Kulan ay maanta ku yeesheen magaalda Muqdisho waxagaradka beesha Dhulbaante ayeey eedeyn kulul u jeediyen ergayga gaarka ah ee Qarmad Midoobay u qaabilsan Somalia Agustin Mahigaa iyo madaxweynha maamulka Puntland Cabdiraxamaan Sh. Maxmed Faroole.
Gaarad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ahaa waxagaradka beesha Dhulbaante ayaa sheegay in madaxweyne Faroole iyo Augstin Mahiga ay keensadeen shaqsiyaad ay wataan oo matalo beesha Dhulbaante si ay u fushadaan danahood gaarka ah ee siyaasadeed kuwaasi oo lagu soo daray xildhibaanda cusub ee beesha Dhulbaante ee shalay lagu dhaariyay magaalda Muqdisho.
Garaadka ayaa sheegay in aysan ka warhayan xubno cusub oo ay ku dhex arkeen baarlamaanka cidda keentay iyo sida ay kusoo galeen waxuuna wax laga xumaado ku tilmaamay in faragelin lagu sameyo masiirka beesha Dhulbaante.
Garaadka ayaa waxuu sheegay in waxagaradka iyo odayaasha dhaqanka oo kali ah ay go’aan ka gaari karaan cidda noqoneyso xildhibaanada Dhulbaante, laakiin aysan awood u laheyn madaxweynaha maamulka Puntland iyo Augustin Mahiga in ay ayaga wax u qeybiyaan.
Ssidoo kale, qaar ka mid waxa garadka beesha Dhulbaante ayaa wacad ku maray in ay kalsoonida kala noqon doonaan dawladda cusub ee lagu wado in la soo dhiso hadii laga dayn waayo fargelinta beesha lagu hayo.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa cirka isku shareerayo khaliifka u dhexeeyo beesha Dhulbaante iyo maamulka Puntland oo doonayo in uu maamulo xubnaha xildhibaanada cusub ee ay beesha Dhulbaante saamiga wax qeyabsiga u heshay.
————-
Cabdiqani Maxamed Bayoow, Muqdisho/Somalia.

Tani sikastaba ha u dhacdee waa socotay.
Asc Garaad xaal qaado credit uusan faroole laheyn ha siin waxa sadexda xubnood soo xulay isimada dhulbahante ee asaga la mida ayaa soo gudbiyey , sida aan ognahay faroole reerkiisaba una Wey in, tusaale; cumar maxamud, cusman m, reer bicidyahan and etc isimadoodii baa u qeybiyey waliba faroole inuu soo faragaliyo waa ay ka diideen marka reer Hagar, Hayaag iyo Khaaalid habarwaa oo sadexdaba kasoo Wada jeeda gobalka cayn lama dafiri karo xaqooda. Waxaa ku saxiixan sadexdaa xubnood boqorka hayaag Cabdulahi. Garadka khaalid, iyo chief caaqil ina cumar camey Allah ha dhowro cuqasha reer cayn ee ku tilmaaman geesinimada ay ku diidanyihiin kala goynta dhulka somaliyeed. Reer laascanood ha ku daydeen walaalahooda yeysan ku faquuqin maad ila mid noqoto.
Allah baa weyn
Waa wax aad looga yaq yaqsoodi in afwaniije faruur Faroole,iyo Mahiga Jareer,ay isku dayayaan in arintii Isimada loo xilsaaray rabaan inay iyagu maamulaan, oo waliba Dhulbahante kaliya ay rabaan inay maamulaan,bal waa yaabe miyey dhacday in Beel Somaliyeed isimadoodii oo xaadir ah in nin siyaasi ahi ama Hogaamiye kooxeed ahi soo xulo? waa maya waxaan maqli jiray odayga Habarta wax loo saar/ War Afwaniije hadaanu uga tagnay Maamulkiisa xun ee Garowe iyo Bosaso ka jira maxaa nadaba dhigay Ciise Riyoolaha waa Ciise Riyoole’e
waxaanse leeyahay Ciyaari waa Galin danbe.
Guul Khaatumo State Of Somalia
waan in laga gilgishaa fralagalinta intaa leeg ee lagusameeyay beel kamida beelaha somaliyeed
Khatuumo seeg markii geel loo heeso ayey gorayo u heestaa kkk allgedooy “beesha dhulmahante” aad sheegeysaan waa maxay? war waxeydan waxba ka ogeyn waa laiska hubiyaa, ????? aka garaad ????? ayaa 60.000 doolar ku laaluushey si uu ugu shubo taa baa ka qeylasiineysa, adeer dhulbahante mideysani majidho qoloba meel bey koofiyada ku ruxeysaa qaar hargeysay ka leeyihiin somalidiid baanu nahay, qaar kale puntland bey ka leeyihiin harti baanu nahay, kooxdan khatuumo seeg oo fashilka ugu weyn reerka u keentey iyaguna xamar bey bilahaan ka lahaayeen mudulood dhumey baanu nahayee hanala shaqeeysiiyo, walee mashruucii Khatuumo seeg fashilantey iyagoo xamar somaliland wax kaga sheegaya arki meysid nacaybka puntland bey xamar ku joogaan oo ku tuugsadaan, alow sharafta hanaga qaadin, waxyaalaha aw ku kacayaan garaad ???? iyo ????? waa wax laga yaqyaqsiyoodo waxey moodaan nacnac iyo baroor iney cid wax ku dhimi karaan yaa u sheega iyaga uunbaa ??????kkkkk
allgedo, mardanbe halkan wax kuma soo qorayo hadeydan sidiisii kusoo celin intii aad qoraalkeyga ka tirtirteen.
runtaqayaxsan ???? dhabayaco o galgale iyo zinjibari leysu geyad tahey ee ninka mahiga o gaal madow u hoos fadhistey dhulbahante xininyaha ila qabo wa ???? aan xalasha aheyne leysu geegeeyey ma ???? ba muqdisho isku racsana watad kala socotene shekadan leydinka hadhi mayo dhulbahante ama reer khaatumo na waku ogyahey khaatumo seeg adiga ah qudhmisyahey weligi gaal ciirsi badi jirey dad ciilan u cuqdadeysan bad tihin ee waxad ahan jirten wa idinka dhigeyna walee sanadka manta ah
beenta qayaxan
sxb waxaad tahay caqlixume dhabayaco,ama laaluush ama halaaluushina hal xaaraani hal xalaalaha madhasho,markaa maguulaysanaysaan ee kubishaarayso
AW GARAAD XAAL QAADO, WAANA INAAD OGAATO IN QOFKII DULMI IYO MUNKAR DIIDI WAAYO INUU ISAGANA LAGU SAMEYN DOONO , TAASAANA HADDA ADIGANA KU HAYSATAA.
MA ILOWDEY DURBA IN ADIGOO AHAYD MADAXA XALLINTA KHILAAFAADAKA BEELAHA HORTAADA LAGU DULMIYEY SALAADIINTII SOO JIREENADA AHAA EE BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE SIDA SULDAANKA TUNNI, KAN DABARRE, KAN JIIDO, IYO KUWO KALE OO FARA BADAN?
ANAGOO IXTIRAAMEYNO DUUBABKA BEEL KASTA EE SOMALIYED IYO TAN DHUL BAHANTE WAXAAN KUU SHEEGEYNAA ” NIMANKII AAD DULMIGOODA KA AAMUSTEY, UNA OGGOLAATEY INEY HORTAADA KU DULMIYAAN DUUBAB SHARAF LEH AYAA WAXEY JIDEYSTEEN DULMIGII AAD KA HOR-ISTAAGI WEYDEY, UNA QAATEEN INUU SIDAAS XAQU YAHAY, TAASAANA MAANTA ADIGA KU HAYSATA.
ISKA DAA MR MAHIIGA MA AHAN NIN SOMALI AH, UMANA SHAQEEYO SOMALIA DANNA KAMA UU LAHAN HADDII DULMI AY KALA GALAAN IYO HADDII KALEBA WAA NIN UN U SHAQEEYO, FIIRSANAAYANA DANTIISA ADEER, WAXAAN SIDOO KALE KUU SHEEGAYAA INUU ILAAHEEY SWCT INOOGA DIGEY DULMIGA NOO SHEEGEYNA XISAABTANKA KA IMAAN KARTO ADDUUN IYO AAKHARABA.
????? awalba waxaad ahaydeen ???? cabdiqayb //// iyo ////// oiyo ????? hadana anaa i????? waa //// waxba beesha caalamka hay lamarag sanina ??????
Tolka Gedo xaqqa iyo runta waa lagu yaqaanna,Faroole nacaybkii iyo cuqdadii uu ku dhashay weeye waxa ka burqanaya,waxaase ayaan darro ah in cid qabata laga la’yahay degaanka uu ka soo jeedo(Alaysa Fiihem Ragulon Rashiid).
Asc garad jamac sariig ha la yimaado iyo xishood reerka dhulbahante waxey la midyihiin reeraha kale oo Hal isin waxba uma qeybin tusaale: marexan isimada iyo na adoonada dhowr iyo toban bay dhamayen midkale majerten boqorka 12 xubnood laba kaliya ayuu ka soo xulay reer hoosaadkiisa ah.
To: jj warkaa ma la hubaa, yasin iyo runta howsha qaboojiya , ssc khaatumo cayda xaajo rag maaha, hada xaalada musharixiinta waxey mareysaa halkii ugu danbeeyey gudoomiyaha baarlamaanka hawiye iyo daarood buu sugayaa Jan madaxweynaha digil iyo mirif baa u cad cad bal taa ka warama
Waan salaamayaa Dhaman cidda somalinimada iyo sinaanta jecel…..Salaan ma mudna cidda aan Pure-somali ahayd ee Habraha Axmaarada ah Ee lasoo Qafaashayi wateen=????? kuma jirto,.
Intas kadib Waxaan la yaabanahay Dadkan Dhan ee ummada ah ee isku Raacay Boobka iyo Borobogaandada, waxa la arki jiray Dad is Qabta oo is yiraahda War saasi inooma fiicna ee inaga daaya,Laakiin lama Arag Umad dhan oo ah Sidii Waraabihii laga Ergooday ee la yiri Odayadaadii na Tus ha naga kaa Qabtaane Ee la raacay Hadhowna loo Tagay Warabayaal Badan oo UUS(Bakhti) Cunaya,Markii la yiri Odayadaadii Meeye, Yiri Waa kuwan Odayaashaydii waxgaradkaygii Uus-ka(bakhtiga) Madaxa kula jira ee Cunaaya,, Haatan waxaan uga Socdaa Beeshan Dhani Miyaanay Odayaalba lahayn Mise waa Sida Waraabahaas oo kale?.
Tan kale Haddii Majeedheen Damaciisu yahay,,Daarood kale ma jiro iyo SUPER POWER baanu nahay, waa la is arki doonaa Iyagoo sidoodii leh, (( Waawarey, Waa nala Bililiqaystay, Waanu ka Baxnay Somaliya,( Ma awal-bay somali ahaayeen) Anagaa awal horeba ku Qarinaynee Labaatan Jir,, Awal Hore ?????? ah baa ku wadataye…… Iska Ifiya Soomaaliyeeeeeeeeey…..kkkkkkk
Viva Khatumo State Of Somalia
Somaliya ha Waarto Not Bintiland
Thanks All-Gedo(Gob-Darod)
JJ garaadka isagaa xildhibaanadiisii sadex laga dhacay adigana waxaad leedahay gudiga khilaafaadka maxay digil iyo mirifle wax u tari waayeen,miyaad halkaas ka arkayn in gudiga wax awood ah lahayn,waxa digil iyo daaroodba qasaya waa sakiin,faroole iyo wiilkiisa cabdiweli.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk toloow weaa su’aale mahiga shaqadiisu waa maxay dowladuse mawaysan kawar hayn n in kaan shaqada uu meesha ujoogaa nacllaa meelaga keenay kuyaale
Insh-allaah waa la arki doonaa waxa ku dhaca Faroole iyo guruubkiisa,hadaysan inbadan ka shalayna sidiisaan tuura leeyahay oo faruuranahay
Waa inoo tahay afwaniijaw waxaad ka heshe xaasidnimadaada iyo ncaybka aad noo uhaysid Daroodka intiisa kele,ileen Darood aan majeerteen ahayn mataqaanide.
mar haduu ninku ka yimid sidayda gobalada ssc ciil waa noo danbaynayaa inta siyaasada ay noo hayaan gayr iyo garaad ku sheega muqdisho jooga ee yaan been loo sheegin shacabka dhulbahante
DHulbahante maanta waxaa iskaleh ninkii lacagsiiya ee ayagu danahooda kama tashadaadn.taasina wax wanaagsan maaha
Namiimnimo Majeerteen miyaan, wali ka niibkeenin
Ma nifaaqii oo buuxiyuu, xalayto nooleeyey
Naxligiyo nuxuustii miyaa, naari soo kiciyey
Nasri miyuu ka sugi Eebbahay sow, ma nici doono
Iyagiyo Namruud sow Jannadu, kama nijaasoobin…
Nayroobi iyo Xamar horaad, nag uga siiseene
Dhulmahantaa naflaha kuugu xiga, nabadse kaa waaye
Warsangalina nabarkaad baddeen, nadigu iimeeye
Adduunkii nagaa idinka iyo, naagahaa rogaye
Nasabkiinu meel buu ahaa, nuridu waa iine
????? ku yaal, nolol ma haystaane
Xuseen Yogol Furre (Camanje), gabaygaasi wuxuu ka mid yahay silsiladdii Halac Dheere; ma is tidhi ninkaasi kitaab buu ka eegay waxa ay ku kacayaan iyo sida gaalada loo jeclaysiiyey, hunguri badnaanta, munaafaqada, islaweynida aan meel jirin, gardarada oohintu ka danbayso ee aanay ka gaboobayn. War nimanka ninkaasaa sheegay.
Jilbis, mareexaan iyo dhulbahante waxba kama taqaanide orod nacnacdaada
allgaroowe la aad .
ga raadka iasaga kaligiis yaa u wakiishay inuu soo xulo xildhibanada dhulbahante tan kale garaad dhulkiisa lahaysto oo kursi u doodaya yaa arkay ,garadku haduu leeyahay saado cali dhulbahante ma matesho waa sheeko cusub laakiin waxaa wax lagu qosla ah garaad leh 8deeda kursi oo dhulbahante halaysiiyo si aan u siiyo mudulood iyo shariiflasoo gamay ,adeer 3dexda aad diidaysid baa ka khayr badan 5ta lagu siiyay oo hadii sheekadu xumaato 3dexdaas codkooda hawiye siin mayaan oo farmaajo haduu soo baxo ayay siinayaan faroole ma jecli laakin waxaan ku jeclahay sida uu isaga cesho hawiye iyo isaaaq maanta nin daaarood ah oo warkiisa uu gilgilay xamar oo qofwalba oo hawiye ah ka qaylisiiyay, kolay farole khayr qabe ma ahan laakiin waxaan kula talin lahaa dagalkaga iyo siyasadaada ku weerar isaaqa iyo hawiyaha oo daaroodka kale irsaqadooda haraadsadeena faraha ka qaad.
Mareexaan,Dhulbahante iyo Ogadeen dowladii kacaanka ahayd labaatan iyo kow sanno ayay Majeerteeen dhinac u riixaayeen oo Somaali oo dhan ku direen si ay propaganda been ah oo madow u wadeen.
Darood waxaa kala dilay Mareexaan waqtikii kacaanka. Kan xir, kan cadaadi wadanka haka cararee. Ma ii sheegi kartaa 1960-1969 meeqa qof ayaa la xiray oo political prisoner ahaa, meeqa qof baa la cadaadiyay? waa qofna.
Ilaahay amarkiis soomaalidii aad ka hor keenayseen Majeerteen baa ni fahmay oo yiri aree Daarood waa Darood.
Maanta Dhul Majeerteen lama heesto, laakiin waxaa la heestaa dhul Mareexaan aaway Dhusoomareeb waa dhaxlay Habargidir awaay Ceerigaabo oo Dhulbahante wax ka dagan yihiin waxaa dhaxlay Isaaq. Majeerteen Gaalkacyo way difaacdeen.
Mareexaan iyo Dhulbahante walaalkood kaliya ayoo u boodbooda.
Adeeryaal Majeerteen waa isgu filanyahay.
Wa bilahi towfiiq.
Kkkk war ninku been badanaa Dhoodi silsialdii halac dheere Nairobi iyo muqdishana waa sheegayaa.
Cabdi: marexan iyo dhulbahante dadka ayagaan ugu aqoon badanahay aan ku horeyo marexaan waa boojis, ceyr faramadow, isma maqasho, isneceb, ma gudbayaaal, aan waxba isu ogoleyn iyo kuwa kaloo badan. Dhulmahata reer hunguri. Dab ma noolyahay.
Mr Jilbis,
Dhabayaco awalbaanay taariikhda Soomaalida waxba ka aqoon. Silsiladani waa tan keliya ee taxanaha gabayada Soomaalida ee Dhabayacadu ka qayb qaadatay… Haddii silsiladii keliya ahayd ee aad ka mid ahaydeen aad garan wayday nasiibkaa dhabayaco…
waa hagaag dhulbahante wxa qaboojin kara lama garanayo ilaa hada hunguri waynidiisa dalkiisii oo dhan isaaq ayaa qaaty sool waa lala dagy ceerigaabo taariikhdeeda waa la yaaanay hadana waa loo jeedaa meel ay maryso nin garaad sheeganaya oo cimaamad wata hadana goorta lacag loo sheego cimaaadada tuuraya meelna aan ka waabanyn lama arag dhulbahantoo kale dhulabante nin aan aqoon halagu khaldo war dhulbanhe 3 meelood ayaa galyr oo harti nacybkiis cuqdad hore ku jirto mashruucii khaatumo u sameeyay awal 3 ama 2 ayay u kala qaybsanaayeen haday 4 iyo 5 nodeen wxaa la yiri god walaal ha odin hadaa qodana ha dheerayn dhulbantoo wxa isku raacay lama arag bahnugaaleed dagaankeeda ayay wxa ku qaadanaysaa reer howd wxooda hawd hala joogeen laascaanona gunimo halagu joogi iyo magac xumo darood mxaa yaal meesha xaqiiqda hadaa ka tagto ma meelbaa gaaraysaa dowlad kan gabayga meesha ku soo qory wxaa ku jirta casra jaahiligii wxii laga yimid gaby iyo wxaas orod geelaaga raaco siyaasad waa lagaaga horeeyay faan maaha beena maaha wxaad eegtaa dagaanka maxamad harti ilaa raasa casyr ilaa raas kambooni magaalooyinka ugu waawayn soomaaliya gobolada marka adoo dhow degmo oo soomaaliya futadeedii ah oo geri g,an ah jooga kkkkkkkkkkkkkkk oo hady qodax ku mudo aan wxa ku daaweeya haysan ayaad dhulka intaa leeg ee shidaalaka beeyada fooxa maydiga dakadaha gobolada leh dhulbalaaran ayaad rabtaa in aad talada dadka ku qabsato wxa dadkaas aan marti looga noqon socon mayaan tii siyaad bare naga boobay markaan inqilaabka iyo wxayaga habaysany ayaa ayaan labaatan sano 20 daba joogny hada soo soomali aan dagaan iyo dad aan ka muuqano miyaan harynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ahhhhh ahhhhhhhhh ahhh war dadka maysan caqli lahyn hadii dadkaas saas arintoodu u cadhy soomaaliyeey ama daroodka markan ka bilaabo hawiye anuu waa rari jiray sida dameeraha oo kale wxaan gaarsiiyay in magaca daarood leh aan nin hawiye ah la kaftami karin kkkkkkkkkkk hawiyena meel aan soo galo kaadida ayaa ka dadata majeerteen areee bilaayo waayo jin waaye khiyaano waayo war ma dadkaan anoo hal qof ah in taan hobyo ugu tagy iygoo buuxa aan gumaysty miyaa talo u daayaa daarodka intaiisa kalena hadii uu san garabka igu qaban meel cidla ah ayaa u dabanbaysa soomaalaay caqligu ha shqeeyo xaasidnimo iyo wxa quurid la,aan waa ta halkaas idin dgigty
mida kale nin ????? ah haduu kugu caayo darood ma tihid waaaaaaaa yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab oo iso hor war soomaali cid iga badisa majirto ????? waa kan saska ku riday ???? dhan wxay ku canaanteen in uu laga caqli badiyay oo shariif garoowe wxa badan laaga saxiixday ma ninkaan awoowayaashii ka cali badin jiry ayaa iga caqli badin kara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ????? qabyaalada soomaaliya isagaa bilaabay oo iyadoo aany jirin abyaaladi xamar dadkii ku xasuuqay darood waaye adeer ka xaaxaabi isagaa dadka ugu dufaysan maanta in gumayto maahee tala kale iima cada adooonta adoontu dhashy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war ma nin daarood ah iyo baantuu ????? ah ayaa meel wada fariisan kara kuwa ?????? sheeganya oo xamar tuugsigii u badalay marka hargaysa wxa laga waayay lacagtiina ay ???? ka dhameeyeen ayaa xal keenaya xaaladu meel maryso waa la ogyhy hada ama ???? ama ????? waa khiyaamaynayaa codadaka markaan helo ayaan meel ku ogaanayaa ????? meel ayaan saaray ilaa hada baantuuga hogaamiyaal kooxeedyo ayuu leeyahy waa soo noqonayaan haday soo noqdaan ma sidiisuu mooday in ahawiye bilaa caqli ah nahy hada ka hor iyagoo saa ka xoogbadnaa aray hady bacnoqoto waa bujihaa hady bir noqoto waa raacaa kuwaas ugaandheeska yaan ku laynayaa ma caqli ayaan waynayaa aan hawiye meel ku saaro waa adoone kkkkkkkkkkkkkkkk