
    5.walalkey igayar NUURULCAYN SHEIKH SALAH.
    6.walashey iga yar DEEQO SHEIKH SALAH.
    7.walalkey iga yar MUSDHAF SHEIKH SALAH.
    8.walalkey iga yar MAXAMUD SHEIKH SLAH.
    9.walalkey iga yar C/SALAN SHEIKH SALAH.
    10.walashey iga yar FATXI SHEIKH SALAH.
    11.walalkey igayar ZAKARIYE SHEIKH SALAH,
    SIDOO KALE WAXAN SI WEYN OO AAN LASOO KOOBI KARIN HALKAN OOGA HAMBALYEYNAYAA SAXIIBADEYDA QAALIGA AH EE AAN DAR ALLE ULA SAAXIIBAY DAR ALLENA UJECLAHAY XAKIIMO C/NUUR CALIMAAD(UMMU MUNDIR) IYO CARURTEDA.
    WAXAAN LEEYAHAY DHAMAANTIIN CAFIMAAD KUCIIDA.

  13. fartun says:

    CIID MUBAARAK KULACAAM WA ANTUM BILKHEYR

  14. Waxan halkan ka salamaya walidkeyga iyo walalaheyga maryan abdirahman mahamed ,bashir aden shabel,lul aden shabel,racwi aden shabel,farhiya aden shabel Jamac aden shabel,iyo xaaskeyga an ad u jeclahay ,NASRA HASAN SOOYAAN,IYO WILKEYGA JAMAAL ABDIKADIR ADEN SHABEL,DADKAS Oo joga Kenya iyo south africa Waxan leyahay CIID WANAAGSAN Kulu Caam wa antum bilkheir

  15. Asc iqwani wa aqawati. Ciid mubarak. Taqabalahu mina wa minkum salixal acmal.waxan u hambalyeyna dhaman musliminta mel waliba o ay jogan. ciid mubarak

  16. Asc dhaman umada somaliyed melkaste o ay jogan magaceyga wa abdifitah abdullahi nure alx manta dalka south africa seyeyn aya loga ciday cidwanagsan waxan rawa in an halkane kaslamo 2 dayda walid iyo walahay o kala ah adan karar abdi nure mohamed abdinure fayral abdulahi nure fuad faqahan ayanle farax fardowso fartn halimo canab iyo sxbtayda qaliga ah farahyo mohmed waxan idinlayahay cidwanasan wa antum bil khayr asc