Iyadoo maalmahii ugu dambeeyeyba hadal haynta Magacyadan cusub ay ku badnaayeen magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagama maarmaan noqotey inaan idiin soo bandhigno, maadama khilaafkii iyo is qabqabsigii xaga Beelaha laga gudbay.Beesha SADE oo ka heshey xubnahii beesha darood 14 mudane ayaa waxay kala ahaayeen sida tan:
Xildhibaanada gobolka Gedo kasoo galay:
1. Aden Sidiiq Maxamed (Aadan Waqmaashe) – Waqmahashe/Reer Xasan
2. Axmed Cusmaan Ibraahim(Axmed Daqare) - Reer Yuusuf/Reer Xasan
3. Cabdulaahi Yuusuf Xasan (Alankey)/ Talxe
4. Dr Cabdi Cali Xasan/ Urmidig
5. Muuse Sheekh Cumar/ Hawraarsame
6. Cabdifitaaxa Nuur Mataan biriq/ Faqa-Yaaquub
7. Cabdi Nuur Cali Sii-sii / Reer Axmed
8. Ambassador Maxamuud Cali Magan/ Reer Ugaas Sharmake
9. Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Garjeex/ Reer Siyaad Diini
10. Cabdirashiid Suufi Deerow/ Cali-dheere
Xildhibaanada gobolka Galgaduud kasoo galay:
1. General Axmed Warsame Maxamed/ Celi
2. Dr Xuseen Warsame Gafarse/Wagardhac
3. Cabdulaahi Maxamed Xirsi (Qorax)/ Reer Xirsi
4. Nuur Baadiyow/ Reer Kooshin.
————–
Cumar Cali Maxamed, Muqdisho/Soomaaliya.

waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay xildhibaanada cusub ee beesha sade waxaan ilaah uga baryaayaa in uu xilkooda ku garabgalo ayagana noqadaan kuwa daacac uga shaqeeyo dadka iyo dalka
As waxan kaxumahay sade manta ino noqday dadka markii darod wax qaybsaday kukala bixiyey ilaa khilaf bixin logud biyey waxan leyahay masibada sade dhexfadhida waa ugaska ee hala eryo mahad sanib by
kkkkkkk reer dalal oo ugu af dheeraa beesha Sade ee dagto galgaduud ma la qadiyey.
waa cajiib walee beeshaas hadii wax la siinin walee beesha Sade qilaaf kama baxo. sababtoo ah kii wax noqda oo ka soo jeedo beesha Sade
ragga farqaha ku dhago waa ayaga.
In kastooy yartahay tirada kusoo aaday beesha sade lakin waxaan u arkaa beesha soonfure gacan bidaxeen iyo tahmiishin in lagu hayo ila iyo dowladii dexe .ayadoo la ogyahay door beesha soon fure ee koon furta meelaha laga dago so plz stop stop stop dont think that anather teym othewzize waxaa inoo balan ah doorasha shacabka insha allah.
Awey xibintii soonfure ay la haayeen ?! Cadaalad ma aho .wana kasoo horjeedna. Ila iyo dowladi dhexe waa maxay gacan bidxeyntaan dhan key ka socota ?! Jifoon naga tiro yar ayaa markasto nagala hormariya .doorashada shacabka aya inoo balan ah.
Reer Dalal iyo Siyaad Xuseen hadii ay afka ku qaadatay, yaa kale oo GALGADUUD degan oo Kuraaskta la siin karaa
asc. waa arin lagu farxo in laga gudbay is qabqabsigi ilah ayana mahad leh hadiba si habsami leh lagu gudbiyay magacyada besha sade ugu mid noqonaya barlamanka somalia.
mida kale waxan leyahay belaha an ku jirin liska fadlan ha iska samrena ayago firinaya maslaxada besha wayo buuq iyo is qabqabsi waa midka dib u dhigay liiska besha, soonfure ha samra walalahod wax hala qeybsadena.
wabilahi towfiq.
woow waa gul wana so dhawenena masha alalh xilibanadena mida kale rer dalal malin walbo jimco mahan xushmadii walaltinimana wey dhamatay galgadudna madagno rer dalal y rer siyad husen bas
Beesha sade waxay yaqaaniin inay yaga isqabsadaan oo 14 kursi ay isku fiirsadaan oo aynaan is weydiin iney wax ka maqan yihiin iyo in kale qolooyinka laandheer nimada sheegta ma waxay laandheer dheer nimadooda uga adag yihiin qolooyinka kale ee aha beesha sade aduunka waxaa ugu daran nin xoog is biday oo hadana reerkiisa kula soonoqdo waana dhibaatada beesha sade haysata marka waxaan u sheegayaa dadkan laandheernimada sheegta eebeesha sade markii ay daaroodka kuraasta qaybsanayeen ma aynan arkayn miyaa mise markaa laandheere ma ahayn ee waxay laandheere noqdaan markii ay bahdooda soo dhexgalaan ooqolooyinka ay u arkaan iney ka llangaabsan yihiin xoogooda u isticmaala marka laandheeroow waxaan kuu sheegayaa xoogaaga reerka has kula soon laaban eemeesha ay kuraastaadu kumaqan tahay ama tii beesha sade waa kablalax ee hadii laandheere aad tihiin xaga nooga soon dhiciya xaqa ma aha in sade uuqaato 14 kursi kablalaxna qaato 41 kursi sidaasdaraadeed qolooyinkaan laandheere dheernimada sheegtoow xoogiina ku soo dhiciya xaqa beesha sade ka maqan hadii laandheernimada aad sheeganeysaan run tahay hadii kale laandheernimadiina haku ekaato beesha dhexdeeda taasna waxaan used arkaa in ay tahay mid beesha sade lagu kala fogeynayo dad baase u arka markii law siiyo soor quureed isaga faraxsan oo ku fekera adiga laandheeraa tahay hadii xataa laqado ma adigaa ninka qadayaa maxaa kaa galay sheekaduse intaa waan ka weyn tahay marka koowaad waan in beeshaada laguugu diro marka labaad waa adigoo lagu tusinayo in dad liito aad
Waxaaan Taageeraynaa beesha Xirsi Ugaas oo si daacadnimo ah uga Qeyb qaatay tartanka Hufan ee demoqraadiyada ku dhisan…Beeshan Xirsi Ugaas ayaa ku caan baxday dagaalyahanimo, is uruursi, dagaalada difaaca dalkana ka qeybqaadatay laga soo bilaabo EX-Furdadii hore ilaa Xoreyntii Kismaayo iyo tii BeledXaawo. Dadka ku andacoonaya Xirsi Ugaas kursiga waa ay boobeen, waa dad aanan garaneyn miisaanka Xirsi Ugaas ku leeyahay Galgaduud ilaa Ethiopia.
Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Garjeex/ Reer Siyaad Diini
Garjeex Reer Gedo ma’aha why Kursigan Gedo loo siiyay?
Fadlan aragtidayda qofna kama soo hor jeedo ee soor gudbi
Waxaan donayaa inaan ka qayb qaato commentska webka oo aan taageero waxaan rabaa inaad iga aqbashaaan
Hahahahahahaha waxbaa ka dhacay ninmanyohow anigu waxaan layabanahay reer muduga dadkii ugu tunka waynaa waa la qadiyee ma point 5ka ayaa lagu daray
Waxan ka codsanaya web-ka in u cadeyo warqadan si ay ku helen, ma waxay si toos ah uga timid Gudiga Farsamada, mise ilo kale ayey ka helen, hadii ay tahay warqad si toos ah uga timid Gudiga Farsamada in mar labad webka naloo soo galiyo warqad leh astan (Official Letter) ah, waxan u mahadnaqaya Website-ka (allgedo) sida sharafta leh ay noogu soo gudbiyen Liska Beesha Sade… Mahadsanidin.
Ninka la yiraahdo Wiil BeledXaawo, Saaxiib Meeqo Wiil oo reer Beledxaawo ah ayaa dagaaladdii Kismayo iyo Bardheere iyo Ceelwaaq lagu Xoreeynaayay kaaga dhimatay hal jifo oo Macaanjecel ah xataa ma gaartid inta uga dhimatay. Saaxiib Xisaabta ku darso Dagaal walba iyo Ciidan walba MACAANJECELTA ayaa kaaga badan, taas ayaa Sabab u ah inay kaaga badsadaan Kuraasta waxay aheyd waliba in ay 14-ka HALF qaataan. Sababtoo ah cududna ma lihid, Dhaqaalana ma lihid Jaq-Jaqna deynmaysid. Saaxiib ???? haku mashquuline BOQOR IYO Beeldaajiye sameyso waa ku taageraynaa, walaalo ayaanu nahay isku tasho, meel iska soor, walaalkaa ????? Cadowgaaga ma’aha……….Kuraasta 14 ma ahee laba jibaar ayaan heli laheyn, jifo walbana waa qanci lahayd laakiin markaad Gacmaha iqabo oo aad mashquul kunoqoto, Saaxiib Xooggaaga yarka ee la soo tuuro ayaan isku Xagxaganeynaa
Any way belaha wa wada dhasheen oo hadii midi waydo yey tankale u xumaan, belaha mudug iyo gedana wa walalo sonfurana dorka danbe ayey heli insha alah, reer dalalna wa ree xirsi walalahood oo haday xil isku qabtan ma aha inuu dagaal ka dhexeeyo
Aad ayaan u soo dhoweenayaa anigoo ku hadlaya magaca dhamaan bulsha waynta reer sade caruur iyo ciroolaba, ma jecli inaan sheego lafta aan mareexaan ka ahay hadana waxaa maanta igu qasbay markaan arkay kuwa raba inay ka dhex kaluulaystaan sade dhexdiisa …Aniga kamaal ah waxaan ahay nin reer dalal ah hadana ugama xumi in matalo qof mareexaan ah laftuu doonaba ha noqotee…
waxaan idiin sheegayaa mahiimadu maha laftee barlamaanka inoogu jirta ee muhiimadu waxa weeye maxay gobolkooda u qabteen??? hadaysan gobolkooda ka war qabin waxbarasha, caafimaadka, wadooyinka, airporka, nabadgelyada, dhaqaalaha, waa in ayagoo tagan oo nool la dilaa ama la casilaa…
Anigu waxaan qabaa kuwiina jecel inay ka dhex kaluumaystaan sade dhexdiisa , sanadadan ayaa iigu horeesa laba nin oo sade ah oo wax isku qabsata, dhaqan uma lehin sade wax isku qabsada lakiin wayadaan danbe waxaa inagu batay kuwa raga u eg lakiin dhaqanka nagaha leh waxaan u sheegayaa kuwaas somalidu waxay ku maahmahdaa af waa koy maay lagu amee!! ma inaad iska hadashaan mise inaad sharafta iyo karamada sade inaad meel uga dhacdaan waa habeenkii xalay oo ahaa oo tagay ee meel iska fariista sadena waxba kama taqaanaane..
Ma jeclaysan in reer diini qataan 4, reer xasana 2 aniga kamaal ah xaq ilama ahan waxaan jeclaan lahaa in lafwalba oo sade ah xabad la siiyo lakiin waxaan ilaahay ka baryayaa hadaan noolnahay inaan aragno sade oo wixii soo gaara min xabad u qata ama kala goosta taasna way imaan hadii ilaahay idmo amiin..
aad ayaan ugu farax sanahay mar hadii laqay biyay waxana wacan in waxa lgu qay biyo sicadalad lagan dheerado wax alae iyo weixii deb iradaya wad dhalashada tan laba belaha aan magacoda halkan kehelin ha ogadeen wax ni inaytahay wax aansiiway nayn oo ay samraan insha alaah way heli doonaan ee shasiyaad ka ladoor tan waxaan leyahay ogada in ad mesha ufadhidaan besha sedo iy wali soomali odhan mas uulna aadqaa den eecadalada iyo sinaanta eega asc
hee,walee mohamed hashi laogaday inuu yahay nin uadego shisheyo balse duur cidlo ah buu taganyahay ee ugasnimada uu bililiqeystay oo ina garjeh oo matalo garowe uu kuqarash bihiyey meel uu geyo yaa loo bahanyahay.
Aad iyo aad ugu qanacsanahay sida loo soo xulay xildhibaanada beesha sade ayagana waxaan u rajaynayaa in waajibkoda si daacad ah u gutaan maadaamaa ay mas’uul ka yihiin 32 qabiil ayagana ay yihiin 14 xildhibaan uma ka maqan meeshana ay si kal iyo laab ah u matalaan nabadey
waan salaamay dhammaan dadka ku tiran allgedo iyo maamulka.
waxaa la hubaa inaan mareexaan weyne 14 kursi aan loo qaybin karin kollay qaar baa qadi lahaa ,oo weliba inta badan baa qadaysa ,oo haddii la kala findhicilo mareexaan waa boqol qabiil hoosaad.
waxay ku fiican tahay in wax la isu quuro ,oo walaalkaa wax helay aadan ka dabo laalaadin ,shalay markii mareexaan odayaashiisii is-ixtiraami waayeen ,oo wax qaybsan waa yeel dad kale bay u yeerteen ,dadkii loo yeertay baana saan wax u qaybiyey ,marka waa fadeexad in wax garadkii xal waayo,oo taladoodi gacan kale geliyaan -hadda wixii laguugu qaybiyo waa iska yeeli-weliba sharaftii aad iska lumisay ,soo cesho oo sida laguugu qaybiyey soo dhawee oo ku qanac.
tan kale dadka halkan ku dooda ha fahmeen in bari si kale wax loo qaybsado taas ooah baho -metalan bah hawiye ,bah ogaadeen ,iwlm.
bah ogaadeen hadday wax heleen (oo reer hirsi helay) reer dalal ma qadin ,sidoo kale bah hawiye hadday wax heleen (nuur baadiyow) reer siyaad ,reer warsame reer nuur iwlm ma qadin oo saas bay wax ku heleen.
waxaase muuqata dhurwaagii la teg bartay ka dhig waa ku ceeb ,oo walaalaheen reer dalal waxay isu qabaan inay kaligood yihiin bah ogaadeen.
waa jirtaa oo reer garaad ,reer siyaad xuseen baa qadsan laakiin qaybta dawladda sade ka heli doono bay tahay in iyaga la xijiyo ,sidoo kale reeraha qadsan oo weliba badan.
waan ku soo gaabinayaa allow sade ha kadhigin dad 14 kursi wada gaarto(yaraan awgeed).
Ahmed
Dalal Diini oo .5 point five – ka lagu daray. Point-5 Xamar la qeybsada kuraasta Dalal Diinoow
dhamaan waa in salamayaa ragi soo xulay magac yadan mesha ku qoran waa dad aan cadalada waxba ka aqon. halke lagu ilaway dumar ki la lahaa bokhol kiba 30% bey ka mid noqonayaa xildhibanada cusub? waxi cadalad daro lagu bilabo ma noqon donan wax miro dhal ah
Waan iska ok sida wax loo qaybiyey mareexana hogaan khalkhalka allaha ka saaro bari iyo galbeedba home is the best
Abtiyaal ciid wanaagsan!
Waa guul mar haddii xubnihii lagu heshiiyey oo arrintii xal kama dambeys ah laga gaaray. Tan kale 14-ka xubnood waxaa ka wanaagsan hal xubin oo innagoo dhan ina wada matasha oo wax ku ool ah qaranka iyo calanka ummaddana badbaadisa. Tusaale walaalihiin MJ waxay heleen 12 xubnood less than Sade (qoondadaas waxa oggolaaday Cabdullaahi Yuusuf) Markii hore Sade & MJ min 14 bay lahaayeen laakiin MJ 2 xubnood bay Harti-Hantiile-koombe oo aan weligoodba wax la siin u celiyeen. MJ waxay wax ku qeybsadaan sidan: Dowladda dhexe, PL, Kilinka 5aad iyo Jubba Land( waaba haddii la dhisooo wax looga oggolaadee!!!) Ciddii meel wax ka hesha waa lagula xisaab tamayaa oo dhinaca kale ee qatan waa in ay ka xishoodaan, hadday doonaanba laandheere ha ahaadeene.
Haddaba sidaas oo kale baan rajeynayaa in Beesha sade wax u qeybsato, oo golayaasha Maamul-goboleedyada sida Jubbaland iyo Bartamaha iyo DF ee dhexe waa in lagu xisaabtamaa xubnaha Parlammaaanka-golaha-waziirrada-Agaasimaayasha-safiirrada-taliyaasha ciidammada iwm. Sidaas baa caddaalad ah.
Tusaale reer Dalal haddii ay waziir helaan muxuu kala ma qan yahay xildhibaan? Reer Siyaad haddii ay duq-magaalo ama governor helaan muxuu kala maqan yahay Taliye-ciidan iwm?
Fiiro gaara: Waa abtinninmo sax ah, waa ehelnimo kal iyo laab ah kaftan iyo munaafaqad midna ulama ajeedo qoraalkaan ee fadlan sida uu yahay u qaado.Ilaahoow ummaddeenna nabad waarta iyo barwaaqo adduun ku mannayso, AAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMIIIIIIIIIIINNNNNNNNN!
ani waxaa la yaabanahay mareexanka isku haysto kuraasta oo ku hayo xaq baa naga maqan oo kan hayo soo mareexan ma ahan maxay tahay farqiga udhexeey haduu walaalkis u qabto ani waxay ila tahay waa isku mid qofkii sade ah oo qabto kan aan helin walaalki kalaa u hayo,mideeda kale kii mareexan ah oo xaq ka maqanyahay yuusan u soo raadsan 14 kursi ee xaqiisa haduu nin yahay ha ka soo dhacsado daarood hadii kale commentiga uu ku bada wado ha joojiyo 14 kursi meshay dhihi lahaayen 14 kursi maa xaq u leenahay baad dhahaysiin kursiga qabiil hebel la siiyay anaga xaq u lahayn any way hadaad ku qanacday 14ka ku qanac hadad qado mareexan waa is wada naqaanaa runta inaad qadatan ama aad isu sheegtan ma rabtiin mideeda kale hebel ugaas uma aqoonsanin iyo ugaas hebel kalsoosinidi baan kala noqonay ha isku mashquulinina ee hawlo badan oo ka muhiimsan baa iin yaalo waxaad meeshiina u dhaafi la’dihiin inaad ka xumatiin mooyee waa fakir la’aanta marka waxaan rajaynyaa inaan arko ree sade oo waxaan ka gudbo oo danihiisa ka fikiro …..
WELI MURANKII WAA MID TAAGAN WAANA LAGU SOO CELIYEY LIISKAAN BEESHA SADE,HA GABARNA WAA LAGA WAAYEY OO WA LA DUUDSIYEY HABLIHII BEESHA SADE,
TANKALE BEEL KURAASTOODII SOOMAALIWEYN U QABAYSAY BEESHA SADE AYAA KA JIRTA GUULNA MAAHAN MIDASU WAXAANA MASUUL KA AH DHAQAN KU SHEEGA,WAXAAN KU TALIN LAHAA,
WAXAA HUBAAL AH INEEY HOGAANKA DHAQANKA BREESHA SADE EE MUDUG IYO GEDO-BA AY KU FASHIL MEEN HAWSHEY BEESHA AY U HAYEEN SABABTOO AH WAXAY NOQDEEN UGAAS GACAN KU RIMIS AH IYO MID WAKIIL SAMAYSTEY OO TIISI GABAY,
WAXA MAREEXAAN HEERKAAS GAARSIIYANA WAA DADKA NOOCAAS AH,MARKA WAXAAN QABAA INEEY BEESHU IS DABA QABATO OO MAREEXAANKA GALGADUUD AY DOORTAAN HAGAAN DHAQAN OO DEGDEGA OO DABOOLA BAAHIDA JIRTA ,LOONA DOORTO CID KASTA OO KA BIXI KARTA,
DHANKA GEDO WAA INEEY WAA INEEY SOO CELIYAAN SHARAFTII UGAASNIMO EE BOOBKA LOO GEYSTEY DIB LOOGU SOO CELIYO MAXAMED UGAAS CUMAR OO LAGA SIYAASADEEYEY DHAXALKIISII,
WAXAAN SAAS U IRI UGAASYO AAN GO,AAN QAADAN KARIN UGAASNIMO MA GAYAAN EE MAREEXAANOW INTEEY GOORI GOOR TAHAY KA TASHADA.
Aniga waxan layabanahay kuwa kuhaya rer hebelow ??? iyo iyo rer hebelow ???? iyo ???? iyo dalalka lashegayo maxa yelay ninka afarjeblaha ah e sheganaya ugasnimada besha sade ayaku kasojeda xildhibanadina wuxu kasimay ???? ah beshu kasojeda marka waxan raba inan weydiyo galgadud malin gudahed aya qabilka ???? layirahdo o kamid ah qomiyadaha ogu yar somalida idinka ???? hadadan lajogana lalushbey idinka qadane ma waxad ismoden dad waxa ad dadkutihin wa ????? waxad tusten ?????? markasbad hadana sadexdi qoys o meldaganba waxad oguyereysan rer hebel ???? k.k.k.k. Sxbayal 21 sano ???? laynku barbariyay lamajogo hada waxa laislajoga gedo e isgabiya hadi kale meshi adinko kabala ay ah ad katimaden bad kulabaneysan
@ Dhidar, Abti waad ku mahadsantahay waanadaada qeeymaha badan ee aad reer Abtiyadaa siisay waase haddii aay wax ku qaadanayaan. Runtiina dulmiga beesha dhexdeeda ah oo ah kan ugu xun qaabka aay beelaha Daarood ee kale wax ku qeybsadaan ayaa u sabab ah waxaan oo dhan.
Tusaale haddii aan ku siiyo, Beesha Cumar Maxamuud ee MJ waxaa wax u qeeybiyay, Islaamkooda guud wuxuuna 2 xubnood oo ku soo aaday u diiday jifafii ii isagu ka dhashay uguna badneyd waa reer Mahade isagoo ku yiri horay ayaad u soo qabateen xilkan haddana waa la idanka leeyahay, waxaasaa hogaan dhaqan ah!!!
Halka, uu jaalle Mareexaan ninkii wax u qeeybinayey ee lahaa ugaas baan idiin ahay, uu marka hore bahasha isagii ka noolaaday kadib, markii uu 4 xubnood u qoondeeyey jifadiisa oo awalba haaysatay wixii Mareexaan kaga soo aaday Dowladdii dhexe ee Somaliya. Isagoo og in aay joogaan wax ka badan, 40tan jifo oo aay magaca Mareexaan ku kulmaan oo aan waxba helin caddaaladna ka dhowreeya. Waxaasaa caddaalad ah.
wan ku faraxsanahay besha sade xilidhibanadeda lkn sade wa xasan iyo isaq side lo sin kara rer xasan 2 xubnod o kaliya ah lkn khiilaf ka wa ka fcn heshiska wana heli dona 2 kursi o naga dhiman insha alah
Asc. Yaa Sade(Gob Darod)…
Marka hore Tolkii jira alle ha idinka dhigo Gog baa tihiin,,, Waxaana ilaahay idiinka Baryayaa Midnimo waarta iyo in ilaahay idinka Dhigo UL iyo Diirkeed….
Laakiinse Talo ayaan idiin soo Jeedinayaa, Virus Yarna oo ili ma Aragtay ahna waan idin Tusayaaaa…….
Virus-ka aan idin tusayaa waxa weeye Kan soo Qortay Dhidar ee Qortay Magaca Bahalka, Misna idin leh Abtiyaal,, ee Idiin Sharxaaya Sida ?????? wax u qaybsadeen iyo inta Xubnood ay heleen Waa ku Digasho iyo ????? ee iska Erya oo iska Jira…. ???? weeye oo anagaa is naqaan oo Derisna ah, Dadkuna nagu Wada Sheegaan ???? iyo Wax Been ah oo aan Jirin……
Ta aan idinkula Talinayaana waa MIDNIMO, Yaan Cadowgu ka Faaideysan kala Qaysanaantiina, Markad Wax kala Tirsanaysaan Yaan Banaanka laga Maqlin Waayo ?????? baa ku Farxaaya…
Midna Waan idiin Sheegayaaaa,, Wallaahay Haddanu Nahay Reer KHATUMO Xubnaha aanu helnay Maanta Reer aan ku wada Wareejin karno waxaa Jira SADE, Yusuf Darod,TANADE,ABSAME iyo Dhaman Daroodka Xalaasha ahba waan Ogolnahay, Waana Walaalahayo,,, Laaakiiin ???? iska Ogaaaaaaaada….Agtiina yuusan soo Marin Waxa ka Buuxa Cuqdad, Xumaan, Kibir, Nacasnimo,
Guul iyo Gobonimo
Visa Sade(Gob-Darod)
Viva Khatumo Satate S.
Masha alah bro darwiish yare mahadsanid waxaas ayaa ina adeer wanadiis laga dhahaaa waana ku mahadsantahay tusalahaga iyo dhiiro galintabo taas kadib sade ahaa dabcan sade waa sade waxaana lagu yaqan is hays haysadkiisu waa afka iyo kaftan lkn runtu mr sade lamana dhafi karo doqontii kusoo hingowdana ayday utalaaa :..::::::::::::::::::::::::::::::: kkkkkkk war sadow anigu hadaan ahay reer dalal waxba nalama siin lkn waan qanacsanaahy waayo waa la iiqatay lkn waxaan layabanahay reer siyaad xuseeen yaa uqayb qaaday ha inku taagnaato loooooooooooooooolz
Waxaa la yaab ah in mareexan oo xasan iyo isaaq ah xasan 2 xubnood lasiiyey oo uu iimaansaday walaaheen isaaqna 12 ku heshiin layihiin war inagaa si cadaalad idinkugu qaybinaynee noo wakiisha hadii kale ceebtaad noo soo jiideen ayaan suuqa la mari lanahaye isdaba qabta hadii kale inaga waxaan soo istaageynaa 14 ka ha inoola kala baro ileen walalnimo iyo wax isu quur diideene la idinka waaye .mida kale ree mudugiinaan 2dii qofba inay jifo ka dhigaan rabo taa waa laga isagadaba yimide ogaada.
waan kufarax sanahay xunaha cusub alaha ka dhiga kuwii wax qabta
Mohamed,
Aad ayaan u qoslay markaan aqriyay qoraalkaaga aad laheed reer mudugow hadaad jifo kasta ka dhigteen laf sade ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk….waa run mar dhow awrta , iyo riyaha ayay rabaan inay barlamaanka jifo ahaan ugu radiyaan allow mudugow caano beel…kkkkkk
A.A. axadle, hadaad wax sheegayso wax runta ah sheeg reerka aad leedahay waxay qateen 4 nin wayn ayaad tahya runta sheeg oo dheh waxay qateen 3 …..oo qalad ah halka reer xasan ay 2 ka qateen oo qalad ah nin noqo oo reer xasan waxay qateen waa qalad dheh xiniinyuhu hakuu soo baxaane mise reer xasan wadnaa diiday oo owrka ayaad ku kacsataa..kkkkkkkkkkkkkkkk fulayahow….aan run sheegin ee beenta soo qora markasta ee jiran….
Kurasta waay gari laheyd sade oo dhan lakin ugaska ayaa cidoda iyo ree xasan siyey duli waaye ku baas waana cambareyneynaa
Hadii aan loo quurin kala bar bulshada sadkoodii,lana hawl gabsho ama layareysto, bulshadaasi sideybey ku meel gaari?. Aaway xubnihii dumarka?
Baq ku socda beesha HARTI KOOMBE gaar ahaan beel weynta Majeerteen oo xata lagu magacaabay BOQORKA DAAROODKA. waxa wax aad looga xumaado ah isaga oo Geri Koombe yahay Curadka Koombe kablalax , ayaa ilaa intuu burburku dhacay laga waayay beesha Harti koombe gaar ahaan majeerteen in ay beesha Geri koombe Siyaan hal kursi!!! Beeshan oo ah beel aad u balaadhan , aad iyo aadna u jecel tolnimada daarood iyo somaliweynba , ayaa had iyo jeer Khalad laga galaa??? NIN WALAALKII DUUDSIYEY MA FIICNA. waxan mahad u jeedinayaa beesha Sade darood oo bixisay hal kursi siisayna laf kale oo darood ah oon helin kursi. MAJEERTEEN MA GARAN WAAYEY WUXUU SADE GARTAY. WAA IN DHAMAAN DAAROOD ISMAACIIL INTA KU ABTIRSATA AY WAX KA QABTAAN KHALADKAN LAGU HAYO BEESHA GERI KOOMBE OO AH BEEL XAALAAL AH OO TOL IYO SOMALINIMABA JECEL.
Marka hore waxan salamaya gud ahan besha sade waxana halkan kasoo jeedinaya labo dhalilod mid waxan uso jedinaya gud ahan beel weynta sade waxana dhahaya waxad qaadateen soor quureed idinka ayaana is quursaday o qaatay 14 kursi halk kablalax uu qaatay 41 kuraastu xagaasey ku maqantahaye inoga so qaada dhalisha 2aad waxan usoo jeedinaya qowmiyad weyn ee xasan gaashiredle lagu magacabo runtii jifo ma’aha ee wa qowmiyad awsame kala barta waxayna qaateen wixi la siin lahaa rer calow nuur xataa max,ed jibra’il ma’aha waa qowmiyad quwadeda ILAAHAY ka qariyey waxana u tirinaya tix aan ku dhiirogalinayo} dunidu ma jogto xiligii la is daadihin jiray e daruuraha dushodiyo xidigahaa la daganyahaye idinkuna waxad ku daba jirtan dad aad ka da’weyntihiine idinkaa daciifnimiyo isbaday diiftan idin hayso e idinkaa is dilay dadka uguma liidataane doolshaan sidiisii bad xaar dilindilaysaane ???? wixii rer cajabow diidi lahaa baad idinku dux moodeene doqonyahay ka kaca mesha aad dacayda laalaadin}