Home » Archive Daily August 19th, 2012

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kumaanaan Dadweyne ah Kula Tukaday Salaadii Ciidul Fitriga Masaajidka Isbahaysiga.

Aug 19, 2012
Muqdisho Axad, 19, August, 2012….Ra.iisul wasaaraha Soomaaliye Dr. Cabdi weli Maxamed Cali ayaa kala qayb galay Masaajidka Isbahaysiga Salaadii Ciida xubno ka tirsan Golihiisa Xasiirada, Xildhibaanada cusub, Odayaasha Dhaqanka, Safiiro, Saraakiisha Ciidanka Qaran, Saraakiisha Amisom iyo Dadweyne aad u faro badan. Masaajidka Isbahaysiga oo ah kan ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo tukaday... 

Hogaanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa u manta Shacabka Somaliyeed ugu hambaliyeey Munasabada qaliga ah ee Ciidul fidriga.

Aug 19, 2012
Gudomiyaha Ahlusunna ee Gobolada Konfureed Sh. Maxamed Maxmuud Yusuf  Aw-libaax oo asagu ku sugan Magaalada Muqdisho  la hadlayay mid ka mid ah Idacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu Shacabka Somaliyeed ugu Hambaliyeyay Ciidul Fidriga. Sh. Maxamed Maxamuud yusuf  ayaa waxaa uu shacabka Somaliyeed ugu baqay  Midnimo iyo in laga faidaysto Xiligaan kala guurka ah oo uu ku shegay Fursad Somalia so martay...